
Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay tartankii 18-aad ee k/cagta gobolada Soomaaliya kadib markii uu 1-0 kaga badiyay gobolka Bari ciyaartii finalaha aheyd oo ay galabtay ku wada ciyaareen garoonka Mire Awaare ee magaalada Garowe. Goolka Banaadir ay ku badisay oo dhashay qeybtii hore ee ciyaarta bilowgeedii hore gar ahaan daqiiqadii 4aad ee ciyaarta waxaa u [...]
December 31st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri
2010-12-31 Xulka Wararka
December 31st, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Shirkada xawaalada ee Amal express ayaa qaar badan oo ka mid ah ciyaartoydii hore ee Soomaaliya oo ka qeybgalaya tartanka k/cagta ee gobolada Soomaaliya ee Garowe ka soconaya waxey maantay siisay taleefoono mobilo- ah. Abdirashiid H Hersi (Bakin) oo guddoomiye ku xigeenka Xiriirka k/cagta isla markaana ah madaxa suuq geynta iyo maalgalinta ayaa isagoo ka [...]
December 30th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri
2010-12-30 Xulka Wararka
December 30th, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Gobolka Bari ayaa soo istaagay ciyaarta kama danbeysta ah ee tartanka k/cagta ee gobolada Soomaaliya markii uu 3-1 semifinalaha koobkaan kaga adkaaday gobolka Jubbadda Hoose. Goolkii ugu horeeyay ee ciyaarta wuxuu ahaa kii ugu dhaqsiyaha badnaa tartankaan intii uu socday ka dhasha , waxaana dhaliyay Amiin Xasan Daahir oo Number-ka 11aad u wata gobolka Bari, [...]
December 29th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Gobolka Banaadir ayaa soo gaaray ciyaarta kama danbeysata ah ee tartanka k/cagta gobolada Soomaaliya markii uu galabtay 5-4 rigoorayaal ah kaga adkaaday gobolka Nugaal oo ay isku arkeen semifinalaha tartankaan. Ciyaarta oo xilligii looga talagalay iyo waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ku soo idlaatay 1-1 ayaa waxaa si toos ah loo tuurtay laad ku [...]
December 28th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Gobolada Bari iyo Jubbadda hoose ayaa wada ciyaari doona ciyaarta 2aad ee semifinalaha tartanka k/cagta ee gobolada Soomaaliya markii ay ka soo kala adkaadeen Baay iyo Sh dhexe. Gobolka Bari wuxuu 3-2 dirqi ah kaga adkaaday gobolka Baay ciyaar aad u xiiso badan oo galabtay ku dhexmartay garoonka Mire Awaare ee Garowe, iyadoo 2dii gool [...]
December 27th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Gobolka Nugaal ayaa noqday gobolkii ugu horeeyay ee u soo baxa wareega 4ta ama semifinalaha tartanka k/cagta ee ciyaaraha gobolada markii uu galabta 2-1 kaga farxashay gobolka Mudug oo ay ciyaar adag ku wada yeesheen garoonka Mire Aware ee magaalada Garowe. Nugaal oo ah gobolka martida loo yahay ayaa wareega Semifinalka wuxuu la ciyaari doonaa [...]
December 26th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri
December 26th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri
2010-12-25 Xulka Wararka
December 25th, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri