Bar-kulan » Gobolada

27 dhallinyaro oo lagu xirxiray Beledweyne
Ciidanka ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa howlgal xalay ay ka sameeyeen xaafadaha magaaladaasi waxay ku soo qabqabteen in ka badan 20 dhallinyaro oo looga shakiyay inay ku lug lahaayeen falal amniga darro ah.

Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda taabacsan ee Beledweyne oo lagu magacaabo Cabdi Il-buur oo la hadlay Bar-kulan ayaa ku eedeeyay dhallinyarada la qabqabtay inay dhac u geysan jireen dadka rayidka ah, iyagoo ka qaadan jiray telefoonnada gacanta ah iyo waxyaabaha kale ee ay sitaan.

Il-buur wuxuu sheegay in maxkamad la hor geyn doono eedeysanayaasha, sharcigana la marsiin doono haddii dambiga lagu helo.

Howlgalka ayaa yimid kaddib markii cabasho ay ka timid dadka deggan magaalada Beledweyne oo sheegay in xilliyada habeenka dhac loo geysto.

Maqaaladda La Xiriira:

Dhallinyaro lagu xiray Beledweyne

Dad Shabaab looga shakiyay oo lagu xirxiray Beledweyne

13 dhallinyaro oo lagu karbaashay Beledweyne

Qalab caafimaad oo loogu deeqay isbitalka guud ee Ceerigaabo
Deeq isugu jirta qalab caafimaad iyo agab kale waxaa maanta maamulka istibalka guud ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag guddoonsiiyay Ismaaciil Xasan Isbariije oo ka mid ah qurba-joogta ka soo jeeda magaaladaasi.

Ismaaciil Xasan Isbariije ayaa sheegay in markii uu arkay baahida ka jirta isbitalka uu go’aansaday in uu gacan ka geysto sidii gurmad loogu fidin lahaa bukaanka ku jira isbitalka oo aan haysan daawo iyo agab caafimaad oo ku filan.

Maxamed Cali Dhigane, agaasimaha isbitalka guud ee magaalada Ceerigaabo ayaa deeqda uga mahadceliyay Ismaaciil Xasan Isbariije, isagoo sheegay in uu qaaday tallaabo mudan in lagu daydo, kuna booriyay qurba joogta kale ee ka soo jeeda gobolka Sanaag in ay gacan ka geystaan horumarka gobolka.

Ismaaciil Xaaji Nuur oo ah duqa magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay in bulshada gobolka oo isgarabsata ay horseedi karto in gobolku uu u tallaabsado horumar, kana codsaday qof kasta in uu door ka qaato horumar gobolka.

Dhinaca kale Ismaaciil Xasan Isbariije ayaa qalab xafiiseed ugu deeqday dhowr wasaaradood oo xafiisyo ku leh magaalada Ceerigaabo.

Maqaaladda La Xiriira:

Qalab caafimaad oo la gaarsiiyay Cusbitaalka qaaxada ee Ceerigaabo

Ceerigaabo oo la dhagax dhigay dhisme xarun caafimaad

Dawo iyo qalab caafimaad oo la gaarsiiyay Cusbitaalka guud ee Burco

Meles iyo Siilaanyo oo kulmaya
Siilaanyo, madaxweynaha Somaliland

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Somaliand, Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee waddanka Itoobiya, kaddib markii casumaad uu ka helay ra’iisul wasaare Meles Zenawi.

Siilaanyo ayaa ka hor inta uusan ka duulin garoonka diyaaradaha ee Hargeysa la hadlay warbaahinta, wuxuuna sheegay in uu Meles kala hadlayo xoojinta iskaashiga u dhaxeeya Ethiopia iyo Somaliland.

Madaxweynaha ayaa sheegay in labada dhinac ay leeyihiin xiriir wanaagsan oo dhinacyo badan leh, loona baahan yahay in la xoojiyo iskaashigaasi.

Wafdiga Siilaanyo ayaa la filayaa in booqashadoodu qaadato dhowr cisho.

Safarka Siilaanyo ayaa imanaya iyadoo shalay labada gole ee maamulka Somaliland ay oggolaadeen in maamulka Somaliland ka qeybgalo shirka caalamiga ah ee lagu wado in uu ka dhaco dalka Britain dabayaaqada bisha ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Maqaaladda La Xiriira:

Siilaanyo oo soo gabagabeeyay socdaalkii gobollada

Madaxweyne Siilaanyo oo Hargeysa dib ugu noqday

Siilaanyo: Ma aqbali doonno inay Somaliland kala go’do

Gaalkacyo: Guddoomiyihii xaafadda Israac oo la dilay
Gaalkacyo

Saddex nin oo bastoolado ku hubeysan ayaa xalay gurigiisa ku dilay guddoomiyihii xaafadda Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle.

Lama oga illaa iyo hadda sababta ka dambeysay dilka guddoomiyaha, iyadoo raggii dilka geystay ay goobta ka baxsadeen.

Ciidamada booliska ee Puntland ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay iyagoo durba billaabay baaritaanno, balse lama oga inay dad ku qabqabteen iyo in kale.

Mana jirto illaa iyo iminka cid sheegatay dilka guddoomiyaha, laakiin maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay dilalka qorsheyan ee ka dhaca gudaha Puntland inay ka dambeeyaan maleeshiyada al-Shabaab.

Waa guddoomiyihii labaad ee xaafadda Israac ee magaalada Gaalkacyo la dilo, iyadoo guddoomiyihii ka horreeyay la dilay sanadkii hore ee 2011-ka.

Maqaaladda La Xiriira:

Guddoomiyihii guddiga amniga Gaalkacyo oo la dilay

Mas’uul caawa lagu dilay Gaalkacyo

Guddoomiye xaafadeed lagu dilay Gaalkacyo

Odayaasha Baardheere oo eedeyn u jeediyay Shabaab
Baardheere

Odayaasha degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay maleeshiyada al-Shabaab inay tacaddiyo isugu jirto jirdil iyo handadaad u geystaan odayaasha dhaqanka ee degmadaasi.

Mid ka mid ah odayaasha degmada oo ka gaabsaday in magaciisa la baahiyo ayaa Bar-kulan u sheegay in mid ka mid ah nabaddoonnada oo lagu magacaabo Caddow Barre oo ku xirnaa Saldhigga booliska ee degmada Baardheere la jir dilay, xaaladdiisuna ay tahay mid liidata, walow dhaawiciisa loo qaaday Muqdisho.

Oday dhaqameedkaasi ayaa sheegay in sabab la’aan waxgaradka lagu xirixiro, iyagana ay go’aansadeen inay joojiyaan wixii wada shaqeyn ahaa oo ay la lahaayeen maleeshiyada al-Shabaab, isagoo intaasi raaciyay in ay iska diideen kulamo loogu baaqay inay maleeshiyada kala qeyb galaan.

Ma ahan markii ugu horreysay ee odayaasha dhaqanka Baardheere ay ku eedeeyaan al-Shabaab dhibaatooyin ay ku hayaan, iyagoo hadda ka hor sheegay in maleeshiyada ay dhibaato dhaqaalle iyo mid siyaasadeedba ay ku heyso waxgaradka.

Maqaaladda La Xiriira:

Al-Shabaab oo qafaal ka billowday Baardheere

Al Shabaab oo kulan taageero doon ah u furay odayaasha Gedo

Haween barakacayaal ah oo Baardheere lagu xiray

Jaamacadda Kismaayo oo heshiis la saxiixatay Jaamacadaha Sudan
Jaamacadda Kismaayo

Jaamacadda Kismaayo ee xarunteedu tahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa heshiisyo dhinacyo badan taabanaya la saxiixatay qaar ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla dalka Sudan, gaar ahaan caasimadda Khartoum.

Heshiisyadan oo isugu jira iskaashi u dhaxeeya Jaamacadaha Sudan iyo Jaamacadda Kismaayo iyo sidii aqoosi ay uga heli laheyd Jaamacaddu, loona aqoonsan lahaa shahaaddooyinka ay bixiso.

Sidoo kale, heshiiska ayaa qeexaya in Jaamacadda ay la saxiixatay is dhaafsi dhanka tababarrada iyo macallimiinta labada dhinac ka socda si aqoonta iyo khibradda loo kala faa’ideysto.

Axmed Nuur Faarax Dalal oo ah wakiilka Jaamacadda Kismaayo u fadhiya Sudan ayaa Bar-kulan u sheegay in heshiisyadaasi ay u saxiixeen Jaamacadda Kismaayo guddoomiyaha Jaamacadaasi oo lagu magacaabo Dr. Maxamed Cabdi Aadan.

Wakiilka ayaa sheegay in Jaamacadaha ay heshiiska la saxiixatay ay kala yihiin, Jaamacadda caalamiga ah ee Afrika, Jaamacadda Umdurman Al-ismaaliya iyo Jaamacadda Niileen oo dhammaantood ku yaalla gudaha magaalada Khartoum.

Jaamacadaha Soomaalida ayaa si aan kala joogsi laheyn u tegaya dalka Sudan si ay aqoonsi iyo heshiis ula saxiixdaan Jaamacadaha waddankaasi, taasoo ka dhigeysa in Jaamacadaha Soomaalida ay sare u kaceen dhanka tacliinta iyo xiriirka dibadaha ay ku dhaqaaqeen.

Maqaaladda La Xiriira:

Jaamacadaha PSU iyo KIU oo heshiis kala saxiixday

Itoobiya oo Heshiis La Saxiixatay ONLF

Heshiis dhexmaray jaamacadaha Muqdisho iyo Gedo

Madaxweyne Shariif oo taageero u muujiyay fannaaniinta qaranka
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed / Radio Muqdisho

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay taageerayaan dhaqdhaqaaqyada fannaaniinta qaranka, isla markaana dib loo howlgalinayo golaha murtida iyo madadaalada.

Madaxweynaha oo maanta ka qeybgalay kulan dib la isugu keenayay fannaaniinta qaranka Soomaaliya oo lagu qabtay dugsiga tababarka booliska ee Muqdisho ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta uu kala hadlay dib u dhiska xarunta Theater-ka, isagoo tilmaamay in muddo bilo ah kaddib uu shaqo billaabi doono.

Madaxweyne Shariif waxa uu soo jeediyay in maanta loo aqoonsado maalinta fannaaniinta, madaama fannaaniinta ay door muuqda ku leeyihiin horumarinta bulshada iyo nabadda dalka.

Dhammaandkii sanadkii hore ayuu madaxweynaha ka qeybgalayay munaasabad lagu nadiifinayay Tiyaatarka qaranka oo burbur xooggan uu ka muuqdo, waxaana uu xilligaa ballan qaaday in fanaaniinta ay mar kale dib uga howlgali doonaan golaha murtida iyo madadaalada.

Dhinaca kale, Madaxweynaha ayaa ka qeybgalay munaasabad dib gacanta dowladda loogu celinayay dugsiga hoose/dhexe ee Dhamme Yaasiin Cartan oo ku yaalla degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.

Maqaaladda La Xiriira:

Fannaaniin aqoon isweydaarsi loogu qabtay Muqdisho

Madaxweyne Shariif oo Muqdisho ku noqday

Madaxweyne Shariif oo dib ugu noqday Muqdisho

Mowliidka oo maanta laga xusayo qeybo ka mid ah Soomaaliya
Mowliidka oo laga xusayo Beled-Xaawo/Bar-Kulan

Waxaa maanta oo ku beegan 12-ka bisha saddexaad ee sanadka Hijriga ah laga xusayaa qeybo ka mid ah waddanka Soomaaliya maalinta dhalasha nebigeenna Muxamed (NNKH).

Munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen culumaa’uddiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo lagu weyneynayo dhalashada nebiga (NNKH) ayaa maanta ka dhacday magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo.

Kumanaan dadweyne ah oo isugu jira odayaal, dhallinyaro, carruur, haween iyo culumaa’uddiin ayaa maanta isugu soo baxay barxadda weyn ee ka soo horjeedda saldhigga Beled-Xaawo.

Culumada ayaa ka hadlay fadliga xuska maalinta dhalashada nebiga (NNKH) iyo ahmiyadda ay leedahay weyneynta maalintaas.

Sidoo kale, waxaa isu soo baxa ka qeybgalay qaar ka tirsan ciidanka Ahlu Sunna iyo kuwa dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

Ciidanka oo ka qeybgalaya xuska Mowliidka ee Beled-Xaawo/Bar-kulan

Ciidanka waxay halkaasi ku soo bandhigeen dhoolla-tus iyo gaaddo-ka-cayaar ay sheegeen in maanta ay ugu dabaaldegayaan dhalashada nebi Muxammed (NNKH).

Sanadkii la soo dhaafay magaalada Beled-Xaawo lagama xusin Mowliidka, maxaa yeellay waxaa xilligaasi magaalada gacanta ku hayay maleeshiyada al-Shabaab oo aan oggoleyn xuska maalintaas.

Al-Shabaay waxay ka mamnuucday deegaannada ay gacanta ku hayso in la sameeyo wax isku imaad ah oo ku saabsan xuska Mowliidka.

Munaasabado lagu xusayo Mowliidka ayaa maanta ka socda magaalooyinka waa-weyn ee Muqdisho, Dhuusamarreeb iyo Gaalkacyo.

Maqaaladda La Xiriira:

Maalinta dhalashada nebiga (NNKH) oo laga xusay Garbahaarrey

Mowliidka oo Muqdisho lagu xusay

Diinta: Ahmiyadda Xuska Mowliidka

Qiimaha nabadda oo lagu baranayo Muqdisho
Qiimaha nabadda ay leedahay ayaa lagu baranayaa qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir oo dhowaan lagala wareegay al-Shabaab.

Ololaha waxaa wada odayaal dhaqameed iyo ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed.

Islow Maxamed Yuusuf oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in dadweynaha ay ku soo noqonayaan guryahooda, ayna barayaan qiimaha nabadda iyo ilaalinta ammaanka.

Caasho Cumar Gees-diir oo ka mid ah madaxda ururka haweenka Qaranka ayaa sheegtay inay baraarujin u sameynayaan haweenka ku soo noqonaya guryahooda.

Maqaaladda La Xiriira:

Maalinta nabadda haweenka Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu xusay

Haween ku kulmay Muqdisho

Diinta: Qiimaha ay leedahay nabadda

220 arday oo u dhooftay Turkiga
Wasiirka waxbarashada ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu sagootinayay in ka badan 2 boqol oo arday oo deeq waxbarasho ka helay dowladda Turkiga, kuwaasoo maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

Ardayda oo ka kala yimid gobollada dalka ayaa wasiirka wuxuu kula dardaarmay inay ka faa’ideystaan deeqda waxbarasho ee ay ka heleen Turkiga, isla markaana ay dhowraan sharafta iyo dhaqanka Soomaalida.

Dr. Cabdinuur ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga deeqda waxbarasho ee ay siisay ardayda Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in dowladda Soomaaliya iyo shacabkeedu ay abaal weyn u hayaan Turkiga.

Qaar ka mid ah ardayda heshay deeqda waxbarasho ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin, kana faa’iideysan doonaan fursadda qaaliga ah ee ay heleen.

Ardayda ayaa ah dafcaddii labaad oo toddobaad gudihiis u ambabaxa dalka Turkiga si ay u billaabaan deeqda waxbarasho ee ay dalkaasi ka heleen.

Turkiga ayaa horay deeq waxbarasho u siiyay arday fara badan oo Soomaaliyeed, kuwaas oo iminka wax ka baranaya jaamacadaha iyo dugsiyada waddaankaasi ku yaalla.

Maqaaladda La Xiriira:

300 oo arday oo u dhooftay Turkiga (Sawirro)

Arday maanta waxbarasho loogu qaadayo Turkey

Arday Soomaaliyeed oo si weyn loogu soo dhoweeyay Turkiga