Bogga hore » Diinta Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Diinta” 
Darsiga Nabadda iyo Nolosha wuxuu maanta ku saabsan yahay dhawrista nabad-gelyada dadka biri-ma-geydada ah. Barnaamijka waxaan ka marneyn qeybtii su’aal iyo jawaab. Waxaa darsiga soo jeedinaya Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil ee ka faa’iideysi habboon. Barnaamijka oo dhammeystiran waxaad ka dhageysan kartaa boggan qeybtiisa hoose. 2012-04-26-Dhawrista-biri-ma-geydada
April 26th, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diini ah oo maalinle ah, kaasi oo ka baxa raadiyaha Bar-kulan, waa darsi loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeenu maanta waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga [...]
April 25th, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diini ah oo maalinle ah, kaasi oo ka baxa raadiyaha Bar-kulan, waa darsi loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeenu maanta waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga [...]
April 24th, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waxa uu maanta ku saabsan yahay Islaamka iyo nabadda. Sidoo kale waxaad dhageysan doontaan qeybta su’aal iyo jawaab ee la xiriirta mawduuca. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Sheekh shardi Mire Maxamuud, ee ka faa’iideysi habboon. Barnaamijka oo dhameystiran waxaad ka dhageysan kartaa bogaan qeybtiisa. 2012-04-21-Islaamka iyo nabadda
April 21st, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diiniya oo maalinle ah kaasi oo ka baxa raadiyaha Bar-kulan, waa darsi loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeenu maanta waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga [...]
April 19th, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waxa uu maanta ku saabsan yahay hanuuninta habboon ee ummadda. Sidoo kale waxaad dhageysan doontaan qeybta su’aal iyo jawaab ee la xiriirta mawduuca. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil, ee ka faa’iideysi habboon. Barnaamijka oo dhameystiran waxaad ka dhageysan kartaa bogaan qeybtiisa hoose. 2012-04-18-Barnaamijka-diinta
April 18th, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diiniya oo maalinle ah oo ka baxa Bar-kulan, kaasi oo loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeenu waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii su’aal iyo jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonaa Kala [...]
April 17th, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diini oo maalinle ah oo ka baxa Bar-kulan, kaasi oo loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeenu waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii su’aal iyo jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonnaa malaha [...]
April 16th, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diiniya oo maalinle ah oo ka baxa Bar-kulan, kaasi oo loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeenu waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii su’aal iyo jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonaa Dib [...]
April 15th, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diiniya oo maalinle ah oo ka baxa Bar-kulan, kaasi oo loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeenu waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii su’aal iyo jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonaa Hagaajinta [...]
April 14th, 2012 | La daabacay Diinta | Sii Akhri