Bar-kulan » Muqdisho

Madaxweyne Shariif oo taageero u muujiyay fannaaniinta qaranka
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed / Radio Muqdisho

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay taageerayaan dhaqdhaqaaqyada fannaaniinta qaranka, isla markaana dib loo howlgalinayo golaha murtida iyo madadaalada.

Madaxweynaha oo maanta ka qeybgalay kulan dib la isugu keenayay fannaaniinta qaranka Soomaaliya oo lagu qabtay dugsiga tababarka booliska ee Muqdisho ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta uu kala hadlay dib u dhiska xarunta Theater-ka, isagoo tilmaamay in muddo bilo ah kaddib uu shaqo billaabi doono.

Madaxweyne Shariif waxa uu soo jeediyay in maanta loo aqoonsado maalinta fannaaniinta, madaama fannaaniinta ay door muuqda ku leeyihiin horumarinta bulshada iyo nabadda dalka.

Dhammaandkii sanadkii hore ayuu madaxweynaha ka qeybgalayay munaasabad lagu nadiifinayay Tiyaatarka qaranka oo burbur xooggan uu ka muuqdo, waxaana uu xilligaa ballan qaaday in fanaaniinta ay mar kale dib uga howlgali doonaan golaha murtida iyo madadaalada.

Dhinaca kale, Madaxweynaha ayaa ka qeybgalay munaasabad dib gacanta dowladda loogu celinayay dugsiga hoose/dhexe ee Dhamme Yaasiin Cartan oo ku yaalla degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.

Maqaaladda La Xiriira:

Fannaaniin aqoon isweydaarsi loogu qabtay Muqdisho

Madaxweyne Shariif oo Muqdisho ku noqday

Madaxweyne Shariif oo dib ugu noqday Muqdisho

Mowliidka oo maanta laga xusayo qeybo ka mid ah Soomaaliya
Mowliidka oo laga xusayo Beled-Xaawo/Bar-Kulan

Waxaa maanta oo ku beegan 12-ka bisha saddexaad ee sanadka Hijriga ah laga xusayaa qeybo ka mid ah waddanka Soomaaliya maalinta dhalasha nebigeenna Muxamed (NNKH).

Munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen culumaa’uddiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo lagu weyneynayo dhalashada nebiga (NNKH) ayaa maanta ka dhacday magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo.

Kumanaan dadweyne ah oo isugu jira odayaal, dhallinyaro, carruur, haween iyo culumaa’uddiin ayaa maanta isugu soo baxay barxadda weyn ee ka soo horjeedda saldhigga Beled-Xaawo.

Culumada ayaa ka hadlay fadliga xuska maalinta dhalashada nebiga (NNKH) iyo ahmiyadda ay leedahay weyneynta maalintaas.

Sidoo kale, waxaa isu soo baxa ka qeybgalay qaar ka tirsan ciidanka Ahlu Sunna iyo kuwa dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

Ciidanka oo ka qeybgalaya xuska Mowliidka ee Beled-Xaawo/Bar-kulan

Ciidanka waxay halkaasi ku soo bandhigeen dhoolla-tus iyo gaaddo-ka-cayaar ay sheegeen in maanta ay ugu dabaaldegayaan dhalashada nebi Muxammed (NNKH).

Sanadkii la soo dhaafay magaalada Beled-Xaawo lagama xusin Mowliidka, maxaa yeellay waxaa xilligaasi magaalada gacanta ku hayay maleeshiyada al-Shabaab oo aan oggoleyn xuska maalintaas.

Al-Shabaay waxay ka mamnuucday deegaannada ay gacanta ku hayso in la sameeyo wax isku imaad ah oo ku saabsan xuska Mowliidka.

Munaasabado lagu xusayo Mowliidka ayaa maanta ka socda magaalooyinka waa-weyn ee Muqdisho, Dhuusamarreeb iyo Gaalkacyo.

Maqaaladda La Xiriira:

Maalinta dhalashada nebiga (NNKH) oo laga xusay Garbahaarrey

Mowliidka oo Muqdisho lagu xusay

Diinta: Ahmiyadda Xuska Mowliidka

Qiimaha nabadda oo lagu baranayo Muqdisho
Qiimaha nabadda ay leedahay ayaa lagu baranayaa qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir oo dhowaan lagala wareegay al-Shabaab.

Ololaha waxaa wada odayaal dhaqameed iyo ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed.

Islow Maxamed Yuusuf oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in dadweynaha ay ku soo noqonayaan guryahooda, ayna barayaan qiimaha nabadda iyo ilaalinta ammaanka.

Caasho Cumar Gees-diir oo ka mid ah madaxda ururka haweenka Qaranka ayaa sheegtay inay baraarujin u sameynayaan haweenka ku soo noqonaya guryahooda.

Maqaaladda La Xiriira:

Maalinta nabadda haweenka Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu xusay

Haween ku kulmay Muqdisho

Diinta: Qiimaha ay leedahay nabadda

220 arday oo u dhooftay Turkiga
Wasiirka waxbarashada ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu sagootinayay in ka badan 2 boqol oo arday oo deeq waxbarasho ka helay dowladda Turkiga, kuwaasoo maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

Ardayda oo ka kala yimid gobollada dalka ayaa wasiirka wuxuu kula dardaarmay inay ka faa’ideystaan deeqda waxbarasho ee ay ka heleen Turkiga, isla markaana ay dhowraan sharafta iyo dhaqanka Soomaalida.

Dr. Cabdinuur ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga deeqda waxbarasho ee ay siisay ardayda Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in dowladda Soomaaliya iyo shacabkeedu ay abaal weyn u hayaan Turkiga.

Qaar ka mid ah ardayda heshay deeqda waxbarasho ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin, kana faa’iideysan doonaan fursadda qaaliga ah ee ay heleen.

Ardayda ayaa ah dafcaddii labaad oo toddobaad gudihiis u ambabaxa dalka Turkiga si ay u billaabaan deeqda waxbarasho ee ay dalkaasi ka heleen.

Turkiga ayaa horay deeq waxbarasho u siiyay arday fara badan oo Soomaaliyeed, kuwaas oo iminka wax ka baranaya jaamacadaha iyo dugsiyada waddaankaasi ku yaalla.

Maqaaladda La Xiriira:

300 oo arday oo u dhooftay Turkiga (Sawirro)

Arday maanta waxbarasho loogu qaadayo Turkey

Arday Soomaaliyeed oo si weyn loogu soo dhoweeyay Turkiga

AMISOM oo gargaar caafimaad ka sameysay Muqdisho
Ciidamada AMISOM oo gargaar caafimaad u sameynaya dad danyar ah / Bar-kulan

Dhaqaatiirta ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gargaar caafimaad u fidiyay qaar ka tirsan dadka ku nool degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, iyagoo sidoo kale maro-kaneecooyin u qeybiyay dadka ku soo barakacay degmadaasi.

Madaxa caafimaadka ee ciidamada AMISOM, Dr. Emmanuel ayaa sheegay in ay dadka u fidiyeen daryeel caafimaad oo isugu jira daaweynta cudurrada kala duwan, la dagaallanka xajiinta iyo ilaalinta fayo dhowrka.

Dr. Emmanuel ayaa sheegay in carruurta ay da’doodu ka yar tahay shanta sano ay siiyaan fitamiin A, kaas oo uu tilmaamay inuu si dhaqso ah u kobciyo carruurta ay nafaqo-darridu hayso.

Gargaarka ayaa lagu soo beegay xilli ay maanta ciidamada Uganda ee qeybta ka ah kuwa nabad ilaalinta AMISOM u dabaal-degayeen aas-aaska ciidamada qalabka sida ee dalka Uganda.

Halkan hoose ka daawo album sawirro ah oo ku saabsan gargaarka caafimaad ee ay sameysay AMISOM

<object
width="600" height="400" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param
name="src" value="https://picasaweb.google.com/s/c/bin/slideshow.swf" /><param
name="flashvars" value="host=picasaweb.google.com&hl=en_US&feat=flashalbum&RGB=0x000000&feed=https%3A%2F%2Fpicasaweb.google.com%2Fdata%2Ffeed%2Fapi%2Fuser%2F102647805186302733259%2Falbumid%2F5705343808881464369%3Falt%3Drss%26kind%3Dphoto%26hl%3Den_US" /><param
name="pluginspage" value="http://www.macromedia.com/go/getflashplayer" /><embed
width="600" height="400" type="application/x-shockwave-flash" src="https://picasaweb.google.com/s/c/bin/slideshow.swf" flashvars="host=picasaweb.google.com&hl=en_US&feat=flashalbum&RGB=0x000000&feed=https%3A%2F%2Fpicasaweb.google.com%2Fdata%2Ffeed%2Fapi%2Fuser%2F102647805186302733259%2Falbumid%2F5705343808881464369%3Falt%3Drss%26kind%3Dphoto%26hl%3Den_US" pluginspage="http://www.macromedia.com/go/getflashplayer" /></object>

Maqaaladda La Xiriira:

Madaxtooyada Muqdisho oo gargaar caafimaad sameysay

AMISOM oo yareyneysa xarumaha caafimaad ee ay Muqdisho ka hirgelisay

Muqdisho: Cisbitaalka Aaden Cadde oo gargaar caafimaad siiyay barakacayaal

Madaxweyne Shariif oo kormeeray xarumihii laga baxay ee dowladda
Madaxweyne Shariif oo maanta kormeeray xarumo dhowr ah / RM

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray qaar ka tirsan xarumihii dowladda oo laga saaray shacabkii ku noolaa muddadii burburka.

Xarumaha uu madaxweynuhu kormeeray ayaa waxaa ka mid ah guriga hooyooyinka, hoteel Shabeelle, jaamacaddii Culuumta, xarun ay dowladdii hoose ku lahayd degmada Shangaani iyo goobo kale oo isla degmadaasi ku yaalla.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa furaha guriga hooyooyinka ku wareejiyay wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska ee xukuumadda KMG ah Maryan Aweys Jaamac, isagoo amray in gurigaasi lagu soo celiyo sidii uu ahaa beri-samaadkii.

Madaxweynaha ayaa shacabka uga mahadceliyay sida ay u qaateen amarkii ka soo baxay dowladda ee ku aaddanaa in la banneeyo xarumihii danta guud, wuxuuna xaqiijiyay in aanay cid gaar ah la wareegi doonin guryahaas, balse ay ku shaqeyn doonaan hay’adihii loogu talagalay.

Ciidamada booliska ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa saakay billaabay olole ay xarumihii danta guud uga saarayaan dadka ku nool.

Maqaaladda La Xiriira:

Madaxweyne Shariif oo kormeeray Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweynaha oo kormeeray xarumo laga saaray Shabaab

Madaxweyne Shariif: Dowladda Soomaaliya musuq-maasuq ma taqaano

Muqdisho oo maamul loogu sameeyay dadka la nool HIV/AIDS
Xaflad maamul cusub loogu sameynayay dalladda dadka la nool xanuunka HIV/AIDS-ka ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Dalladda ayaa yeelatay gole dhexe, guddi fulin iyo guddiyo howleed, guddoomiyaha dalladda waxaa loo doortay Sheekh Sayid Abba Cali halka agaasimaha howl-fulinta loo doortay Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan.

Guddoomiyaha cusub ee dalladda dadka la nool xanuunka HIV/AIDS, Sheekh Sayid Abba Cali ayaa ka codsatay xubnaha dalladda iyo ururrada ku howlan la dagaallanka cudurka inay la shaqeeyaan maamulkiisa, isagoo ballan-qaaday inuu wax u qaban doono dadka la nool cudurka, uuna ka qeyb qaadan doono hakinta faafista virus-ka dhaliya AIDS-ka.

Xildhibaan Muuse Waxgarad oo ka tirsan guddiga baarlamaanka u qaabilsan xanuunka HIV/AIDS ayaa kula dardaarmay xubnaha cusub ee xilka u qabtay dalladda inay waajibkooda u gutaan si hufan.

Maqaaladda La Xiriira:

Muqdisho: Aqoon isweydaarsi looga hadlayo cudurka HIV/AIDS-ka

Tirada dadka qaba cudurka HIV/AIDS-ka oo Soomaaliland ku kordhay

Aqoon isweydaarsi lagu baranayey HIV/AIDS-ka oo lagu soo xiray Muqdisho

Muqdisho: Dad laga saaray xarumo dowladeed
Ciidamada booliska dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay olole xarumaha dowladda lagaga saarayo dadkii degganaa muddadii dowlad la’aanta la ahaa.

Booliska waxay dadkii degganaa ka saareen guriga hooyooyinka iyo Bacadlihii Xamarweyne oo ku yaalla degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.

Waxaa xarumaha maanta la banneeyay hoy ahaan u degganaa dad rayid ah. Sidoo kale waxaa ku dhex yaallay xarumo ganacsi.

Waxaa socda howlgallo la doonayo in lagu banneeyo matxafka iyo maktabaddii qaranka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saaacado kaddib kormeer ku sameeyay xarumihii maanta dadka laga saaray.

Arrinta ayaa imaneysa toddobaad kaddib markii dowladda KMG ah ee Soomaaliya amar ku bixisay in laga guuro xarumaha dowladda ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Maqaaladda La Xiriira:

Madaxweynaha oo kormeeray xarumo laga saaray Shabaab

Muqdisho: Ammaanka goobo laga saaray Al-Shabaab oo laga shiray

Howl dad lagu qabqabtay oo xalay laga sameeyay Muqdisho

Xuska dhalashada Nebiga (NNKH)
Xuska dhalashada nabigeenna Maxamed (Nabad geliyo iyo naxariis dushiisa ha ahaatee) ayaa maanta ka dhacaya gobollo badan oo ku yaalla dalka Soomaaliya iyo wadamo badan oo Islaam ah.

Magaalooyinka waaweyn ee oo ay ka mid yihiin Muqdisho, Dhuusamarreeb, Hargeysa, Beledweyne iyo kuwo kale ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaqa iyo munaasabadaha lagu weyneynayo dhalashada nebiga oo ah 12-ka bisha Mowliid.

Ammaanka gobollada Dhexe ee dalka Soomaaliya oo ay maamulaan Ahlu Sunna Wal-jamaaca ayaa la adkeeyay, waxaana degmooyinka Guriceel, Dhuusamarreb iyo Caabudwaaq ka soconaya munaasabado waaweyn.

Magaalooyin badan oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyada al-Shabaab ayaan laga dhigin xuska Nebiga, iyadoo dadka ku dhaqan Beledweyne ay saddex sano kaddib xuska ka qeybgalayaan, madaama al-Shabaab oo horey u maamuleysay magaalada ay xuska nebiga u aragto wax aan sax aheyn.

Maqaaladda La Xiriira:

Maalinta dhalashada nebiga (NNKH) oo laga xusay Garbahaarrey

Diinta: Dhacdooyinkii Dhalashada Nebiga

Xuska dheelmintii Nebi Maxamed (NNKH) oo lagu qabtay Cape Town

Mowliidka oo Muqdisho lagu xusay
Wasiirro ka tirsan xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, xildhibaanno iyo culumaa’uddiin ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta ka qeybgalay xuska dhalashadii nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Cabdisamad Macallin Maxamuud oo ka hadlay xafladda ayaa u soo jeediyay culumaa’uddiinka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dedaallada nabadda, shacabkana ay baraan diinta Islaamka.

Wasiirka caafimaadka, Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in ay shacabka Soomaaliyeed si aad ah u qiimeeyaan xuska nabigeenna Muxamad (NNKH).

Xuska waxaa soo abaabulay ganacsade Cabdirashiid Ilqeyte.

Labo iyo tobanka bisha saddexaad ee sanadka Hijriga ayaa la xusaa dhalashada nebiga (NNKH).

Maqaaladda La Xiriira:

Koonfur Afrika oo mowliidka lagu xusay

Maalinta nabadda haweenka Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu xusay

Muqdisho oo lagu xusay maalinta dhallinyarada adduunka