Bogga hore » Ciyaaraha Waxaad raadinaysaa warar keyd ah “Ciyaaraha” 
Labo cayaar oo ka tirsanayd tartanka gobollada hoos taga maamulka Puntland ayaa galabta waxaa garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe ku wada yeeshay gobollada Mudug iyo Sool iyo kooxo ku cayaarayay magacyada Karkaar iyo Hayland. Daawashada tartanka oo ay ka qeyb galeen dadweyne aad u badan cayaartii dhex martay gobollada Mudug iyo Sool oo ku [...]
February 2nd, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Xulka kubbadda cagta ee Ghana ayaa gaaray wareegga siddeed-dhammaadka ee tartanka xulalka Afrika, kaddib markii ay hal gool iyo hal gool iskula garab dhaceen xulka kubbadda cagta Guinea. Goolka oo uu la hor maray xulka Ghana ayaa waxaa daqiiqaddii 28-aad ee qeybtii hore ee cayaarta u dhaliyay Agyemang-Badu, halka goolka barbarraha ee xulka Guinea uu [...]
February 2nd, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Tartanka cayaaraha gobollada hoos taga maamulka Puntland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, iyadoo ay tartankaasina ka qeyb galayaan ilaa 8 gobol. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland, Cabdisamad Cali Shire ayaa furay tartanka, isagoo sheegay inuu tartanku ahmiyad u leeyahay Puntland, maadaama uu isku soo dhoweynayo dhallinyarada. Wasiir ku-xigeenka [...]
February 1st, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Kooxaha kubbadda cagta ee Shamrock-Vover iyo Belmont vill FC oo ka tirsan kooxaha heerka koowaad ee ka dhisan gobolka Perth ee dalka Australia ayaa u xusul-duubaya inay la soo wareegaan Sharma’arke Cabdi Sabriye oo ah xiddig Soomaali ah oo u safta kooxda Odda ee ka dhisan isla dalkaasi. Wakiillo ka socday labada kooxood ayaa waxaa [...]
February 1st, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Kooxda kubbadda cagta Manchester United ayaa hoggaanka tartanka Premier League-ga la qabatay kooxda Manchester City kaddib markii United ay badisay, halka City laga badiyay. Manchester City oo hoggaanka horyaalka haysatay inta badan xilli ciyaareedka ayaa 1-0 waxaa kaga adkaaday kooxda Everton. Gibson ayaa daqiiqadii 60-aad goolka u dhaliyay kooxda Everton. Guul-darrada soo gaartay City ayaa [...]
February 1st, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Waddanka Gabon oo martigelinaya koobka Qaramada Afrika ayaa 2-0 kaga badiyay xulka waddanka Tunisia cayaar ka tirsan koobka Qaramada Afrika oo ka dhacday caasimadda Libreville ee dalkaasi. Gabon waxay ugu sarreysaa Group C, taasina waxay ka dhigan tahay inay la cayaari doonto kooxaha ugu sarreeya Group-ka D, Mali ama Guinea. Goolka waxaa Gabon u dhaliyay [...]
February 1st, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Kooxda kubbadda koleyga ee Plasma ayaa dirqi uga badisay dhiggooda Nation Link oo shalay ay ku wada ciyaaray garoonka Ex-Luujino, kulan ka tirsan horyaalka 26-aad ee wiilasha kubbadda koleyga Soomaaliya. Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar aad u soo jiidasho laheyd, iyadoo dadkii la socday tartanka ay ku qiimeeyeen inay ahayd tii ugu adkeyn tan [...]
January 30th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Xulka kubbadda cagta dalka Zambia ayaa u gudbay wareegga siddeeda koox ee koobka qaramda Qaaradda Africa, markii ay 1-0 uga adkaatay ciyaartoyda Equatorial Guinea oo dalkooda uu ku jiro labada wadan ee tartanka martigelinaya. Goolkaa Zambia ay ku adkaatay waxaa daqiiqaddii 67-aad u dhaliyay Christopher Katongo, waxaana guusha ay u suuragelisay inay kaalinta ugu horreysa uga [...]
January 30th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Kooxaha kubbadda cagta AC Milan iyo Manchester City ayaa isku garbinaya saxiixa ciyaaryahanka dunida ugu qaalisan ee u ciyaara kooxda Real Madrid, Cristiano Ronaldo oo la sheegay inay suuragal tahay inuu isaga tago kooxdiisa xilli ciyaareedka dambe. Sida ay qortay jariiradda Sport, Ronaldo ayay suuragal tahay inuu raaco tababare Jose Mourinho oo isna la hadal [...]
January 30th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Tartanka sanadlaha ah ee horyaalka kubbadda cagta jaaliyadda Soomaalida Jeddah dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa la filayaa in dhowaan uu furmo, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha jaaliyadda. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee Jeddah, Maxamed Aweys ayaa lagu sheegay in qabanqaabada tartanka uu xafiiska qeyb ka yahay, dhowaanna lagu [...]
January 30th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri