Bogga hore » Ceerigaabo Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Ceerigaabo” 
Isbitaalka guud ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa maanta la gaarsiiyay dawo iyo qalab caafimaad oo uu ku deeqay nin lagu magacaabo Maxamed Jaamac (Af-makaahiille) oo ku nool dalka dibaddiisa. Deeqda ayaa isugu jirtay dawooyin kala duwan iyo sariiraha isbitaallada ee lagu seexiyo bukaannada. Agaasimaha guud ee isbitaalka Ceerigaabo, Maxamed Cali Dhigane ayaa [...]
February 20th, 2012 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Wax soo saarka kalluunka ayaa hoos udhac uu ku yimid degmada xeebta ku taalla ee Laasqoray oo ka tirsan gobolka Sanaag. Guddoomiyaha degmada Laasqoray,Yuusuf Jaamac Dibbad oo Bar-kulan wareysi siiyay ayaa sheegay in maalmihii ugu dambeeyay uu yaraaday kalluumeysiga xoogganaa ee degmada ka socday. Laasqoray ayaa waxaa ay caan ku tahay wax soo saarka kalluunka, [...]
February 19th, 2012 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Deeq isugu jirta qalab caafimaad iyo agab kale waxaa maanta maamulka istibalka guud ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag guddoonsiiyay Ismaaciil Xasan Isbariije oo ka mid ah qurba-joogta ka soo jeeda magaaladaasi. Ismaaciil Xasan Isbariije ayaa sheegay in markii uu arkay baahida ka jirta isbitalka uu go’aansaday in uu gacan ka geysto sidii gurmad [...]
February 6th, 2012 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Guddoomiyaha cusub ee loo soo magacaabay gobolka Sanaag ee maamulka Somaliland, Aadan Diiriye Cigaal ayaa maanta xilkii kala wareegay guddoomiyihii hore ee gobolka, Cali Cabdi Hurre, iyadoo xaflad ay labada mas’uul xilka kula wareegayeen lagu qabtay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Cali Cabdi Hurre ayaa ka codsaday dadka ku nool gobolka Sanaag inay si [...]
January 26th, 2012 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Hay’adda Bisha Cas ee dalka Iran ayaa deeq isugu jirtay Bariis, Saliid, Kalluun iyo Buskud u qeybisay qoysas barakacayaal ah oo tiradoodu ay dhan tahay 750, kuwaas oo ku nool magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Madaxa hay’adda Bisha Cas ee gobolka Sanaag, Caaqil Axmed Maxamed ayaa sheegay in deeqda ay soo dhiibtay hay’adda Bisha Cas ee [...]
January 22nd, 2012 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Kulan ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland oo kaashaneysa hay’adda caalamiga ah ee UNDP ayaa looga dhawaaqay guddi u xilsaaran nabadgalyada gobolka Sanaag, kaasoo ka dhacay hoyga nabadda iyo horumarinta ee magaalada Ceerigaabo. Mas’uuliyiinta kulankaasi ka qeybgalay ayaa ka mid ahaa duqa degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur, madaxa qeybaha maamulka Somaliland, wasaaradda [...]
January 18th, 2012 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee maamulka Somaliland Mudane Cali Cabdi ayaa waxa uu ka warramay waxqabadkii maamulkiisa uu ku guuleystay sanadkii tagay ee 2011-ka iyo himillada kan hadda billowga ah. Mudane Cali Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegay in sanadkii tagay mashaariic kala gaddisan ay ku guuleysteen, kuwaasoo [...]
January 10th, 2012 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Maamulka magaalada Ceerigaabo ayaa maanta dhagax-dhigay waddo laami ah oo isku xiri doonta gobollada Togdheer iyo Sanaag ee maamulka Somaliland. Duqa magaalada Ceerigaabo, Ismaaciil Xaaji Nuur oo dhagax-dhigay dhismaha waddada ayaa ka codsaday qurbajoogta iyo qeybaha bulshada ee gudaha inay gacan ka geystaan dhisamaha waddadan, isagoo ku deeqay labo kun oo dollar ($ USD 2000) [...]
January 8th, 2012 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Kulan logu heshiisiinayey beello walaallo ah oo dhawaan ku dagaallamay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka bartamaha October ee magaaladaasi, Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah golaha guurtida Somaliland, maamulka heer gobol iyo degmo, saraakiisha ciidamada, salaadiin, ergooyinka dhex-dhexaadka ee ka kala yimid gobollada Sool [...]
November 27th, 2011 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Kulan ballaaran oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan maamulka Somaliland, guddi nabadeed iyo qeybaha bulshada ayaa maanta ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Kulanka ayaa looga hadlayay sidii loo dhammeystiri lahaa howlaha lagu nabadeynayo beelo dhowaan ku dagaallamay Ceerigaabo iyo sidii heshiis rasmi ah loo kala dhex dhigi lahaa, waxaana dadkii ka [...]
November 26th, 2011 | La daabacay Ceerigaabo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri