Bogga hore » Jaaliyadda Dibedda Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Jaaliyadda Dibedda” 
Ciidamada ammaanka ee dalkaCanadaayaa magaaladaTorontoku xiray nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay inuu ku biiro kooxda al-Shabaab ee ka dagaallanta dalka Soomaaliya. Maxamed Xasan Xirsi oo 25-jir ah ayaa la qabtay isagoo doonaya inuu diyaarad ka raaco garoonka Pearson ee magaaladaToronto, waxaana sida sakaariisha ammaanka ay sheegeein in uu ku sii jeeday [...]
December 15th, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Qaar mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Yemen ayaa tababar muddo toban maalmood ah socday oo xirfado lagu barayay loogu soo gabagabeeyay magaalada Sanca. Tababarka oo uu soo qaban-qaabiyey ururka samafalka Al-Islaax oo gacan ka helayo hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa waxaa ka qeybgalay 100-arday ah oo laga [...]
December 10th, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Wararka | Sii Akhri

Dowladda Koonfur Afrika ayaa qiratay in Soomaalida ku nool dalkeeda ay yihiin kuwa loogu dilalka badan yahay marka loo eego dilalka loo geysto qaxootiga Afrikaanka ah ee ay magan galyada u fidasay. Wargeyska Cape-argus oo ka mid ah wargeysyada ugu caansan ee dalkaas ayaa shaaca ka qaaday isagoo soo xiganaya madaxweyne ku-xigeenka waddanka koonfur Afrika [...]
December 4th, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Wararka | Sii Akhri

Qaxootiga Soomaalida ee ku jira xerada al-Kharaz ee dalkaYemenayaa sameeyay dibadbax ay kaga cabanayaan sicirbarar halkaasi ka jira oo saameeyay noloshooda. Faadumo Cabdullaahi Caddaawe oo ka mid aheyd dadkii dibadbaxa sameynayay ayaa Bar-kulan u sheegtay inay ka cabanayaan sicirka sarreeya ee maciishadda, waxaana ay xustay in horey loogu ballamay in marka xaaladda ay degto hoos [...]
November 26th, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Wararka | Sii Akhri

Iska-horimaad dhex maray Soomaalida iyo Itoobiyaanka qaxootiga ku Yemen ayaa sababay dhaawaca in ka badan 20 qof oo isugu jira haween iyo carruur Soomaali ah. Qaxootiyada Soomaalida iyo Itoobiyaanka ayaa la sheegay inay ku wada sugnaayeen afaafka hore ee dhismaha hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ee magaalada Sanca, waxayna isku khilaafeen ciddii [...]
November 22nd, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Wararka | Sii Akhri

Dowladda dalka Angola ayaa dalkeeda si khasab ah uga masaafurisay 56 qaxooti Soomaali ah oo ku xirnaa xabsiyada dalkaas, sida uu Bar-kulan u sheegay afhayeen u hadlay jaaliyadda Soomaalida ee dalka Angola. Daahir Ugaas Mire oo ah afhayeenka jaaliyadda Soomaalida ee Angola ayaa Bar-kulan u sheegay in xalay ciidamo ka tirsan booliska dalkaas ay xabsiyada [...]
November 22nd, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa albaabbada u laabay in ka badan 15 dukaan oo ay leeyihiin ganacsato Soomaali ah, kuwaasoo ku yaalla tuulooyinka Yaanga, Filimbi iyo Stalmbush oo dhammaantood hootaga magaalada Cape-town ee gobolka West Cape ee dalkaas. Dukaamadaan albaabbada loo laabay ayaa waxa ka dambeysay kaddib markii xafiiska dowladda hoose ee magaalada Cape-town amar [...]
November 22nd, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Kulan looga hadlay doorka haweenka Soomaalida ay ku leeyihiin warbaahinta ayaa shalay lagu qabtay magaalada Hague ee dalka Netherlands. Kulanka waxaa soo qabanqaabiyay ururka Dalmar Foundation oo ka dhisan waddanka Holland, iyadoo ka soo qeybgalka kulankaasi lagu casumay qaar ka mid ah saxafiyiinta ku nool dalka Holland oo isugu jiray rag iyo dumar. Waxaa goobta [...]
November 20th, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Wararka | Sii Akhri

Kulan lagu heshiisiinayay ganacsato Soomaali ah iyo kuwo Oroma ah ayaa lagu qabtay magaalada Kenross ee dalka Koonfur Afrika, kulankaas oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dalkaasi. Kulanka oo ka dhacay saldhigga booliska Embalenhle ayaa lagu heshiisiiyay ganacsatada labada dal oo la sheegay inay isku khilaafeen dukaamo cusub laga ag furay meel [...]
November 19th, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Wararka | Sii Akhri

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta deeq raashin ah u qaybiyay 5 boqol oo qoys oo ku soo barakacay magaalada Muqdisho, kuwaasoo ku jira xerada Soomaaliweyn ee ee degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Xildhibaan Caamir Jakeeti ayaa sheegay in deeqda oo ka kooban bur, saliid iyo raashin loogu talagalay nafaqada carruurta [...]
November 2nd, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Muqdisho,Wararka | Sii Akhri