Bogga hore » Marka Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Marka” Maleeshiyda Al Shabaab ee degmada Wanlaweyn ayaa xabsiga dhigay ku dhawaad toban qof oo ay ku eedeeyeen ka ganacsiga iyo isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya. Maleeshiyada ayaa dadkan ka soo qabqabtay gudaha degmada, waxaana qaar ka mid ah dadka deegaanka, oo Bar-kulan la hadlay, ay sheegeen in maleeshiyda ay cadaadis ku hayaan dadka ku nool halkaasi. [...]
June 18th, 2011 | La daabacay Gobolada,Marka,Wararka | Sii Akhri
Maleeshiyada Al Shabaab ee ku sugan deegaanka ku yaallo duleedka magaalada Muqdisho ee Ceelasha Biyaha, ayaa maanta xabsiga ka sii daayay toban dhallinyaro ah oo ku eedeysnaa dhageysiga idaacadaha Bar-kulan iyo Radiomuqdisho. Maleeshiyda ayaa dhallinyarada gacanta ku soo dhigay xilli ay guryahooda ku dhageeysanayeen labada idaacadood maalintii shalay, waxaana arintaasi ay layaab ku noqotay dadka [...]
June 18th, 2011 | La daabacay Gobolada,Marka,Wararka | Sii Akhri
Lix caruur ah ayaa lagu soo waramayaa in afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay ay shuban biyood ugu geeriyoodeen tuulada Buulo-warbo oo hoos tagto degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaar ka tirsan waxgaradka tuulada, oo Bar-kulan la hadlay, ayaa sheegay in dadka ugu badan ee xanuunka uu soo ritay ay yihiin caruurta [...]
June 7th, 2011 | La daabacay Gobolada,Marka,Wararka | Sii Akhri
Beeraleyda gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka cabanaya is hortaag ay maleeshiyada Al Shabaab ku sameeyeen in biyaha wabiga Shabeelle ay beerahooda ku waraabsadaan. Qaar ka mid ah beeraleyda oo Bar-kulan la hadlay ayaa sheegay in Shabaabku ay webiga ka xireen biyo xireenka degmada Kuntuwaarey, kuna leexiyeen mid ka mid ah afarta Kali ee waraabiya beeraha, [...]
May 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Marka,Wararka | Sii Akhri
Maleeshiyada Al Shaabaab ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in ay si khasab ah hub ugu iibiyeen ganacsatada magaalada Marka ee xarunta gobolkaasi, hubkaasoo ay maleeshiyadu sheegeen inay ugu aargudi doonaan hoggaamiyihii Al-Qaacidda Usaama Bin Laadin oo dhowaan ay dalka Bakistaan ku dileen ciidamada Mareykanka. Horjoogaha maleeshiyada Al Shabaab ee gobolka Shabeelaha hoose, oo lagu [...]
May 10th, 2011 | La daabacay Gobolada,Marka,Shabeelaha hoose,Wararka | Sii Akhri

Maleeshiyada Al Shabaab ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa maanta gelinkii dambe fagaare ku yaalla magaalada Marka ee xarunta gobolkaas, gacanta uga jiray wiil dhallinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in uu ku kacay fal xatooyo ah. Horjoogaha dhanka maxkamadeynta u qaabilsan maleeshiyada Al Shabaab ee Marka ayaa sheegay in dad markhaati ah ay ku caddeeyeen [...]
May 6th, 2011 | La daabacay Gobolada,Marka,Wararka | Sii Akhri
Dad tiradooda ay ka badan tahay 15 ruux oo u badan caruur, ayaa cudurka Shuban biyoodka ugu geeriyooday tuulooyinka Huunyo, Libaaxley iyo Maxaajees oo dhamaantood hoos taga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaar ka mid ah waxgaradka tuulada Libaaxley ayaa Bur-kulan u sheegay in cudurka oo horaantii bishan ka dilaacay halkaasi, u sidoo kale [...]
April 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Marka,Wararka | Sii Akhri
Qoysas tiradoodu gaareyso 30 qoys oo xoolo dhaqatoa ah oo u badan haween iyo caruur, isla markaana ka barakacay abaaraha ka jira qaar ka mid ah degmooyinka iyo tuulooyinka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa gaaray degmada Kuntuwarey ee isla gobolka. Qoysaska oo ay ka muuqatay macluul iyo nafaqo-darro ayaa kasoo barakacay tuulooyinka Dacaraaha, Musqbal, Saalaxoow iyo Tuulo-cambar oo [...]
April 23rd, 2011 | La daabacay Gobolada,Marka,Wararka | Sii Akhri
Maleeshiyada Al Shabaab ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa shalay gelinkii dambe fagaare ku yaalla magaalada Marka ee xarunta gobolkaasi, ku dilay nin ay ku eedeeyeen in uu ku shaqeysan jiray sixirka. Horjooge ka tirsan maleeshiyada Al Shabaab ee gobolkaasi oo lagu magacaabo Cabdiraxman Maxamed Aaden ayaa sheegay in dad markhaati ah ay ku caddeeyeen ninkaasi [...]
February 23rd, 2011 | La daabacay Marka,Shabeelaha hoose,Wararka | Sii Akhri

Maleeshiyada Al Shabaab ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku khasbay mid ka mid ah beelaha dega gobolkaasi, in ay hub u iibiyaan, si ay ugu adeegsadaan dagaallada ay ka wadaan Soomaaliya, ee ay kaga soo horjeedaan dowladda KMG. Horjoogaha Al Shabaab ee gobolka Shabeellaha hoose Maxamed Abuu Cabdalla oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in [...]
January 24th, 2011 | La daabacay Marka,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri