Bogga hore » Burco Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Burco” 
Ololaha tallaalka cudurrada dilaaga ah ee carruurta da’dooda ay ka yar tahay 5-ta sano oo ay fulineyso hay’adda UNICEF ayaa ka billowday degmada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Madaxa WHO ee gobolka Sool, Xaliimo Xasan Bisaas ayaa sheegtay in tallaalka uu muhiim u yahay carruurta, waxaana ay waalidiinta ku boorrisay inay carruutooda uga faa’ideeyaan. Dhinaca [...]
February 19th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Laascaanood,Wararka | Sii Akhri

Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa lagu soo bandhigay koox dhallinyaro ah oo loo tababaray inay dhigaan ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka. Dhallinyaradan oo uu tababar siiyay urur maxalli ah oo lagu magacaabo UBAX, kana shaqeeya wax u qabashada carruurta darbi jiifka ah ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin iyo dadweyne fara [...]
February 15th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Xubno ka mid ah guddiga diiwaangelinta ururrada siyaasadda ee maamulka Somaliland oo booqasho ku jooga magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa kormeeray xafiisyada qaar ka mid ah ururrada siyaasidda ay ku leeyihiin magaaladaas. Xubnahan ayaa booqday xafiisyada 12-ka urur siyaasadeed ee Burco ku yaalla, waxayna goobahaasi kula kulmeen mas’uuliyiin kala duwan oo ay kala hadleen [...]
February 14th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Howlgal ay maanta sameeyeen ciidamada booliska ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa lagu burburiyay dhismayaal sharci-darro ah oo u dhowaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaas. Taliyaha ciidanka booliska gobolka Togdheer, Suleymaan Dhego-Cadde ayaa ka codsaday dadka ku nool magaalada Burco inay u hoggaansamaan amarka maamulka gobolka ee ku wajahan inaan dhismeyaal sharci-darro ah laga [...]
February 13th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici ayaa maanta booqday magaalada Burco ee gobolka Togdheer, waxaana uu kulan la qaatay odayaasha deegaanka. Saylici ayaa odayaasha kala hadlay sidii loo xoojin lahaa ammaanka gobolka Togdheer oo qeybo ka mid ah ay dagaallo ka dheceen dhowaan. Madaxweyne ku xigeenka waxa uu sidoo kale booqday isbitaalka guud ee [...]
February 12th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Deeq lacageed oo ay iska soo urruuriyeen Jaaliyadda gabdhaha Somaliland ee ku nool dalka Kuwait ayaa lagu wareejiyay guddiga gacanta ku haya dhismaha dugsiga agoomaha ee magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Deeqdan lacageed ayaa waxa ay gaareysaa $1,500 oo dollar oo loogu talagalay inay qeyb ka noqoto kharashaadka lagu dhisayo dugsiga agoomaha sida uu munaasabadda [...]
February 10th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa maanta in la masaafuriyo ku xukuntay haweenay la sheegay in lagu qabtay lacag doollar ah oo been abuur ah, iyadoo sidoo kale la gubay lacagtii. Haweeneyda oo xaamilo ah ayaa ciidamada booliska ee maamulka Somaliland waxa ay ka soo qabteen bar-koontarool oo ku taalla tuulo lagu magacaabo Beer oo dhanka bari [...]
February 6th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Dadka barakacay iyo qoysaska danyarta ah ee ku nool xaafadda Koosaar ee waqooyiga magaalada Burco ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo soo food-saartay bilihii u dambeeyay. Guddoomiyaha xaafadda Koosaar, Maxamed Axmed Shoori ayaa warbaahinta u sheegay in xaaladda dadka ku nool xaafaddaas ay aad u liidato, kuwaas oo isugu jira qaar abaartii ka jirtay [...]
February 5th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Ingiriiska ayaa lacag ay iska soo urruuriyeen ku wareejiyay guddiga caafimaadka ee gobolka Togdheer, si wax loogu qabto bukaanno ku jira isbitaalka Maandhaye ee magaalada Burco. Lacagtan oo caddad ahaan gaareyso 2 kun oo dollarka Mareykanka ayaa waxay gabdhuhu ku hagaajiyeen Faarax Yuusuf Xarigle oo ka mid ah guddiga [...]
February 3rd, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Guddiga ku howlan dhismaha dugsiga agoonta ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa maanta loo soo diray deeq lacageed oo dhan siddeed kun, shan boqol iyo toban doollar, taas oo ka timid haweenka ka soo jeeda gobolkaas ee ku nool dalka Ingiriiska. Maxamed Xuseen Aadan oo ka mid ah guddiga gacanta ku haya dhimaha [...]
January 30th, 2012 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri