Bar-kulan » Wararka

27 dhallinyaro oo lagu xirxiray Beledweyne
Ciidanka ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa howlgal xalay ay ka sameeyeen xaafadaha magaaladaasi waxay ku soo qabqabteen in ka badan 20 dhallinyaro oo looga shakiyay inay ku lug lahaayeen falal amniga darro ah.

Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda taabacsan ee Beledweyne oo lagu magacaabo Cabdi Il-buur oo la hadlay Bar-kulan ayaa ku eedeeyay dhallinyarada la qabqabtay inay dhac u geysan jireen dadka rayidka ah, iyagoo ka qaadan jiray telefoonnada gacanta ah iyo waxyaabaha kale ee ay sitaan.

Il-buur wuxuu sheegay in maxkamad la hor geyn doono eedeysanayaasha, sharcigana la marsiin doono haddii dambiga lagu helo.

Howlgalka ayaa yimid kaddib markii cabasho ay ka timid dadka deggan magaalada Beledweyne oo sheegay in xilliyada habeenka dhac loo geysto.

Maqaaladda La Xiriira:

Dhallinyaro lagu xiray Beledweyne

Dad Shabaab looga shakiyay oo lagu xirxiray Beledweyne

13 dhallinyaro oo lagu karbaashay Beledweyne

Qalab caafimaad oo loogu deeqay isbitalka guud ee Ceerigaabo
Deeq isugu jirta qalab caafimaad iyo agab kale waxaa maanta maamulka istibalka guud ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag guddoonsiiyay Ismaaciil Xasan Isbariije oo ka mid ah qurba-joogta ka soo jeeda magaaladaasi.

Ismaaciil Xasan Isbariije ayaa sheegay in markii uu arkay baahida ka jirta isbitalka uu go’aansaday in uu gacan ka geysto sidii gurmad loogu fidin lahaa bukaanka ku jira isbitalka oo aan haysan daawo iyo agab caafimaad oo ku filan.

Maxamed Cali Dhigane, agaasimaha isbitalka guud ee magaalada Ceerigaabo ayaa deeqda uga mahadceliyay Ismaaciil Xasan Isbariije, isagoo sheegay in uu qaaday tallaabo mudan in lagu daydo, kuna booriyay qurba joogta kale ee ka soo jeeda gobolka Sanaag in ay gacan ka geystaan horumarka gobolka.

Ismaaciil Xaaji Nuur oo ah duqa magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay in bulshada gobolka oo isgarabsata ay horseedi karto in gobolku uu u tallaabsado horumar, kana codsaday qof kasta in uu door ka qaato horumar gobolka.

Dhinaca kale Ismaaciil Xasan Isbariije ayaa qalab xafiiseed ugu deeqday dhowr wasaaradood oo xafiisyo ku leh magaalada Ceerigaabo.

Maqaaladda La Xiriira:

Qalab caafimaad oo la gaarsiiyay Cusbitaalka qaaxada ee Ceerigaabo

Ceerigaabo oo la dhagax dhigay dhisme xarun caafimaad

Dawo iyo qalab caafimaad oo la gaarsiiyay Cusbitaalka guud ee Burco

Meles iyo Siilaanyo oo kulmaya
Siilaanyo, madaxweynaha Somaliland

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Somaliand, Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee waddanka Itoobiya, kaddib markii casumaad uu ka helay ra’iisul wasaare Meles Zenawi.

Siilaanyo ayaa ka hor inta uusan ka duulin garoonka diyaaradaha ee Hargeysa la hadlay warbaahinta, wuxuuna sheegay in uu Meles kala hadlayo xoojinta iskaashiga u dhaxeeya Ethiopia iyo Somaliland.

Madaxweynaha ayaa sheegay in labada dhinac ay leeyihiin xiriir wanaagsan oo dhinacyo badan leh, loona baahan yahay in la xoojiyo iskaashigaasi.

Wafdiga Siilaanyo ayaa la filayaa in booqashadoodu qaadato dhowr cisho.

Safarka Siilaanyo ayaa imanaya iyadoo shalay labada gole ee maamulka Somaliland ay oggolaadeen in maamulka Somaliland ka qeybgalo shirka caalamiga ah ee lagu wado in uu ka dhaco dalka Britain dabayaaqada bisha ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Maqaaladda La Xiriira:

Siilaanyo oo soo gabagabeeyay socdaalkii gobollada

Madaxweyne Siilaanyo oo Hargeysa dib ugu noqday

Siilaanyo: Ma aqbali doonno inay Somaliland kala go’do

Markab laga leeyahay Iran oo laga badbaadiyay burcad badeed
Ciidanka badda Iran ayaa ku guuleystay in markab waddankooda laga leeyahay ay ka badbaadiyaan burcad badeed Soomaali ah.

Telefishinka qaranka Iran ayaa sheegay in burcad badeed hubaysan oo watay dhowr doonyood ay ku weerareen markabka meel u dhow Gacanka Cadan.

Ciidanka badda Iran oo Axaddii shalay qeylo dhaan ka helay markabka xamuulka qaada ayaa u suuragashay inay badbaadiyaan markabka, kaddib markii ay rasaas ku fureen burcad badeedda.

Ciddina wax kuma noqon rasaasta.

Ciidanka badda Iran waxay qeyb ka yihiin deddaalka caalamiga ah ee lagula dagaallamayo burcad badeedda Soomaalida

Maqaaladda La Xiriira:

Markab laga leeyahay Iran oo la afduubtay

Markab laga badbaadiyay Burcad badeedda

Burcad badeedda oo afduubay markab laga leeyahay Jarmalka

Faroole: Hala dedejiyo qabsashada Kismaayo
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa dowladda Kenya inay dedijiyaan howlgalka la doonayo in lagula wareego magaalada dekedda leh ee Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweyne Faroole oo khudbad ka jeedinayay shirka sanadlaha ah ee kooxda xiriirka caalamiga (ICG) ee maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Jabuuti ayaa walaac ka muujiyay horumarka dhinaca howlgalka milateri ee lagaga soo horjeedo maleeshiyada al-Shabaab, wuxuuna ku baaqay in dardar xooggan la geliyo xorreynta gobollada ku jira gacanta maleeshiyada xag-jirka ah ee al-Shabaab.

Faroole wuxuu sheegay in al-Shabaab weli gacanta ay ku hayso magaalooyin muhiim ah oo leh dekedo iyo garoomo caalami ah, sida Kismaayo, Merka, Baydhabo iyo garoonka Balli-doogle ee Shabellaha Hoose.

Madaxweynaha wuxuu tilmaamay in al-Shabaab ay lacag badan ka hesho magaalooyinkaas, loona baahan yahay in goobahaas muhiimka ah laga saaro si aaneyn mar dambe fursad ugu helin inay dib isu soo urursadaan.

Shirka ICG ee Jabuuti waxaa ka qeybgalay madax Soomaali ah oo ay ka mid yihiin ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, guddoomiyaha baarlamaanka KMG ah iyo madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug.

Maqaaladda La Xiriira:

Faroole:Ra’iisul wasaaraha cusub hala yimaado xukuumad tayo leh

Farmaajo iyo Faroole oo gaaray Jabuuti

Madaxweyne Faroole oo dib ugu soo noqday Garowe

Gaalkacyo: Guddoomiyihii xaafadda Israac oo la dilay
Gaalkacyo

Saddex nin oo bastoolado ku hubeysan ayaa xalay gurigiisa ku dilay guddoomiyihii xaafadda Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle.

Lama oga illaa iyo hadda sababta ka dambeysay dilka guddoomiyaha, iyadoo raggii dilka geystay ay goobta ka baxsadeen.

Ciidamada booliska ee Puntland ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay iyagoo durba billaabay baaritaanno, balse lama oga inay dad ku qabqabteen iyo in kale.

Mana jirto illaa iyo iminka cid sheegatay dilka guddoomiyaha, laakiin maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay dilalka qorsheyan ee ka dhaca gudaha Puntland inay ka dambeeyaan maleeshiyada al-Shabaab.

Waa guddoomiyihii labaad ee xaafadda Israac ee magaalada Gaalkacyo la dilo, iyadoo guddoomiyihii ka horreeyay la dilay sanadkii hore ee 2011-ka.

Maqaaladda La Xiriira:

Guddoomiyihii guddiga amniga Gaalkacyo oo la dilay

Mas’uul caawa lagu dilay Gaalkacyo

Guddoomiye xaafadeed lagu dilay Gaalkacyo

Odayaasha Baardheere oo eedeyn u jeediyay Shabaab
Baardheere

Odayaasha degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay maleeshiyada al-Shabaab inay tacaddiyo isugu jirto jirdil iyo handadaad u geystaan odayaasha dhaqanka ee degmadaasi.

Mid ka mid ah odayaasha degmada oo ka gaabsaday in magaciisa la baahiyo ayaa Bar-kulan u sheegay in mid ka mid ah nabaddoonnada oo lagu magacaabo Caddow Barre oo ku xirnaa Saldhigga booliska ee degmada Baardheere la jir dilay, xaaladdiisuna ay tahay mid liidata, walow dhaawiciisa loo qaaday Muqdisho.

Oday dhaqameedkaasi ayaa sheegay in sabab la’aan waxgaradka lagu xirixiro, iyagana ay go’aansadeen inay joojiyaan wixii wada shaqeyn ahaa oo ay la lahaayeen maleeshiyada al-Shabaab, isagoo intaasi raaciyay in ay iska diideen kulamo loogu baaqay inay maleeshiyada kala qeyb galaan.

Ma ahan markii ugu horreysay ee odayaasha dhaqanka Baardheere ay ku eedeeyaan al-Shabaab dhibaatooyin ay ku hayaan, iyagoo hadda ka hor sheegay in maleeshiyada ay dhibaato dhaqaalle iyo mid siyaasadeedba ay ku heyso waxgaradka.

Maqaaladda La Xiriira:

Al-Shabaab oo qafaal ka billowday Baardheere

Al Shabaab oo kulan taageero doon ah u furay odayaasha Gedo

Haween barakacayaal ah oo Baardheere lagu xiray

Kenya oo sheegtay inay wiiqday awoodda al-Shabaab
Afhayeenka ciidanka Kenya, Major Emmanuel Chirchir

Afhayeenka ciidanka militariga ee Kenya Major Emmanuel Chirchir oo u warramayay wakaaladda wararka ee Xinhua ayaa sheegay in weerarrada dhanka cirka ah oo ay la beegsadeen maleeshiyada al-Shabaab ay ku wiiqeen awoodda kooxda.

Ciidamada Kenya ayaa sheegay in weerarro dhanka cirka ah oo ay qaadeen Jimcihii la soo dhaafay ay ku burburiyeen saanad military oo ay kooxdu laheyd xilli ay isku diyaarinayeen inay weerarro aargoosi ah ku qaadaan ciidamada is xulufeysanaya ee Soomaaliya iyo kenya.

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in ay dhowr jeer ay burburiyeen sanaad iyo awood xooggan oo ay al-Shabaab ugu talo-galeen inay weerarro ku qaadaan.

Ciidamada Kenya oo kaashanaya kuwa dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa saddex aag kala dagaallamaya maleeshiyada al-Shabaab, iyagoo iminka gudaha Soomaaliya ku jira muddo afar bilood ku dhow.

Maqaaladda La Xiriira:

Kenya oo sheegtay inay dishay 75 Al-Shabaab ah

Kenya oo sheegtay inay sii wadi doonto taageeridda DKMG Soomaaliya

50 Shabaab ah oo duqeyn lagu dilay: Kenya

Buuhoodle: Qoysas barakacayaal ah oo xaaladdooda laga deyrinayo
Carruur barakacday / RBK

Boqolaal qoys oo barakacayaal ah oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa xaaladdooda nololeed laga dayrinayaa, kuwaasi oo aan heysan shaqooyin ay noloshooda ku maareeyaan.

Guddoomiyaha barakacayaasha ee Buuhoodle Dooyow Guduudow oo ka warbixiyay xaaladda ay ku sugan yihiin in ka badan 150 qoys ayaa sheegay in xaaladda dadka barakacayaasha ay tahay middii ugu adkeyd ee soo waajahda markii ay waayeen shaqooyinkii ay naftooda ku maareyn jireen, kaddib dagaallo ka dhacay magaalada Buuhoodle.

Mr. Guduudow ayaa tilmaamay in ay jiraan boqolaal qoys oo markale ka barakacay magaalada Buuhoodle, kaddib markii ay xaaladdu ay ku xumaatay, wuxuuna intaasi raaciyay in dadka haanta ku sugan koonfurta magaaladaasi ay yihiin kuwa awoodi waayay inay meel aadaan.

Mas’uuliyiinta barakacayaashaasi ayaa ummadda Soomaaliyeed ka codsaday inay la soo gaaraan gargaar degdeg ah, iyagoo baahida ugu badanna ay ku sheegeen cunno iyo biyo la’aan.

Dadkaasi barakacayaasha ah ayaa noloshooda ku maareyn jiray shaqooyinka adeegga bulshada iyo dhismeyaasha, kuwaasi oo joogsaday kaddib dagaallo xooggan oo ka dhacay magaalada Buuhoodle iyo deegaannada u dhow.

Mas'uul ka tirsan dadka barakacayasha / RBK

Qoys ka mid ah dadka barakacayasha / RBK

Mas'uul ka mid ah dadka barakacayaasha / RBK

Carruurta barakacday / RBK

Qoys ka mid ah barakacayaasha / RBK

Dadka barakacayaasha ee Buuhoodle / RBK

Haweeney ka mid ah barakacayaasha / RBK

Haweeney ka mid ah dadka barakacayaasha / RBK

Dadka barakacayaasha ee Buuhoodle / RBK

Maqaaladda La Xiriira:

8 milyan oo qof oo laga deyrinayo xaaladdooda

Wacyigelin & miino baaris ka billaabatay Buuhoodle (Sawirro)

Shabaabka Baydhabo oo si khasab ah dib u celinaya qoysas barakacayaal ah

Jaamacadda Kismaayo oo heshiis la saxiixatay Jaamacadaha Sudan
Jaamacadda Kismaayo

Jaamacadda Kismaayo ee xarunteedu tahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa heshiisyo dhinacyo badan taabanaya la saxiixatay qaar ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla dalka Sudan, gaar ahaan caasimadda Khartoum.

Heshiisyadan oo isugu jira iskaashi u dhaxeeya Jaamacadaha Sudan iyo Jaamacadda Kismaayo iyo sidii aqoosi ay uga heli laheyd Jaamacaddu, loona aqoonsan lahaa shahaaddooyinka ay bixiso.

Sidoo kale, heshiiska ayaa qeexaya in Jaamacadda ay la saxiixatay is dhaafsi dhanka tababarrada iyo macallimiinta labada dhinac ka socda si aqoonta iyo khibradda loo kala faa’ideysto.

Axmed Nuur Faarax Dalal oo ah wakiilka Jaamacadda Kismaayo u fadhiya Sudan ayaa Bar-kulan u sheegay in heshiisyadaasi ay u saxiixeen Jaamacadda Kismaayo guddoomiyaha Jaamacadaasi oo lagu magacaabo Dr. Maxamed Cabdi Aadan.

Wakiilka ayaa sheegay in Jaamacadaha ay heshiiska la saxiixatay ay kala yihiin, Jaamacadda caalamiga ah ee Afrika, Jaamacadda Umdurman Al-ismaaliya iyo Jaamacadda Niileen oo dhammaantood ku yaalla gudaha magaalada Khartoum.

Jaamacadaha Soomaalida ayaa si aan kala joogsi laheyn u tegaya dalka Sudan si ay aqoonsi iyo heshiis ula saxiixdaan Jaamacadaha waddankaasi, taasoo ka dhigeysa in Jaamacadaha Soomaalida ay sare u kaceen dhanka tacliinta iyo xiriirka dibadaha ay ku dhaqaaqeen.

Maqaaladda La Xiriira:

Jaamacadaha PSU iyo KIU oo heshiis kala saxiixday

Itoobiya oo Heshiis La Saxiixatay ONLF

Heshiis dhexmaray jaamacadaha Muqdisho iyo Gedo