Bar-kulan » Ciyaaraha

Yaa isugu soo haray semi-finalka koobka waddamada Afrika?
Koobka waddamada Afrika

Tartanka koobka qaramada Afrika ee ka socda dalalka Equatorial Guinea iyo Gabon oo gaaray semi-final waxaa u soo baxay kooxaha waddamada Ghana, Zambia, Mali iyo Ivory Coast.

Ghana xalay waxay 2-1 kaga badisay Tunisia cayaar adkeyd oo dhex martay labada dhinac.

Cayaarta waxay 90-kii daqiiqo ku dhammaatay hal gool iyo hal gool, sidaas awgeed waxaa lagu daray waqti dheeraad ah.

Ghana ayaa nasiib u yeellatay inay cayaarta badiso kaddib markii gool ay dhaliyeen daqiiqadihii lagu daray ciyaarta.

Goolasha labada ah waxaa Ghana u kala dhaliyay Mensah iyo Ayew. Goolka qura waxaa Tunisa u dhaliyay xiddiggooda Khelifa.

Mali waxay gool-ku-laad 5-4 kaga badisay Mali, kaddib markii cayaarta lagu daray waqti dheeraad ah.

Kulamada afar-dhammaadka ama semi-finalka waxaa la ciyaari doonaa Arbacada foodda nagu soo hayso, waxayna kooxuhu isku arayaan sidatan:

Zambia Vs Ghana

Mali Vs Ivory Coast

Tartanka waxaa la soo gabagabeynayaa 12 bishan.

Maqaaladda La Xiriira:

Ivory Coast oo u soo baxday afar-dhammaadka koobka qaramada Afrika

Ghana oo u soo gudubtay siddeed-dhammaadka koobka Qaramada Afrika

Koobka waddamada Afrika oo xalay furmay

Natiijooyinka horyaallada England, Spain iyo Talyaaniga
Waxaa xalay, shalay ilaa caawa dhacay kulamo ka tirsan horyaallada dalalka Spain, England iyo Talyaaniga, iyadoo horyaallada ay marayaan meel xiiso badan.

England

Chelseaayaa laga soo barbarreeyay saddex gool oo ay ka dhalisay kooxda Manchester, markii ay ku kulmeen garoonka Stanford Bridge ee waqooyiga London.

Barbarraha waxa uu hakiyay hankii kooxda Manchester United oo horyaalka kula loollameysa kooxda ay isku magaalada yihiin ee Manchester City, waxaana City ay fursad u heshay inay laba dhibcood ka sare marto.

Goolasha waxaa Chelsea labo ka mid ah goolaha u kala dhaliyay Mata iyo David Luiz, halka goolka saddexaad uu iska dhaliyay difaaca kooxda United, Evans.

Manchester United oo goolasha qeybtii dambe ee ciyaarta wada dhalisay ayaa waxaa labo ka mid ah u saxiixay Weyne Rooney, halka goolka saddexaad uu dhaliyay Chicharito Hernandez.

Kulamada shalay ilaa maanta la ciyaaray waxay kooxaha Premier League-ga ku kala bexeen qaabkan.

Arsenal      7 – 1 BlackburnR.

NorwichC.  2 – 0 BoltonW.

QueensPark R.   1 – 2 WolverhamptonW.

Stoke C.     0 – 1 Sunderland

West Bromwich A.       1 – 2 SwanseaC.

WiganAthletic    1 – 1  Everton

ManchesterC.     3 – 0  Fulham

Talyaaniga

Napoli ayaa hakisay AC Milan, kaddib markii ay barbarro gool la’aan ah kula gashay garoonka San Siro.

Inter waxaa 4 gool iyo waxba ku garaacday Rome oo gurigeeda ku marti-gelisay.

Kulamada oo dhan waxay kooxaha ku kala bexeen:

Genoa       3 – 2  Lazio

AC Milan    0 – 0 Napoli

AS Roma    4 – 0  InterMilan

Chievo       1 – 2 Parma

Fiorentina  3 – 2  Udinese

Juventus    0 – 0 Siena

Lecce0 – 0 Bologna

Novara       0 – 0 Cagliari

Palermo     2 – 1  Atalanta

Waxaa 45 dhibcood horyaalka ku hoggamineysa Juventus oo kulan uu weli u harsan yahay, AC Milan waxay leedahay 44 dhibcood, halka Udinese ay kaalinta saddexaad la joogto 41 dhicood.

Spain

Real Madrid ayaa weli hogaanka u heysa horyaalka Spain, waxaana ay toddobaadkan 1-0 uga adkaatay kooxda Getafe.

Barcelona waxay 2-1 iyana uga adkaatay kooxda Real Sociedad.

Kulamada dhacay waxay natiijooyinkooda noqdeen:

AthleticBilbao    3 – 3  Espanyol

Levante     1 – 1  RacingSantander

Mallorca     1 – 0  Real Betis

Getafe       0 – 1  RealMadrid

Barcelona   2 – 1  Real Sociedad

Real Madird ayaa 55 dhibcood ku hoggaamineysa horyaalka, waxaana Barcelona oo kaalinta labaad ku jirta ay leedahay 48 dhibcood, kaalinta saddexaadna waxaa ku jirta Valencia oo leh 36 dhibcood.

Maqaaladda La Xiriira:

Natiijooyinka horyaallada England, Spain iyo Talyaaniga

Natiijooyinka horyaallada Ingiriiska, Talyaaniga iyo Spain

Natiijooyinka horyaalada dalalka Ingiriiska, Talyaaniga iyo Spain

Koox Soomaali ah oo ku guulesatay koobka Addis Ababa
MBC oo ah koox Soomaali ah oo ka dhisan xaafadda Hayarat ee magaalada Addis Ababa ayaa ku guuleysatay koob loo dhigay kooxaha ka dhisan xaafada magaalada.

Ciyaartoyda Soomaalida waxay 3-1 kaga adkaadeen kooxda Woreda 8 ee metesha degmada Woreda ee magaalada Addis Ababa, waxaana halkaas lagu guddoonsiiyay koobka Addis Ababa oo muddo labo bilood ah socday.

Macallinka kooxda kubbadda cagta MBC, Nuur Maxamed Amiin oo la hadlay Bar-kulan ayaa sheegay in guusha ay gaareen ay tahay farxad u soo hoyatay umadda Soomaliyeed, waxaana uu ammaanay ciyaartoyda Somaalida ah ee kooxda.

Guusha koobka ka sokow, macallinka kooxda MBC, Nuur Maxamed Amiin ayaa loo aqoonsaday tababaraha ugu wanaagsan tartanka, iyadoo gool-dhalintana uu hantiyay Cabdikariin Maxamuud Cilmo oo isla kooxda Soomaalida ka tirsanaa.

Maqaaladda La Xiriira:

Shir looga hadlayo ammaanka Soomaaliya oo ka socda Addis Ababa

Madaxweyne Shariif oo Addis Ababa kaga qeyb galaya shirka IGAD(Sawirro)

President Sharif meets international figures in Addis Ababa

Tartanka gobollada Puntland iyo natiijooyinka maanta
Ciyaartoyda gobolka Mudug / RBK

Garoowe waxaa ka socda tartanka ciyaaraha kubbadda cagta gobollada maamulka Puntland, waxaana galabta wada ciyaaray gobollada ku jira qeybta B.

Gobolka Mudug ayaa waxa uu la ciyaaray Sanaag, iyadoo natiijadii ciyaartana waxay noqotay 1-0 oo ay ku adkaatay Mudug.

Ciyartoyda gobolka Sool waxay iyaguna 2-1 kaga adkaadeen dhiggooda Ceyn, waxaana qeybta B hoggaaminaya gobolka Mudug oo aruursaday lix dhibcood.

Boqol iyo lixdan ciyaartoy oo kala mataleysa 8-da gobol ee maamulka Puntland ayaa tartanka ka qeybgaleysa, waxaana soo gudbay gobollada Nugaal iyo Mudug.

<object
width="600" height="400" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param
name="src" value="https://picasaweb.google.com/s/c/bin/slideshow.swf" /><param
name="flashvars" value="host=picasaweb.google.com&hl=en_US&feat=flashalbum&RGB=0x000000&feed=https%3A%2F%2Fpicasaweb.google.com%2Fdata%2Ffeed%2Fapi%2Fuser%2F102647805186302733259%2Falbumid%2F5705716800553738913%3Falt%3Drss%26kind%3Dphoto%26hl%3Den_US" /><param
name="pluginspage" value="http://www.macromedia.com/go/getflashplayer" /><embed
width="600" height="400" type="application/x-shockwave-flash" src="https://picasaweb.google.com/s/c/bin/slideshow.swf" flashvars="host=picasaweb.google.com&hl=en_US&feat=flashalbum&RGB=0x000000&feed=https%3A%2F%2Fpicasaweb.google.com%2Fdata%2Ffeed%2Fapi%2Fuser%2F102647805186302733259%2Falbumid%2F5705716800553738913%3Falt%3Drss%26kind%3Dphoto%26hl%3Den_US" pluginspage="http://www.macromedia.com/go/getflashplayer" /></object>

Maqaaladda La Xiriira:

Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland ah oo lagu qabanayo Burco

Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland

Natiijooyinka maanta ee tartanka degmooyinka gobolka Banaadir

Ivory Coast oo u soo baxday afar-dhammaadka koobka qaramada Afrika
Drogba oo u dabaaldegaya goolashii uu ka dhaliyay Equatorial Guniea

Xulalka qaranka kubbadda cagta ee Ivory Coast iyo Zambia ayaa noqday kooxaha kubbadda cagta ee u soo baxay afar-dhammaadka koobka waddamada Afrika ee ka socda dalalka Equatorial Guniea iyo Gambia.

Ivory Coast waxay saddex gool iyo waxba kaga badisay kooxda dalka Eqatorial Guinea ee ciyaaraha martigelineysa, sidaas ayeyna ciyaaraha kaga baxday kooxdaasi.

Labo ka mid ah saddex gool waxaa Ivory Coast u dhaliyay xiddigga Didier Drogba, halka kan saddexaadna u dhaliyayToure.

Sidoo kale, Drogba wuxuu khasaariyay gool-ku-laad.

Drogba ayaa sheegay in la joogo xilligii kooxda waddankiisa ay ku guuleysan laheyd koobka qaramada Afrika, isagoo tilmaamay in hanashada koobka Ivory Coast ay ugu dambeysay sanadkii 1992-dii.

Waddanka  Zambiya oo isna u soo baxay semi-final-ka koobka Afrika ayaa 3-0 kaga badiyay waddanka Suudaan.

Maanta waxaa is arkaya xulalka Gabon Vs Mali iyo Ghana Vs Tunisia.

Maqaaladda La Xiriira:

Kooxaha u soo gudbay siddeed-dhammaadka koobka Qaramada Afrika

Ghana oo u soo gudubtay siddeed-dhammaadka koobka Qaramada Afrika

Ivory Coast oo quusisay Rwanda

Zambia oo gaartay afar-dhammaadka koobka Afrika
Xulka kubbadda cagta Zambia oo ka qeyb galaya tartanka caayaraha kubbadda cagta ee dalalka Afrika ayaa gaaray wareegga afar-dhammaadka, kaddib markii uu 3 gool iyo waxba uga badiyay xulka Sudan.

Goolasha saddexda ah ee xulka Zambia waxaa u kala dhaliyay Sunzu, Katongo iyo Chamanga.

Calaamadda casaanka ayaa loo taagay Farah oo daafaca uga cayaarayay xulka Sudan, oo ahaa xulka keliya ee ka socday Bariga Afrika.

Xulka Zambia waxaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay xulalka ugu adag ee ka qeyb qaadanaya tartanka cayaaraha qaramada Afrika.

Berri waxaa ballansan xulalka Gabo iyo Mali iyo sidoo kale Ghana iyo Tunisia.

Tartanka ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo 12-ka bishan February.

Maqaaladda La Xiriira:

Ivory Coast oo u soo baxday afar-dhammaadka koobka qaramada Afrika

Cayaaraha qaramada Afrika oo maanta furmaya

Ghana oo u soo gudubtay siddeed-dhammaadka koobka Qaramada Afrika

Nugaal oo gaartay afar-dhammaadka cayaaraha gobollada Puntland
Kooxda Nugaal oo u damaashaadeysa guushii galabta / Bar-kulan

Kooxda kubbadda cagta ee Nugaal oo ka qeyb galeysa tartanka lixaad ee cayaaraha gobollada iyo deegaannada hoos taga maamulka Puntland ayaa u soo baxday wareegga afar-dhammaadka, kaddib markii ay galabta 2 gool iyo hal uga badisay kooxda Karkaar.

Cayaarta ayaa ka dhacday garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe oo lagu qabanayo cayaaraha Puntland, waxaana ay kooxuhu goolasha iska kala dhaliyeen labadii qeybood ee cayaarta.

Daawashada cayaarta ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay maamulka Puntland iyo dadweyne badan.

Kooxda Nugaal oo badisay labadii kulan ee ay cayaartay ayaa u soo gudubtay wareegga afar-dhammaadka ee tartanka oo ay ka qeyb qaadanayeen 8 koox.

Kooxda Nugaal oo u damaashaadeysa guushii galabta / Bar-kulan

Bar-kulan

Bar-kulan

Bar-kulan

Bar-kulan

Bar-kulan

Maqaaladda La Xiriira:

Cayaaraha gobollada hoos taga maamulka Puntland oo furmay

Zambia oo gaartay afar-dhammaadka koobka Afrika

Cayaaraha gobollada maamulka Puntland oo Garoowe ka furmaya

Muqdisho: Garsooreyaal tennis oo tababar loo soo xiray
Shan iyo toban garsoore oo dhexdhexaadiya cayaaraha tennis-ka ayaa maanta magaalada Muqdisho loogu soo gabagabeeyay tababar soconayay muddo lix casho ah, kaasoo uu soo qaban-qaabiyay xiriirka Soomaaliyeed ee cayaaraha tennis-ka.

Xaflad lagu soo xirayay tababarka oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayay tababarka ayaa waxaa ka hadlay guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee cayaaraha tennis-ka Cabdullaahi Ciise, isagoo rajo ka muujiyay in garsooreyaasha ka qeyb galay tababarka ay dadka uga faa’ideyn doonaan wixii ay barteen.

Macallin u dhashay dalka Masar oo lagu magacaabo Maxamed Rafaat Bassyouni, kana mid ahaa macallimiintii tababarka bixisay ayaa sheegay inuu tababarku ku soo dhammaatay si guul ah, uuna ku faraxsan yahay inay wax u faa’iideeyeen garsooreyaasha Soomaalida ah.

Guddoomiye ku-xigeenka guddiga olombikada Soomaaliyeed, Durraan Axmed Faarax ayaa sheegay inay joogteyn doonaan tababarrada noocaan oo kale ah.

Guddoomiye ku-xigeenka guddiga olombikada Soomaaliyeed, Durraan Axmed Faarax

Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee cayaaraha tennis-ka Cabdullaahi Ciise

Mohamed Refaat Bassyouni

Maqaaladda La Xiriira:

Garsooreyaal Tennis-ka oo Muqdisho lagu tababarayo

Muqdisho: Tababar loo xiray 30 Suxufi

Tababar maamulka ciyaaraha ah oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Tababaraha Suudaan oo ka walwalsan kulanka maanta
Macallinka xulka qaranka kubbadda cagta Suudaan, Maxamed  Cabdalla Mazda  ayaa walwal ka muujiyay ciyaarta siddeed Dhammaadka (Quarter Final) ee  dalkiisu uu maanta la yeellanayo Zambia.

Mazda ayaa tilmaamay in xulka kubbadda cagta ee Zambia uu yahay mid isku dubbaridsan, kulanka maanta ay la ciyaaraayanna uu yahay mid adag, balse  waxa uu carrabaabay inay sameeyeen diyaargarow wanaagsan.

Kabtankii hore ee xulka qaranka kubbadda cagta Suudaan ayaa sheegay in ciyaartoyda qaranka Suudaan ay la soo ciyaareen tartanka ka hor xulalka Gabon, Senegal iyo Tunisia, isla markaana ay ku ogaadeen inay awood u leeyihiin in natiijooyin macquul ah ay kasoo hoyaan tartanka koobka qaramada Afrika.

Xulka kubbadda cagta ee Suudaan oo ciyaartoydiisu ka ciyaaraan gudaha dalkaas, isla markaana ah xulka kaliya ee ka socda bariga Afrika ayaa maanta la cayaaraya  xulka kubbadda cagta ee Zambia ee lagu naanayso “ Chipolopolo”.

Maanta waxaa jira laba kulan oo ka tirsan Quarter-final-ka koobka qaramada Afrika, waxaana wada ciyaaraya  Zambia Vs  Sudan iyo Ivory Coast Vs Equatorial Guinea.

Maqaaladda La Xiriira:

Koobka waddamada Afrika oo xalay furmay

Zambia oo soo gudubtay

Xulka Soomaaliya oo mar kale laga badiyay

Sanaag oo ka badisay Ceyn
Bar-kulan

Kooxo ku kala cayaarayay magacyada Sanaag iyo Ceyn ayaa galabta ku kulmay garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, cayaar ka tirsanayd tartanka gobollada hoos taga maamulka Puntland.

Labada koox oo ku wada jira is-aragga ‘B’ (Group B) ayaa 3 gool iyo labo waxa ay guushu ku raacday kooxdii ku cayaaraysay magaca Sanaag, waxaana goolasha oo dhan la iska dhaliyay qeybtii labaad ee cayaarta.

Daawashada cayaarta waxaa ka qeyb galay dadweyne aad u badan oo buuxiyay garoonka Mire Awaare.

Berri waxaa ballansan kooxaha Nugaal iyo Karkaar oo ku wada jira is-aragga ‘A’ (Group B).

Bar-kulan

Bar-kulan

Bar-kulan

Bar-kulan

Maqaaladda La Xiriira:

Nugaal oo dirqi kaga badisay Hiiraan

Soomaaliya oo ka badisay Qadar

Hiiraan oo rajo beel ka dhigtay Sh.hoose