Bogga hore » Burco Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Burco”

Maamulka Togdheer oo ka digay dibadbaxyo

Bar-kulan

Maamulka gobolka Togdheer ayaa maanta ka digay in deegaannada gobolkaas laga dhigo dibadbaxyo aan sharci aheyn. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen duqa magaalada Burco, guddoomiyaha gobolka Togdheer iyo ku-xigeennadooda ayaa loogu soo jeediyay dad doonaya inay berri dibadbaxyo ashtako ah ka dhigaan Burco inay arrinkaas joojiyaan. Guddoomiyaha gobolka Togdheer Cabdow Axmed [...]

April 28th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

$4100 oo la guddoonsiiyay dugsiga agoonta ee Burco

Wararka-Soomaalida

Lacag gaareysa afar kun iyo boqol doollar oo deeq ah ayaa maanta la gaarsiiyay maamulka dugsiga agoonta ee magaalada Burco, waxaana lacagtaas soo aruuriyay haween Soomaali ah oo ku nool magaalada London ee dalka Britain. Haweenka ayaa sheegay in ay lacagta ugu talagaleen inay qeyb ka noqoto dhaqaalaha lagu dhisayo dugsiga, sida uu sheegay Faarax Xarigle [...]

April 23rd, 2012 | La daabacay Burco,Wararka | Sii Akhri

Taageerayaal ka tirsan ururka UDHIS oo lagu xiray Burco

UDHIS

Booliska magaalada Burco ayaa saakay xiray 20 qof oo ka mid ah taageerayaasha urur siyaasadeedka UDHIS, kuwaas oo doonayay inay sameeyaan dibadbax ay kaga cabanayaan go’aan ka soo baxay guddiga diiwaan-gelinta ururrada siyaasadda Somaliland. Guddiga ayaa tartan uu u qabtay ururrada siyaasadda wuxuu ku sheegay in ururka UDHIS uu ka haray tartanka. Ciidanka booliska ayaa [...]

April 22nd, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Togdheer: 6 qof oo shil gaari ku dhimatay

Wararka-ugu-dambeeyay

Lix qof ayaa  ku dhimatay, sagaal  qof oo kalena way ku dhaawacmeen, kaddib markii gaari kuwa xamuulka qaada ah uu maanta ku rogmaday duleedka deegaanka Beer oo  19 km dhinaca  bari kaga beegan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Gaariga oo alaab xamuul ah siday oo ka baxay Burco, kuna sii jeeday degmada Caynaba oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa la sheegay in uu shilku ku yimid markii qaar [...]

April 20th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Burco: Kulan looga hadlay dhibaatada gudniinka fircooniga

Wararka-Soomaalida

Kulan looga hadlay dhibaatooyinka caafimaad ee uu sababo gudniinka fircooniga ah oo ay qaban-qaabisay hay’adda gudaha ee Candle Light ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Kulanka oo ay ka qeybgaleen culimo, oday-dhaqameed, haween iyo dhallinyaro ayaa si weyn looga dooday habka loo cirib-tiri karo gudniinka fircooniga ah. Sheekh Maxamed Cali Yuusuf [...]

April 19th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Burco: Tababar la siiyay macallimiinta dhagoolayaasha

Tababarka macallimiinta

Tababar sare loogu qaadayay aqoonta macallimiinta wax ka dhiga dugsiyada dhagoolayaasha oo socday hal maalin ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco. Tababarka ayaa si gaar ah macallimiinta lagu baray habka wax barista iyo gudbinta, iyadoo macallimiin Soomaali ah ay bixinayeen casharrada. Ururka horumarinta dadka naafadda ee Burco ayaa qabanqaabiyay tababarka, waxaana maalgelisay hay’adda Handicap International [...]

April 15th, 2012 | La daabacay Boorama,Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Burco oo lagu qabtay kulan looga hadlay maamul wanaagga

Ka qeyb galayaasha kulanka /Bar-kulan

Kulan looga hadlayay habka maamulka wanaagga ayaa maanta lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, kaas oo ay goobjoog ka ahaayeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaaladaas. Maxamed Cabdi Cumar oo ka tirsan academic-ga nabadda iyo horumarinta ee maamulka Somaliland oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in ajandaha kulankan uu yahay sidii [...]

April 14th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Burco: Kulan looga hadlay tacaddiyada dumarka

Ka qeyb galayaasha kulanka /Bar-kulan

Kulan looga hadlayay tacaddiyada haweenka loo geysto ayaa maanta lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, kaasoo ay ka qeyb galeen in ka badan 25 xubnood oo ka kala socotay qeybaha bulshada. Kulanka oo ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen guddiga xoojinta nabadda ee degmada Burco iyo hay’adda Danish Demining Group (DDG) ayaa looga [...]

April 11th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Labo qof oo lagu dhaawacay Burco

Wararka-ugu-dambeeyay

Nin dabley ah ayaa xalay dhaawac soo gaarsiiyay labo qof oo rayid ah kaddib markii uu weeraray maqaayad ku taalla xaafadda Oktoobar ee magaalada Burco. Taliye ku xigeenka booliska gobolka Togdheer, ahna ku simaha taliyaha booliska gobolkaasi, Maxamed Xandulle ayaa Bar-kulan u sheegay in ninka falka geystay uu doonayay in uu dilo mid ka mid raggii [...]

April 8th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Shirweynaha ururka Gurmad oo ka furmay Burco (sawirro)

Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Gurmad Nuur Faarax Xirsi / Bar-kulan

Shirweynaha urur siyaasadeedka Gurmad oo ay ka qeyb galayaan ergooyin gaaraya 300 oo xubnood oo ka kala yimid gobollada Somaliland ayaa shalay si rasmi ah uga furmay hotelka Hanad ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Xoghayaha kumeel gaarka ah ee ururka Gurmad Axmed Baaruud Cige oo shirweynahaas ka hadlay ayaa sheegay in ergooyinka ay [...]

April 6th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri