Bar-kulan » Jaaliyadda Dibedda

Jaaliyadda Soomaalida ee K/Afrika oo soo dhoweeyay hadalka Dr. Gaas
Ra'iisul wasaare Dr. Cabdiweli

Jaaliyadda Soomaalida ee waddanka Koonfur Afrika ayaa soo dhoweeyay hadalka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo ku aadanaa in dowladda Koonfur Afrika ay safaarad ka furaneyso caasimadda Muqdisho ee dalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare Cabdiweli ayaa laba maalin ka hor ka dhawaajiyay in dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Afrika ay ka wada hadleen safaarado ay ka furtaan magaalaayinka Muqdisho iyo Pretoria.

Qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida ee Koonfur Afrika oo ka hadlay sida ay u arkan soo celinta xiriirka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Koonfur Afrika ayaa soo dhoweeyay tallaabadaasi, kuna tilmaamay inay tahay mid horumar leh.

Maqaaladda La Xiriira:

Jaaliyadda Soomaalida ee K/Afrika oo deeq gaarsiisay dadka ay abaartu la degtay

Kulan dhexmaray Jaaliyadda Soomaalida ee Koonfur Afrika & booliska

Jaaliyadda Soomaalida ee K/Afrika oo mar kale deeq u dirtay dadka ay macluusha haysato

Soomaalida Yemen oo beenisay war lagu daabacay wargeyska Jamhuuriya
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Yemen ayaa beeniyay warbixin uu daabacay wargeyska Jamhuuriya ee ku hadla afka dowladda, oo tilmaameysay in qaxootiga Soomaalida ay gacan siinayaan ururka al-Qaacidda ee dagaalka kula jira xukuumadda dalkaasi.

Abuukaate Cabdiraxmaan Baana oo ka mid ah dadkii ka jawaab celiyay warkii wargeyska uu daabacay ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay tahay in Soomaalida ay si xowli badan ugu biirayaan al-Qaacidada Yemen.

Baana waxa uu sheegay inta wanaagga jecel ee u dhalatay dalka Yemen in ay ka soo horjeedaan warka lagu daabacay wargeyska iyo in Soomaalida ay gacan saar la leeyihiin al-Qaacidda.

Wargeyska Jamhuuriya ee ka soo baxa Yemen ayaa daabacay in boqollaal qaxooti Soomaali ah ay ku qulqulayaan magaalada Ridaac ee gobolka Baydaa oo ay dhowaan la wareegeen ururka al-Qaacidda, isla markaana Soomaalida ay gacan ka siinayaan dagaalka ay kula jiraan dowladda Yemen .

Maqaaladda La Xiriira:

Dowladda Yemen oo eedeysay Soomaalida Yemen joogta

Yemen: Alqaacida oo beenisay iney Soomaaliya u wareegeen.

Soomaalida Yemen iyo saraakiisha booliska oo qoddobo ku heshiiyey

Tartanka Jaaliyadaha Afrika ee ka socda Australia
Ciyaartoy Soomaali ah ayaa ka qeybgaleysa tartanka jaaliyadaha Afrika oo ka socda magaalada Perth ee dalka Australia, waxaana wareegga hore oo gabagabo maraya ay Soomaalida rajo ka leeyihiin inay u gubdaan wareegga siddeed dhamaadka ciyaaraha.

Sharma’arke Cabdi Sabriye oo kabtan u ah ciyaartoyda Soomaalida ee tartanka ka qeybgaleysa oo wareysi siiyay Bar-kulan ayaa sheegay in 21-ka bisha ay la ciyaarayaan jaaliyadda Eritrea, haddii ay ka adkaadaanna ay u u gudbayaan wareegga siddeedda koox.

Tartanka jaaliyadaha Afrika ee ka socda dalka Australia oo furmay toddobaadkii hore ayaa waxaa ka qeybgalaya ciyaartoy ka socta 16 waddan oo ka mid ah jaaliyadaha dalalka Afrika ee ku nool dalka Australia.

Wareysi uu Bar-kulan siiyay Sharma’arke Cabdi Sabriye waxaad ka dhageysan kartaa boggan qeybtiisa hoose.

2012-01-16-Wareysi-Sharmaarke

Maqaaladda La Xiriira:

Australia: Soomaali ka qeybgaleysa tartanka jaaliyadaha Afrika

Kooxda jaaliyadda Soomaalida ee Australia oo u soo gudubtay wareegga siddeedda

Soomaalida Australia oo uu tartan kubbadda cagta ah uga socdo Melbourne

Ganacsatada Soomaalida ee Koonfurta Suudaan oo dhac ka cabanaya
Dad ku ganacsanaya suuqa magaalada Jubba

Ganacsato Soomaali ah oo ku sugan magaalada Jubba ee dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka cabanaya dhac, jir-dil iyo hanjabaado joogto ah oo ay kala kulmaan kooxo burcad ah.

Cabdullaahi Indho-caag oo ka tirsan ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool magaalada Jubba ayaa u sheegay Bar-kulan in kooxaha burcadda ah ay jir-dil u geystaan ganacsatada Soomaalida ee dukaamada ku leh Jubba, haddii ay ka waayaan wax ay ka qaataan.

Ganacsadaha ayaa sheegay rag ku labbisan dharka ciidanka Koonfurta Suudaan ay xilliyada habeenkii dhacaan dukaamada Soomaalida, kuwaas oo aanay garaneyn cid ay uga dacwoodaan.

Magaalada Jubba ee caasimadda Koonfurta Suudaan ayaa waxaa ku ganacsata Soomaali badan, kuwaas oo halkaas ku leh dukaamo, xarumo shidaal, shirkado keena alaabaha bagaashka ah iyo qalabka dhismaha.

Dalka Koonfurta Suudaan waxa uu ka go’ay dal weynaha Suudaan 9-kii July ee sanadkii 2011.

Maqaaladda La Xiriira:

70 Soomaali ah oo lagu xiray Koonfurta Suudaan

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfurta Suudaan

Nin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfurta Suudaan

Soomaali ku xirneyd Libya oo lagu wareejiyay UNHCR
UNHCR

Saddex wiil oo Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Libya ayaa lagu wareejiyay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga adduunka ee UNHCR xero ay ku leedahay xadka ay wadaagaan dalalka Libya iyo Masar.

Cabdideeq Xaaji oo qaraabo ah mid ka mid ah saddexdaasi wiil ayaa Bar-kulan u sheegay in markii hore ay ka ambabaxeen xeebaha dalka Masar xilligaas oo ay wehliyeen muwaadiniin u dhashay dalka Masar, kuwaasoo ku sii jeeday dalka Talyaaniga oo ay damacsanaayeen inay ku galaan qaab tahriib ah.

Dhallinyaradan ayaa la sheegay in doonidii ay la socdeen ay qatar geliyeen dabayllo xooggan oo ka jiray badda dhexdeeda, kuwaasoo markii dambe ay soo badbaadiyeen ciidamada badda Libya, laguna xiray xabsi ku yaalla magaalada Bengazi ee dalkaasi.

Saddexdan dhallinyaro ayaa la sheegay inay iminka xaaladdoodu caafimaad ay wanaagsan tahay, inkastoo ay sheegeen in jir dil loo geystay muddadii ay xabsiga ku jireen.

Maqaaladda La Xiriira:

50 Soomaali ah oo ay UNHCR ku magangelisay Libya

Soomaali ka carartay rabshadaha Libya oo dib u dejin ka heshay Sweden

Soomaali ka baxsatay colaadda Libya oo Masar gaartay

20 muhaajiriin Soomaali ah oo ku dhintayTanzania
Tanzania flag

Muhaajiriin Soomaali oo tiradoodu gaarayso illaa iyo 20 qof ayaa ku geeriyootay dalka Tanzania, kaddib markii ay ku cabburmeen booyad lagu qariyay, sida laga soo xigtay booliska dalkaasi.

Muhaajiriintaasi oo doonayay inay si sharci darro ah uga gudbaan dalka Tanzania ayaa waxaa meydkooda laga helay meel qashin qub ah oo ku taalla gobolka Morogoro oo 200 km galbeed ka xiga magaalada Dares-salaam.

Taliyaha booliska ee gobolka Morogoro Adolphina Chialo ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in dadkaasi dhintay ay isugu jireen 17 rag iyo saddex haween ah, kuwaasoo meydkooda laga helay goob qashin qub ah, isagoo intaasi raaciyay in meydadka dadkaasi la helay inta u dhaxeysa 26-ka December ee 2011-ka illaa 1-da January ee sanadka cusub 2012-ka.

Ciidamada booliska ee dalka Tanzania ayaa qabtay 14 kale oo muhaajiriin Soomaali ah, kuwaasoo ka baxsaday booyad lagu qariyay, islamarkaana ku dhuumaaleysanayay meel keyn ah, iyadoo booliska uu ku eedeeyay dadkaasi inay si sharci darro ah ku soo galeen dalkaasi, walow ay jiraan muhaajiriin kale oo booliska ka baxsaday.

Sidoo kale, saraakiisha booliska ayaa sheegay in dadkii kontorobaanistayaasha ahaa ee gudbinayay muhaajiriintaasi iyo gaarigii waday ay baxsadeen.

Dalka Tanzania ayaa waxa uu  marin u yahay dadka muhaajiriinta ah ee u kala dhashay dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia, kuwaasoo doonaya inay u gudbaan dalka Koonfur Afrika iyo waddamada Yurub.

Maqaaladda La Xiriira:

Muhaajiriin Soomaali ah oo lagu qabtay xuduudka Sacuudiga

50 tahriibayaal Soomaali ah oo qaraqmay

Yemen: Muhaajiriin Soomaali ah oo shil gaari ku dhintay

Soomaalida Norway oo gacan ka geysanaysa dib u dhiska dalka
Wafdi ka socda jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), iyagoo sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan dib u dhiska dalka.

Afhayeenka jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway, Cabduqaadir Sheekh Axmed ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya qeybaha kala duwan ee jaaliyadda ay gacan ka geysan doonaan dayactirka waddooyinka magaalada Muqdisho.

Afhayeenka ayaa sheegay inay dowladda Norway kala hadleen sidii ay u taageeri lahayd dib u dhiska Soomaaliya.

Cabduqaadir ayaa tilmaamay inay jiri doonaan aqoon is-weydaarsiyo ay is dhaafsan doonaan mas’uuliyiinta dalalka Soomaaliya iyo Norway.

Maqaaladda La Xiriira:

Horumarinta bulshada: Qurba joogta Soomaalida iyo dib-u-dhiska dalka

Madaxweynaha oo guubaabiyay dib u dhiska dalka iyo gargaarka

Wafdi ka socda Dalka Norway oo booqasho ku tagay Somaliland

Saddex Soomaali ah oo lagu dilay Yemen
Duqeyn ka dhacday gobolka Ebyan ee dalka Yemen ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen saddex nin oo la rumeysan yahay inay ka tirsanaayeen al-Shabaab, kuwaasoo la dilay iyagoo ka bar-bar dagaallamaya al-Qaaciddada ku sugan dalka Yemen.

Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Yemen, Xuseen Xaaji Axmed ayaa Bar-kulan u sheegay in sagaal dagaalyahanno oo ay ku jiraan saddex al-Shabaab ah lagu dilay duqeyntaas.

Xuseen Xaaji wuxuu sheegay in dowladda Yemen ay ku wargelisay qunsuliyadda Soomaaliya ee Yemen dhimashada raggaas, isagoo intaasi ku daray in tani ay noqoneyso markii labaad bishan gudaheeda oo dagaalyahanno Soomaali ah lagu dilo dagaallada ka socda Yemen.

Dalalka reer galbeedka ayaa walaac ka muujinaya howlgallada sii kordhaya ee al-Qaacidda ka waddo dalka Yemen.

Qunsulka ayaa tilmaamay in dagaalyahanno shisheeye oo ay ka mid yihiin dad Soomaali ah ay soo galeen Yemen tan iyo markii maleeshiyada al-Shabaab ay ka baxeen caasimadda Muqdisho ee Soomaaliya.

Maqaaladda La Xiriira:

Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu dilay Yemen

Soomaali lagu dilay Buuraha Yemen

Qoys Soomaali ah oo uu madfac ku dilay Yemen

Wariyeyaasha Nairobi oo dhaleeceeyay dilka Cabdisalaan Xiis
Wariyeyaasha qurbajoogta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dhaleeceyn u jeedisay ciddii ka dambeysay dilkii xaq-darrada ahaa ee shalay Muqdisho loogu geystay wariye Cabdisalaan Sheekh Xasan Xiis, oo ka tirsanaa shaqaalaha Taleefashinka Horn Cable, xafiiskiisa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Kulan baroor diiq ah oo wariyeyaasha ku yeesheen magaalada Nairobi ayay ka sheegeen in lala xisaabtami doono cid kasta oo ku lug leh dilka Cabdisalaan Xiis.

Cabdiraxmaan Xuseen Furre British oo ka mid ahaa wariyeyaashii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in degmada Xamar-jajab oo ah halka lagu dilay wariyaha ay maamusho dowladda KMG, lagana doonayo in ay baaritaan ku sameyso cidda ka dambeysay dilka, maxkamadna ay soo taagto.

Ayaanle Xuseen Cabdi ayaa sheegay in ninka dilay wariye Cabdisalaan Sheekh Xasan Xiis uu ku labisnaa dharka ciidamada dowladda KMG, waxaana uu codsaday in loo saaro guddi madax bannaan oo xaqiijiya cidda ka dambeysay dilka wariyaha.

Maxamed Xuseen Cismaan New York oo tiiraanyo ka muujiyay dilka Cabdisalaan Xiis ayaa ka codsaday wariyeyaasha in ay u midoobaan dhibaatooyinka ay wajahayaan, isagoo soo jeediyay in la caawiyo carruurtii iyo xaaskii uu ka tagay wariyaha qeybta ka noqday saxafiyiintii gardarrada lagu dilay.

Xamdi Xiis oo ka mid aheyd wariyeyaashii kulanka ka qeybgashay ayaa is-weydiisay sababta cid kasta oo wariye disha ay si xarago leh ugu baxsato, isla markaana aan loola xisaabtamin.

Nin hubeysan oo ku labisan dharka ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa degmada Xamar-jajab ee magaalada Muqdisho shalay ku toogtay wariye Cabdisalaan Sheekh Xasan Xiis, xilli isaga iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Horn Cable T.V ay gaari ku marayeen halkaasi.

Maqaaladda La Xiriira:

Wariye Cabdisalaan Xiis oo Muqdisho lagu dilay

Madaxweyne Shariif oo cambaareeyay dilka wariye Xiis

Wariye Xiis oo maanta Muqdisho lagu aasay

Cali Ameeriko: Kenya waan kala hadalnay ammaanka xeryaha Dhadhaab
Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa sheegay in dowladda Kenya uu kala hadlay sugidda ammaanka xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo ay ku jiraan boqollaal kun oo qaxooti Soomaali ah.

Afduubyo iyo falal ammaan darro oo xeryaha Dhadhaab ka dhacay bilihii ugu dambeeyay ayaa sababtay in shaqaalaha hay’adaha gargaarka ay faaruqiyaan xeryha.

Cali Ameeriko oo wareysi siiyay Bar-kulan ayaa sheegay in dowladda Kenya uu ka codsaday in la adkeeyo ammaanka xeryaha qaxootiga, si dadka dhibaateysan ee halkaasi ku sugan ay daawo iyo raashin ay uga helaan hay’adaha samafalka.

Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa shalay tegay xeryaha Dhadhaab, halkaas oo uu goob joog ka ahaa deeq raashin iyo baco kuwa guryaha la saarto ah oo safaaradda Kuwait ay qaxootiga u qeybisay.

Maqaaladda La Xiriira:

Cali Ameeriko oo ku Baaqay Caawinta Qaxootiga

Cali Ameeriko: Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ha caawiyaan dadka qaxootiga

Martida Todobaadka iyo Danjire Cali Ameeriko