“Keydka qoraaga”
Warbixinada uu qoray ssalah

Xulka Wararka 7:00 PM

24-12-2010 Xulka Wararka

December 24th, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Xulka Wararka 7:00 PM

2010-12-23 Xulka Wararka

December 23rd, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Xulka Wararka 7:00 PM

2010-12-22 Xulka Wararka

December 22nd, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Nugaal oo dirqi kaga badisay Hiiraan

hiiraan

Gobolka martida loo yahay ee Nugaal ayaa 4-3 dirqi ah kaga badiyay gobolka Hiiraan, sidaana waxey Nugaal ugu soo baxday wareega 2aad ee tartankaan markii ay 6 dhibcood aruursatay. Gobolka Hiiraan qudhiisa wuxuu xaqiijiyay inuu u soo baxay wareega 2aad ee tartankaan isagoo leh 3 dhibcood maadaama gobolka 3aad ee Group A oo ah Shabeelaha [...]

December 22nd, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Jubbadda Hoose oo ku tumatay Galgaduud

galgaduud

Jubbadda Hoose ayaa u awood sheegatay gobolka Galgaduud markii ay 3-1 dhabarka u saarisay, natiijadaasina waxey rajo wanaagsan u yeeleysaa gobolka Jubbadda Hoose marka loo eego u soo bixitaanka wareega 2aad ee tartanka k/cagta ee gobolada. Jubbadda Hoose oo sidaan 4 dhibcood ku wadata waxey ciyaarta ugu danbeysa la ciyaari doontaa gobolka Sanaag oo 3 [...]

December 22nd, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Ganacsiga gobolada Soomaaliya

Barnaamijka ganacsiga waa Barnaamij maalinle ah oo Raadiyah Bar-kulan aad ka dhageysan karto maalin kasta marka laga reebo maalinta jimcah. Barnamijka maanta waxaan ku eegeynaa dhaqdhaqaaqyada ganacsi ee ka jira magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya, xubinta sarifka lacagaha qalaad iyo qaabka cuntada loo kariyo Barnaamijka oo dhameystiran waxaad ka dhageysan kartaa qeybta hoose ee boggaan 2010-12-22 [...]

December 22nd, 2010 | La daabacay Dhaqaalaha | Sii Akhri

Xulka Wararka 7:00 PM

2010-12-21 Xulka Wararka

December 21st, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

10-ka gool ee ugu fiican horyaalka England

Daawo 10kii gool ee ugu fiicnaa ee ilaa iyo hada ka dhasha horyaalka  Premier League xilli ciyaareedkaan  2010-11.

December 21st, 2010 | La daabacay Bogag | Sii Akhri

Hiiraan oo ka bixi gaartay tartanka gobolada

hiiraan 1

Gobolka hiiraan oo ka mid ah gobolada ka qeybgalay tartanka k/cagta ee Garowe ka soconaya ayaa ku sigtay inuu ka baxo oo diido inuu sii ciyaaro  tartankaasi markii ay ku eedeeyeen xiriirka k/cagta Ineysan wax daryeel ah ka helin. Shir jaraaid oo ay xalay ku qabteen Garowe waxaan ka wareystay C/naasir yaasiin oo idaacada Bar-kulan [...]

December 21st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Shabeelaha dhexe oo ciribtiray Jubbadda dhexe

jubada

Ciyaartii ay galabtay wada ciyaareen Shabeelaha dhexe iyo jubadda dhexe waxaa 2-1 guushii kula hoyaaday shabeelaha dhexe. Shabeellaha dhexe wuxuu noqday gobolkii 2aad ee 6 dhibcood ku soo baxa maadaama kulankii 1aad uu 4-3 kaga soo adkaaday Bakool. Ciyaarta ugu dambeysay waxey la ciyaari doontaa Bari oo 6 dhibcood leh. Jubbada dhexe wuxuu xaqiijiyay inuu [...]

December 21st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri