Bogga hore » Ciyaaraha Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Ciyaaraha”

Horumarinta ciyaaraha Afrika oo Qaahira looga shiray

Kubbadda

Shir looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa isboortiga waddamada Qaaradda Afrika ayaa lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka Masar, iyadoo sidoo kale la isla soo qaaday horumarinta ciyaaraha Soomaaliya. Xoghayaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta, Cabdiqani Saciid Carab oo ka mid ahaa xubnihii kulankaasi ka qeylgabay ayaa Bar-kulan u sheegay in shika la iskula soo [...]

May 8th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Puyol oo seegaya koobka qaramada Yurub

Puyol oo dhaawac owgiis garoonka looga saarayo kulankii Espanyol iyo Barcelona / GettyImages

Kabtanka kooxda kubbadda cagta Barcelona, Carlos Puyol ayaa la shaaciyay inuu seegi doono koobka qaramada Qaaradda Yurub ee bisha June ka furmaya Poland iyo Ukraine, kaddib markii uu dhaawac jilibka ka soo gaaray kulankii toddobaadkan ay kooxdiisa la ciyaartay Espanyol. Saraakiisha caafimaadka ee Barcelona ayaa sheegay in dhaawaca Puyol gaaray uu qasbayo inuu garoomada ka maqnaado [...]

May 8th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Guardiola oo diiday inuu tababaro Chelsea

Pep-Guardiola

Tababaraha xilligan ka hayaamaya kooxda Barcelona, Pep Guardiola ayaa diiday dalab uga yimid kooxda Chelsea, kaas oo uu ku kasban lahaa 12 milyan oo gini mushaar dhan sanadkii haddii uu aqbalo inuu macallin u noqdo kooxda ku ciyaarta garoonka Stanford Bridge. Milkiilaha Chelsea, Roman Abramovich ayaa xiiseynaya inuu Guardiola leyliyo kooxdiisa oo uu hadda si [...]

May 8th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Beledweyne oo ka adkaatay Guriceel

Beledweyne Vs Guriceel

Ciyaartoyda kubbadda cagta degmada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa 3-2 uga badiyay dhiggooda degmada Guriceel oo ay ugu martiyeen gobolka Galgaduud. Wakiilka xiriirka Soomaaliya u qaabilsan gobollada Shabeelaha Dhexe, Hiiraan iyo Galgaduud, ahna guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta Galgaduud, Cabdirashiid Aadan Rooble (Shig-shigoow) ayaa warbaahinta u sheegay in gobolka Galgaduud si fiican loogu soo dhoweeyay ciyaartoyda [...]

May 7th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Tartan lagu soo gabagabeeyay Boorama

Boorama

Tartan kubbadda cagta ah oo socday muddo bil ah, kaas oo ay ka qeybgalayeen 18-koox ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Tartanka oo ay qabanqaabisay hay’adda waddooyinka Sarda ayaa waxaa cayaartii kamadambeysta ku kulmay kooxo ku cayaarayay magacyada Asarda iyo Nation Link, iyadoo 5-4 ay guusha ku raacday cayaartoydii ku cayaareysay [...]

May 7th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Juventus oo hanatay Italian Scudetto

Cayaartoyda Juventus oo u dabbaaldageysa hanashada horyaalka Talyaaniga / AP

Kooxda kubbadda cagta Juventus ayaa markeedi 28-aad hanatay koobka horyaalka dalka Talyaaniga (Scudetto) iyadoo weli uu kulan ka harsan yahay dhammaadka horyaalka. Juventus ayaa 2-0 kaga adkaatay kooxda Cagliari oo ay gurigeeda marti ugu aheyd, waxaana horyaalka gacanta u galiyay kooxda Inter oo 4-2 ku maquunisay AC Milan oo tartanka horyaalka ku cariirineysay. Tababaraha kooxda [...]

May 7th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Messi oo jebiyay rikoodhka gool dhalinta caalamka

Messi-300x179

Xiddigga saddexda jeer ku guuleystay ciyaaryahanka ugu fiican adduunka, Lionel Messi ayaa burburiyay rikoodh caalamka ka yaallay xagga gool dhalinta hal xilli ciyaareed, kaddib markii xalay uu dhaliyay afar gool, tirada goolasha uu dhaliyayna uu gaarsiiyay 72. Wuxuu dhaliyay 4 gool oo xalay Barcelona ay kaga badisay kooxda Espanyol. Labo ka mid ah goolashaas waxay [...]

May 6th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

City oo weli hoggaanka haysa

Yaya Toure oo u dabbaaldegaya goolkii 2-aad uu ka dhaliyay New Castle

Kooxda kubbadda cagta ee Manchester City ayaa weli waxay horyaalka Premier Leauge-ga ku hoggaamineysaa goolal dheeraad ah, kaddib markii ay maanta 2-0 kaga badisay kooxda New Castle. Waxaa sidoo kale badisay kooxda Manchester United oo 2-0 kaga badisay Swansea. Min hal kulan ayaa u harsan labada Manchester oo loolan adag uu ka dhaxeeyo. City waxay [...]

May 6th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Natiijooyinka tartanka kubbadda cagta ee jaaliyadda Soomaalida ee Jeddah

Xiddigaha Ruweys

Tartanka sanadlaha ah ee horyaalka kubbadda cagta jaaliyadda Soomaalida Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa si habsami leh u socda, wuxuuna marayaa halkii ugu xiisaha badnaa tan iyo markii uu billowday bishii hore. Kulamadii ugu xiisaha badnaa ee la ciyaaray toddobaadkan waxay kooxuhu isku arkeen sida soo socota: Kooxda kubbadda cagta ee SYL waxay 3-0 [...]

May 6th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Capello oo ka hadlay fursadda uu haysto macallinka lagu beddelay

Fabio Capello

Macallinkii hore ee xulka qaranka kubbadda cagta Ingiriiska Fabio Capello ayaa sheegay in tababare Roy Hodgson oo lagu beddelay booskiisa uusan haysan waqti ku filan oo uu ku diyaarin karo ciyaartoyda Ingiriiska. Fabio Capello ayaa sheegay in Hodgson uusan qaranka Ingiriiska ku diyaarin karin muddo toddobaadyo ah, maadaama koobka qaramada Yurub uu furmi doono 8-da [...]

May 4th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri