“Keydka qoraaga”
Warbixinada uu qoray zkoronto Bar-kulan:Muqdisho-In ka badan 28 haween ah oo ka kala socday 16ka degmo ee gobolka Banaadir, ayaa kulan looga hadlayay dhismaha xarunta mideynta iyo horumarinta haweenka Soomaaliyeed ku yeeshay xarunta ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM. Haweenkaan oo qaarkood ka soo socdaalay deegaanada halista ah ee ay haystaan kooxaha mucaaradka ah, ayaa isugu jiray, dhaqaatiir, kal-kaaliyaal caafimaad, [...]
July 30th, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan:Muqdisho-Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Max’ud Axmed Nuur Tarsan, ayaa sheegay in caqabad ugu weyn ee hortaagan wax ka qabashada xaaladaha liita ee magaalada Muqdisho ay tahay amni daro. Tarsan oo maanta ka hadlayey shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho, ayaa ku sheegay in socdaal u ku tagay magaalada Nairobi uu kula [...]
July 30th, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan:London-Wakiilkii hore ee Xoghaya guud ee Q.M u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya Axmaduu Walad Cabdala, ayaa sheegay in Soomaaliya aysan qatar ku ahayn gobolka geeska Africa oo qura balse ay halis weyn ku tahay dalalka caalamka. Axmaduu Walad Cabdala, oo warbixin uu qoray lagu soo daabacay wargeyska The Financial Times, ayaa sheegay in wadamada reer Galbeedka [...]
July 30th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan:Ceelbarde-3 Qof ayaa ku geeriyootay dagaalo culus oo Ciidamada dowladda KMG Somaliya iyo Maleeshiyada Alshabaab ku dhaxmaray degmada Ceel-barde ee gobalka Bakool. Dagaalkan oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa labada dhinac dhax maray xalay fiidkii waqti ay dadka intiisa badan guryaha ku jireen. Gudoomiyiha dowladda KMG Somaliya ee gobalka Bakool Max’ed Cabdi [...]
July 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan:Hiiraan-Horjoogayaasha Al-shabaab ee gobalka Hiiraan ayaa wacad ku maray iney weeraro culus kala hortagi doonaan ciidamada dowlada KMG Somaliya ee dhaq dhaqaaqyada xoogan ka wada isgoyska kala beyrka oo 28Km dhanka wuqooyi ka xiga magaalada Balad-weyne. Qaar ka mid ah Saraakiisha Alshabaab oo shacabka kala hadlayay Masaajidada ku yaala magaalada iyo baabuur ay ku rakibeen [...]
July 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan:Boorame-Mudaaharaadyo iska soo horjeeda oo ku saabsan cabashooyin la xiriira dhismaha dowladda cusub ee Somaliland iyo taageerada xukuumada la dhisay ayaa maanta ka dhacay magaalada Boorame ee xarunta gobalka Awdal. Dadka ka mudaaharaadayay ineysan ku qanacsaneen dowladda la dhisay ayaa ku eedeeyay dowladda inaaney gobalka Owdal la siinin saamigii ay xaqa u lahaayeen, waxeyna codsadeen [...]
July 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Ceelbarde:Bar-kulan-Howlgalo ay ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya ka sameeyeen degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayay ku soo qabqabteen dad ay sheegeen inay xiriir la leeyihiin ururka Al Shabaab. Howgalada ayey dowladdu sheegtay inay yihiin kuwo lagu sugayo amniga degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool iyo deegaanada hoos yimaada ee ku dhaw degmada Xudur oo ay [...]
July 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Beledweyne:Bar-kulan-Maamulka Al Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa ku amray mu’adimiinta masaajidda ku yaala gudaha magaalada Beledweyne inay hal waqti aadaamaan, iyagoo sidoo kalena Shabaabka u gudbinaya khudbadaha laga soo jeediyo masaajidda. Kulan saacado qaatay oo ay magaalada Beledweyne ku yeesheen Saraakiil ka tirsan Shabaab iyo mu’adimiinta in ka badan 25 masaajid oo ku yaala gudaha [...]
July 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan:-Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Somali-land, ayaa isu soo bax qayb ka ah doorashooyinka Somali-land maanta ku dhigay magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Max’ed Siilaanyo, oo la hadlay dadkii isugu soo baxay Hargeysa, ayaa sheegay in xsibiga Kulmiye uu diyaar u yahay in aan xuquuqdooda la duudsan dadka Somali-land. Siilaanyo, ayaa ballan qaaday in haddii [...]
June 4th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan: Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha ka jira maamulada Puntland iyo Somali-land ayaa lagu soo waramayaa inuu tababar uga furmay magaalada Kambala ee dalka Yugandha. Tababarkan oo ay isku soo duba riday Hay’ada Hormarinta Mashaariicda u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNDP, ayaa inta uu socdo lagu baridoonaa Agaasimayaasha maamul wanaaga. Waxaa tababarkan ka horeeyay mid ay [...]
June 4th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri