Bogga hore » Ciyaaraha
Wararka oo dhan “Ciyaaraha”
Bar-kulan—Diego Maradona ayaa doonaya ciyaar uu ugu dabaaldagayo da’da 50 sano jirka inuu bisha soo socota ku ciyaaro magaalada Napoli gaar ahaan kooxda Napoli oo ah kooxdii uu horyaalada u qaaday , ciyaartaasi waxey ka dhici doontaa San Paolo stadium. Maradona wuxuu u sheegay Gazzetta dello Sport inuu dib ugu soo laaban doono magaalada Napoli [...]
September 7th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan—Wafdiga kormeerka FIFA ayaa gaaray dalka Mareykanka si ay qiimeyn ugu soo sameeyaan qaabka ay America ugu diyaar garoobeen qabashada ciyaaraha aduunka ee 2018 iyo 2022. Harold Mayne-Nicholls, oo ah Gudoomiyaha xiriirka k/cagta ee Chile Football Association, isla markaana wafdiga FIFA hogaaminaya, ayaa waxaa ku wehliyay socdaalkiisa Danny Jordaan, oo ahaa madaxii qaban qaabada koobkii [...]
September 7th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan Botswana ayaa doonaya in markii ugu horeysay ay soo xaadiraan ciyaaraha koobka qaramada Africa ee African Cup of Nations iyadoo dagaal la gali doonta Cameroon, Ivory Coast iyo South Africa oo wada badiyay dhamaan kulamadii ugu horeeyay ee isreebreebka 2012 tartanka lagu qaban doono Gabon and Equatorial Guinea. Xulka Botswana waxaa lagu naaneysaa the [...]
September 6th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan—Markii uu dhaafay recordkii gool dhalinta ee uu sameeyay Johan Cruyff ee list gool dhalinta xulka Netherlands u yaalay, ayuu hada Ruud van Nistelrooy wuxuu doonayaa inuu noqdo ciyaaryahanka 3aad ee ugu goolasha badan xulkaasi marka uu talaada Finland la ciyaaro isreebreebka 2012 Euro. Hadii uu gool ka dhaliyo Rotterdam habeenka talaada ah wuxuu soo [...]
September 6th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan—South Africa aya Niger kaga tilaabsatay 2-0 markii ay la ciyaartay kulankeedii ugu horeeyay ee isreebreebka 2012 African Cup of Nations waana kulankii ugu horeeyay ee caalami ah oo uu leyliyo macalinka cusub ee xulkaasi Pitso Mosimane. Weeraryahanada kala ah Katlego Mphela iyo Bernard Parker ayaa u kala dhaliyay 2da gool xulkaasi, ciyaartaasoo ka dhacday [...]
September 5th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan—Iso Kanyenda ayaa dhamaadkii ciyaarta u dhaliyay goolkii bareejada ahaa oo ahaa mid rigoore ah Malawi isla markaana ciyaartii ka dhigtay 2-2 ay la galeen Tunisia oo ay wada ciyaareeb kulan ka tirsan isreebreebka 2012 African Cup of Nations. Issam Jemaa ayaa 2da gool u wada dhaliyay Tunisia daqiiqadihii 11aad iyo 26aad isagoo tirada goolashiisa [...]
September 5th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan—Xiddigaha horyaalka Premier League Yaya Toure, Salomon Kalou iyo Emmanuel Eboue ayaa qeybtii hore kala qaatay goolasha Ivory Coast ay ku niyad jabisay Rwanda oo gaarayay 3-0 markii ay isku arkeen isreebreebka 2012 African Cup of Nations. Ivory Coast waxey kulankaasi ciyaareysay iyadoo uu ka maqan yahay weraryahanka Chelsea Didier Drogba iyo kan CSKA Moscow [...]
September 5th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan – Vuvuzelas ayaa laga mamnuucay dhamaan ciyaaraha qaarada yurub ee UEFA ay qabanqaabiso, sida laga soo xigta ururka yurub ee UEFA, kuwaasoo sheegay in aan garoomada lala soo gali karin. UEFA waxey u sheegtay in 53 wadan ee xubnaha ka ah in ay mamnuucaan aalada turubada ah Go’aan ayaa soo baxay xilli uu xalay [...]
September 4th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulam—Macalinka Real Madrid Jose Mourinho ayaa digniin u diray taageerayaasha kooxdiisa uu macalinka u yahay isagoo u sheegay ineysan u maleyn in uu sanadkaan horyaalka u qaadayo oo aysan rajeyn wax mucjiso ah, wuxuu ku yiri “waxaan ahay macalin—laakiin ma ahi Harry Potter.” Hadalkaasi wuxuu ka danbeeyay markii kulankii ugu horeeyay ee horyaalka Spanish uu [...]
September 4th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan—Xulka koobka yurub difaacanaya ee was ayaa isreebreebka qaarada yurub ee Euro 2012 xalay guul ku bilaabay, halka France guuldaro loo saariyay , waxaana 1-0 kaga badisay Belarus. Sergei Kislyak ayaa daqiiqadii 86aad goolka guuldarada u gacan galiyay France taasoo ah mid ka mid ah guuldarooyinkii ugu xumaa ee soo Mara. David Villa ayaa record [...]
September 4th, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»