Bogga hore » Ruwaayad Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Ruwaayad”

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.187-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Aw Aadan, Muna iyo Il-Bir, waxayna ka doodayaan Il-Bir oo ku jira guri uu leeyahay Xaaji Maxamed oo ahaa dadkii deegaanka ka qaxay oo hadda gurigiisa u soo laabtay, isna uu diidan yahay in [...]

April 13th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.186-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Sahal iyo Aw Aadan oo ka hadlaya shir dhicidoona goor dhow oo looga hadlayo arrimaha Biibaaye ee guurka. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 186-aad ee sheekada. 2012-04-12- Hoygaagi-dib-ugu-noqo-Q186

April 12th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.185-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Aw Aadan iyo Biibaaye oo ka mid ah dhallinyaradii ka soo goosatay kooxaha nabad diidka, isagoo ku jira xerada dhaqan celinta waxa uu doonayaa in  uu guursado. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 185-aad ee [...]

April 11th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.184-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Mocow iyo Aw Aadan oo ka hadlaya sidii looga bixi lahaa dhibaatooyinka, shirarna la isugu yimaado si looga hadlo danaha deegaanka. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 184-aad ee sheekada. 2012-04-10- Hoygaagi-dib-ugu-noqo-Q184

April 10th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.183-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Sahal iyo Muna iyagoo ka wada hadlaya dadka deegaanka dhismayaasha deegaanka ee hay’adaha oo qaar ay diideen in ay ka baxaan sidii looga saari lahaa. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 183-aad ee sheekada. 2012-04-09- [...]

April 9th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.182-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa looga hadlayaa shir la qaban doono oo ay ka qeybgalayaan dadka deegaanka oo dhan, waxaana ka hadlaya Diiriye, Aw Aadan iyo Muna oo ka mid ah hablaha degmada Harwanaag. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 182-aad ee [...]

April 8th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.181-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya mar kale Aw Aadan iyo Macallin Daahir oo sheekadii hore daba socoto. Sidoo kale, waxaa qeybtan ku kulmaya Muna iyo Diiriye oo iyaguna ka sheekeysanaya dadka ku jira dhismayaasha deegaanku leeyahay in ay yihiin [...]

April 7th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.180-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya mar kale Aw Aadan iyo Macallin Daahir, waxayna ka wada hadlayaan sidii ay isugu xirmi lahaayeen dadka degmada oo ay u wada shaqeyn lahaayeen kuwa nabad diidka ahna ay isaga qaban lahaayeen. Halkan hoose [...]

April 6th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.179-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Macallin Daahir iyo Aw Aadan oo ka wada hadlaya arrimo ku saabsan dhallinyarada deegaanka ee xerada dhaqan celinta ku jira oo qaarkood guur doon yihiin iyo arrimo kale. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 179-aad [...]

April 5th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.178-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Qeybtan waxay la socotaa qeybtii hore, waxaana weli socda shirkii ururrada bulshada. Sidoo kale, qeybtan waxaa ku kulmaya Sahal, Macallin Daahir iyo Biibaaye oo ka mid ah dhallinyaradii ugu dambeysay ee ka soo goostay nabad-diidka. Halkan hoose ka dhageyso [...]

April 4th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri