“Keydka qoraaga”
Warbixinada uu qoray ashire

RW Farmaajo oo booqday goobo ay dhawaantan la wareegeen Ciidamada Dawladda

RW Farmaajo

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa galabta soo kormeeray goobo ay dhowaantan la wareegeen ciidamada Dowladda oo ay kaabayaan kuwa Nabad illaalinta ee midowga Afrika (AMISOM), waxaana kormeerkiisan ku wehliyay bahda Saxaafada gudaha iyo dibadda. Ra’iisal Wasaaraha ayaa ugu horeyntii tegay fariisimo cusub oo ay ciidamada Dowladdu [...]

December 3rd, 2010 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Wararka | Sii Akhri

Mark Bowden “Wada hadal ayaan la geli doonaa kooxaha Mucaaradka”

Mark Bowen/ Isha Google images

Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in ay mudnaanta kowaad siin doonto wadahadal ay kooxaha mayalka adag ee ka soo horjeeda dowladda KMG ah kala yeelato sidii sahay gargaar ah loo gaarsiin ahaa dadka rayidka ah ee ku nool goobaha ay kooxahaasi haystaan. Xiriiriyaha arrimaha bini’aadanimada Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mark Bowden, ayaa sheegay in aysan [...]

December 3rd, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Madaxweyne Shariif ayaa ka hadlay dhacdadii Hotel Shaamow

Qarixii Hotel Shaamow, 03 December 2009/ Isha Google images

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed, ayaa sheegay in maanta oo ku beegan 3 December aay maalin murugo u tahay shacabka Soomaaliyeed, kadib markii sanadkii hore maanta oo galo wasiiro, arday iyo shacabka kale lagu laayey hotelka Shaamow ee magaalada Muqdisho. Sh. Shariif Sh. Axmed, ayaa sheegay in xubnihii golaha wasiirada [...]

December 3rd, 2010 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Wararka | Sii Akhri

Antonio Guterres oo Boosaaso Socdaal ku tagay

Antonio guterres, Madaxa UNHCR

Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga UNHCR Antonio Guterres, oo socdaal ku jooga magaalada Boosaaso, ayaa madaxda Puntland kala hadlay arrimaha qaxootiga ku sugan Boosaaso. Antonio Guterres, oo maanta kulan la yeeshay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa sheegay in UNHCR ay qiimeyn ku sameyneyso xaaladaha dadka qaxootiga ah ee [...]

December 3rd, 2010 | La daabacay Boosaaso,Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Todobaadka Xuquuqda aadanaha oo loo diyaar garoobayo

Madaxa difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee Bariga & Geeska Afrika Dr.Xasan Shire Sheekh, ayaa sheegay in uu  bilowday todobaadka xuquuqda Aadanaha, kadib shir Jaraa’id uu manta ku qabtay magaalada Kampala ee xaasimada Ugandha. Xasan Shire ayaa sheegay in todobaadkan ay bilaabaneyso xusuus loo sameynaayo Xuquuqda aadanaha Caalamka oo soconeysa ilaa 10 ka December taasoo 1948 looga [...]

December 3rd, 2010 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Waxgaradka Sanaag oo taageeray dekad ay yeelato Laasqorey

Guryaha Taariikhiga ah ee Laasqorey/ Google images

Odayaasha, Waxgaradka, iyo Maamulka degmada Laasqoray ee gobalka Sanaag, ayaa kulan ay maanta yeesheen ku taageeray hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, kaasoo uu ku sheegay inuu jiro heshiis ay la galeen dowlada kuweyt kaasoo ku saabsanaa in dakad loo sameeyo degmada laasqoray. Odayaasha iyo Waxgaradka, ayaa hadalka Madaxweyne Faroole, ku [...]

December 3rd, 2010 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

17 Dhalinyaro oo la sii daayay kadib markii lagu waayay burcad badeednimo

Ciidamada la dagaalanka burcad badeeda ee ku sugan xeebaha gobalka mudug ee dalka Soomaaliya ayaa maanta sii daayay 17 dhalinyaro ah kadib markii lagu waayay dambiyo ka dhan ah falal burcad badeednimo ah. Ciidamada caalamiga ah ee bada ayaa gacanta ku dhigay Dhalinyaradan, mudo 20 cisho ka hor ah xili ay ku sugnaayeen bada gudaheeda, [...]

December 3rd, 2010 | La daabacay Gaalkacyo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Al Shabaab oo Xoollo dhaqato dhac u geystay

Dagaal yahanda Al Shabaab/ Isha Google Images

Maleeshiyaadka Al Shabaab ee ku sugan deegaanka Goobo oo hoos taga degmada Maxaas, ayaa maanta dhac u geystay dad xoolo dhaqato oo ku nool deegaanka Qabri Godey ee Maxaas. Maleeshiyaadka Shabaab ayaa ku eedeeyey dadkaasi in ay niyad ahaan u taageersan yihiin ciidamada culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo dhawaan dagaal culus maleeshiyaadka Shabaab la galay. [...]

December 3rd, 2010 | La daabacay Beledweyne,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Dhaqanka: Habka Wanaagsan ee Gabdhaha loo Barbaariyo

bar_kulan_culture

Barnaamijka dhaqanka todobaadkan waxa aynu uga hadlaynaa hab dhaqameedkii wanaagsanaa ee ay ummadda Soomaaliyeed u soo barbaarin jireen gabdhaha xillifa ay soo korayaan, iyadoo gabdha xilliga ay soo korayaan lagu ababiyo lana baro dhaqanka wanaagsan ee soo jireenka ee ay ummada Soomaaliyeed ku dhaqami jireen sida: Xushmadda waalidka ay tahay in ay gabadhuhu ku muujiyaan, [...]

December 3rd, 2010 | La daabacay Barnaamijyada,Dhaqanka | Sii Akhri

Diinta: Heshiisiinta Ummadda

Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diiniya oo maalinle ah kaasi oo ka baxa raadiyaha Bar-kulan, waa darsi loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeenu maanta waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga [...]

December 2nd, 2010 | La daabacay Diinta | Sii Akhri