Bogga hore » Ruwaayad Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Ruwaayad”

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.136-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxay ka hadleysaa dhibaatada waxbarasho la’aanta carruurta ay leedahay. Waxaa ku sheekeysanaya carruur deggan deegaanka oo qaar aan Iskuullo la geyn iyo kuwa dhigta dugsiyada iyo waalidiinta qaar ka mid ah. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 136-aad [...]

February 22nd, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.135-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Ladan iyo Diidane oo ka murmaya arrinta kooxda nabad diidka. Sidoo kale qeybtan waxaa ku kulmaya Xaawo iyo Macow, waxayna ka hadlayaan maamulka deegaanka iyo dastuurka cusub. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 135-aad ee [...]

February 21st, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.134-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybta waxaa ku kulmaya Ladan oo taabacsan kooxaha nabad diidka iyo Diidane oo ka soo horjeeda. Diidane waxa uu isku dayayaa in uu Ladan soo weeciyo, Ladanna ay ku doodeyso Jihaadka nabad diidka waa sax ee idinkaa qaldan. [...]

February 20th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.133-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Waxaa weli sii socda qeybtii ay ku wada hadlayeen Xaawo iyo Xasaam oo aad u kala fog, iyadoo uu leeyahay Xasaam waan ku guursanayaa, iyaduna ay leedahay ka soo laabo kooxaha nabad diidka oo odayaasha aan kuu geeyo kaddib [...]

February 19th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.132-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Abu-Hasaam iyo Xaawo oo ka tirsan haweenka deegaanka  iyadoo uu Abu-Hasaam quud-darreynayo Xaawo oo ka soo laabatay xerooyinka qaxootiga iyaduna ay ka biyo diidsan tahay. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 131-aad ee sheekada. 2012-02-18-Hoygaagi-dib-ugu-noqo-Q132

February 18th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.131-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxay ku billaabaneysa qarax ka dhacaya deegaanka meel ka mid ah oo dadkii ay isugu soo baxayaan, waxaa ku wada hadlaya Aw Aadan iyo macallin Daahir iyo Xaawo. Sidoo kale, qeytan waxay ka hadlaysaa, wiil ka mid [...]

February 17th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.130-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Aw Aadan iyo Abuu Xasaam, iyadoo Abuu Xasaam uu ku hanjabay in ay wadi doonaan howlahooda ku aadan dhibaateenta shacabka, Aw Aadanna uu leeyahay war Ummadda dhibaatada ka daaya. Halkan hoose ka dhageyso qeybta [...]

February 16th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.129-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Abuu Xasaam iyo Ladan, waxayna labaduba ka wada hadlayaan awoodda wiiqantay ee nabad diidka. Hasaam waa hoggaamiyeyaasha nabad diidka, halka Ladan ay ka mid tahay taageerayaasha nabad diidka. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 129-aad [...]

February 15th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.128-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxay daba socotaa sheekadii hore ee Abuu Xasan iyo Diidane dhexmartay. Qeybta kale waxaa kuwada hadlaya Sahal iyo wiil isagana ka mid ah wiilasha deegaanka dibaddiisa laga keenay oo nabad diidka ay soo sireen si uu ugu [...]

February 14th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.127-aad)

HOYGAAGII-DIB-UGU-NOQO

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Abuu Xasan oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha nabad diidka ah iyo Diidane oo ka mid ah odayaasha deegaanka, waxaana dhexmaraya sheeko dheer. Iyadoo Diidane uu leeyahay war ummadda ka daaya qaraxa iyo dhibaatada iyo [...]

February 13th, 2012 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri