Bogga hore » Hargeysa Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Hargeysa”

Madaxweyne Siilaanyo oo u ambabaxay London

Siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa barqadii maanta u ambabaxay magaalada London, si uu uga qeyb galo shirka ku saabsan arrimaha Soomaaliya ee Britain ka furmaya toddobaadka foodda nagu soo haya. Ka hor intuusan ka ambabixin Hargeysa, madaxweyne Siilaanyo wuxuu la hadlay warbaahinta, isagoo sheegay in London ay la tagayaan qorshe [...]

February 18th, 2012 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Xildhibaanno Jabuutiyaan ah oo booqday Hargeysa

Xildhibaannada Jabuuti ee Hargeysa booqday / Bar-kulan

Shan xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Jabuuti ayaa maanta booqatay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland, halkaas oo ay uga qeyb galayaa kulan looga hadlayo gudniinka fircooniga oo dhowaan la qaban doono. Xildhibaannada oo dhammaantood haween ah ayaa garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa waxaa ku soo dhoweeyay xildhibaanno kale oo haween ah oo ka [...]

February 17th, 2012 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Wararka | Sii Akhri

Tallaalka carruurta oo ka billaabanayo Somaliland

Wasiirka caafimaadka ee Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed

Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Somaliland ayaa ku dhowaaqday in laga billaabayo deegaannada maamulkaasi tallaalka carruurta looga tallaali doono cudurrada dillaaga ah. Wasiirka caafimaadka ee Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed ayaa ka sheegay magaalada Hargeysa in 19-ka bishan dhammaan gobollada Somaliland laga hirgelin doono ololaha tallaalka carruurta oo ay fulin doonaan 1,200 oo kooxaha caafimaadka ah [...]

February 14th, 2012 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Ciidamo tababar gaar ah loogu soo xiray Dararweyne

Ciidamada tababarka loo soo xiray / Bar-kulan

Labo boqol oo askari ayaa maanta tababar gaar ah loogu soo xiray tuulada Dararweyne oo 30 km dhinaca waqooyi-bari kaga beegan magaalada Hargeysa, iyadoo xaflad loo qabtay xiritaanka tababarkaasina ay ka qeyb galeen saraakiisha ciidamada ee maamulka Somaliland. Ciidamada oo ah kuwa kumaandooska loo yaqaan ayaa gaaddo-ka-cayaar ku soo bandhigay xafladdii lagu soo xirayay tababarka [...]

February 13th, 2012 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Wararka | Sii Akhri

Taliyihii milateriga Somaliland oo xilka laga qaaday

Wararka-ugu-dambeeyay24

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka milateriga ee maamulkaas, Maxamed Xasan Cabdullaahi (Jidhif). War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa lagu magacaabay jeneraal Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) inuu noqdo taliyaha cusub ee ciidana milateriga maamulkaas. War-saxaafadeedka ayaa looga dalbaday wasiirka gaashaandhigga ee maamulka Somaliland inuu xilka [...]

February 9th, 2012 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Xisbiga UDUB oo soo dhoweeyay ka qeybgalka Somaliland Shirka London

Hargeysa

Ku-simaha guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UDUB ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay inay taageersan yihiin ka qeybgalka Somaliland shirka 23-ka bishan ka dhacaya magaalada London ee looga arrinsanayo arrimaha Soomaaliya, kaasi oo ay sidoo kale ka qeyb geli doonaan maamullada dalka ka jira. Mudane Axmed ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa ka sheegay in [...]

February 7th, 2012 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Wararka | Sii Akhri

Meles iyo Siilaanyo oo kulmaya

Siilaanyo

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Somaliand, Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee waddanka Itoobiya, kaddib markii casumaad uu ka helay ra’iisul wasaare Meles Zenawi. Siilaanyo ayaa ka hor inta uusan ka duulin garoonka diyaaradaha ee Hargeysa la hadlay warbaahinta, wuxuuna sheegay in uu Meles kala hadlayo xoojinta iskaashiga u dhaxeeya [...]

February 6th, 2012 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Xuska dhalashada Nebiga (NNKH)

xuska-mowliidka

Xuska dhalashada nabigeenna Maxamed (Nabad geliyo iyo naxariis dushiisa ha ahaatee) ayaa maanta ka dhacaya gobollo badan oo ku yaalla dalka Soomaaliya iyo wadamo badan oo Islaam ah. Magaalooyinka waaweyn ee oo ay ka mid yihiin Muqdisho, Dhuusamarreeb, Hargeysa, Beledweyne iyo kuwo kale ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaqa iyo munaasabadaha lagu weyneynayo dhalashada nebiga oo ah [...]

February 4th, 2012 | La daabacay Beledweyne,Dhuusamareeb,Gobolada,Hargeysa,Muqdisho,Wararka | Sii Akhri

Wasiir Denish ah oo Hargeysa tegay

Wafdiga Danish-ka ah iyo mas'uuliyiinta Somaliland / RBK

Wafdi uu hoggaaminayay wasiirka horumarinta iskaashiga ee dalka Denmark, Christian Friis Bach ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo. Madaxweyne Siilaanyo oo kulanka kaddib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay wafdiga wasiirka ka wada-hadleen mashaariic dhanka horumarinta ah oo ay dawladda Denmark ku taageerto maamulka Somaliland. Siilaanyo ayaa [...]

January 31st, 2012 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Wararka | Sii Akhri

Isbitaal cusub oo la dhagax-dhigay Hargeysa

Hargeysa

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Seylici ayaa shalay dhagax-dhigay isbitaal cusub oo laga furi doono magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Isbitaalkan oo ay dhaqaalihiisa bixineyso haweeney u dhalatay dalka Talyaaniga balse u dhaxday nin Soomaali ah oo geeriyooday ayaa sheegtay inay fulineyso ballan ay horray uga qaaday seygeedii dhintay. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Somaliland Mr. [...]

January 30th, 2012 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Wararka | Sii Akhri