Bogga hore » Madadaallo Wararka oo dhan “Madadaallo”

09 May Maalinta Hooyooyinka.

09 May Maalinta Hooyooyinka.

Warbixinta Hooyooyinka: norway oo kaalinta koowaad helaashay iyo afghanistan oo xagga hoose ka hogaamineysa. Maanta waxay qeybo badan oo kamida bulshada caaalamku ay u dabaal degaysaa maalinta hooyooyinka caalamka oo sanad walba qaar badan oo kamida dalalka caalamka lagu xuso 9ka bish May, waxaana sand walba lasoo saara warbixin dheer oo looga hadlayo hooyooyinka caalamka, [...]

May 9th, 2010 | la daabacay Madadaallo, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Fanaaniinta koobka aduunka oo lagu dhawaaqay, K’naan oo ku jira

Fanaaniinta koobka aduunka oo lagu dhawaaqay, K’naan oo ku jira

Bar-kulan—fanaanka weyn ee reer South African Hugh Masekela ayaa waxey FIFA ku dartay list fanaaniinta ka heysi dinta ciyaaraha koobka aduunka markii lagu eedeeyay FIFA iney ay iska indho tirtay fanaaniinta gudaha ee dalkaasi. FIFA iyo shirkada qaban qaabineysa xaflada furitaanka tartanka oo saldhigeedu yahay US-oo la yiraah Control Room ayaa sheegay in Masekela, Freshlyground [...]

May 6th, 2010 | la daabacay Madadaallo | Sii Akhri»

Angelina Jolie oo Soomaaliya ka xanuunsatay.

Angelina Jolie oo Soomaaliya ka xanuunsatay.

Angelina Jolie oo kamida hobalada Mareykanka ee hollywoodka  ayaa ka damqatay xaaladda bani’aadanimo ee ka jirta Soomaaliya. Bar-kulan: Angelina Jolie oo kamida haweenka Hollywoodka oo ah shirkadda soo saarta aflaanta Mareykanka ayaa aad uga damqatay xaaladda bani aadanimo ee ka jirta Soomaaliya, iyadoo bulshada caalamka si degdeg ah ugu Codsatay iney wax ka qabtaan xaaladda [...]

April 21st, 2010 | la daabacay Madadaallo, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Kaynaan aa la abaal mariyay.

Kaynaan aa la abaal mariyay.

Maalmihii ugu dambeeyay warbaahinta Dalka Canada ee ku yaalla qaarada ameerikada waqooyi waxaa kamid ahaa waxyaabaha sida aadka ah ay u hadal haysay abaal marinta sanad laha ah ee dalkaasi laga bixiyo oo la siiyo fanaaniinta uga wax soo saarka wanaagsan sanad walba, iyadoo Sanadkaan abmaal marinta Fanaanka sanadkan ugu wanaagsan dalka Canada la gudoonsiiyay [...]

April 18th, 2010 | la daabacay Madadaallo, Qodobada wararka | Sii Akhri»

Heesta Radio Bar-kulan.

Heesta Radio Bar-kulan.

Halkan maaanta waxaan idiinku haynaa hees aad u macaan oo ay qaar kamida fanaaniita Soomaaliyeed ay u qaadeen Radio Bar-kulan. Dhabtii heestani waxay taabanaysaa muhiimadda ay leedahay  warbaahinta gaar ahaan midda ku dadaalaysa helitaanka warar sugan oo aan dhinacnn raacsanay Warar been abuuroo, Bah-wadaagta kala dila, Lama baahiyee, sida Raadyaha bar-kulanbaa, Biyo kama dhibcaankiyo, Runta [...]

April 16th, 2010 | la daabacay Madadaallo, Qodobada wararka | Sii Akhri»

Waving Flag oo Haiti loo duubay in lagu caawiyo

Waving Flag oo Haiti loo duubay in lagu caawiyo

Heesta Waving Flag ee uu qorey islamarkaana uu ku luuqeeyo fanaanka codka dabacsan kaynaan ayaa loo xushay in caawinaad loogu raadiyo shacabka dhibaateysan ee Dalka Haiti oo uu dhulgariir xoog leh ku dhuftay bilawgii bishii janaayo ee sanadkan.   Waving flag oo loo Xushay caawinta Haiti Bar-kulan: Heesta Waving Flag waxay u muuqataa mid dareen dhaba [...]

March 13th, 2010 | la daabacay Jaaliyadda Dibedda, Madadaallo, Qodobada wararka | Sii Akhri»