“Keydka qoraaga”
Warbixinada uu qoray ashire 
Bar-kulan waxay idiin soo gudbineysaa casharro taxane ah oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan, kuwaasoo aan ugu tala galnay in sare loogu qaado aqoonta ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta axkaamta, fadaa’isha iyo faa’iidooyinka ay leedahay bisha barakeysan ee Ramadaan. Darsiga koowaad oo ka hadlaya bisha barakeysan Ramadaan waxaa soo jeedinaya Sheekh Xasan. Darsiga oo [...]
August 1st, 2011 | La daabacay Diinta | Sii Akhri
Barnaamijka Diinta maanta waxa uu ku saabsan yahay Nabadda iyo Nolosha, waa barnaamij maalinle ah oo loogu talo galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriira diintooda Islaamka. Barnaamijkamaantana wuxuu ka kooban yahay darsi diina ah oo ka hadlaya ahmiyadda ammaanka iyo xasilloonidu u leedahay ummadda Muslimka ah, waxaana soo [...]
June 1st, 2011 | La daabacay Diinta | Sii Akhri
Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diiniya oo maalinle ah kaasi oo ka baxa raadiyaha Bar-kulan, waa darsi loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeenu maanta waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga [...]
January 4th, 2011 | La daabacay Diinta | Sii Akhri
Soomaali dhulka Airportiga Moscow seexanaysay 8 bilood walina ku xaniban, ka daawo bartamaha
December 6th, 2010 | La daabacay Bogag | Sii Akhri

Shabakadda internetka ee isku xirta inta badan dunida maanta waxay noqotay shabakada aad u qara weyn taasi oo aad ka helayso adeegyo badan oo aasaasi u nolosha maanta dunida ka jirta. Hadii aad rabto inaad si dhameystiran oo taxadar wadata ku isticmaasho adeegyadaasi waa inaad marka ugu horeysa aqoon fiican u leedahay bogaga amaba mashiinada [...]
December 4th, 2010 | La daabacay Tiknoolajiyadda | Sii Akhri

Wararka ka imaanaya degmada Xagar iyo deegaanada ku xeeran ee gobolka Jubbadda hoose ayaa laga soo sheegayaa in ay deeganadaasi ka jiraan abaaro iyo biyo la,aan xoogan oo ay ka cabanayaan dadka dagan degmada Xagar iyo deegaanada hoose yimaada. Abaarahaasi ayaa saamayn weyn ku yeesheen dadka iyo duunyada ku dhaqan degmada Xagar iyo deeganad hoosiyaada [...]
December 4th, 2010 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Barnaamijka Soomaalida iyo tiknoolajiyadda oo todobaad walba ka baxa raadiyaha Bar-kulan waxa uu todobaadkan idiin soo gudbinayaa qeybta koowaad ee barnaamijyo taxane ah oo aanu ugu talo galnay Domainka Soomaaliya,waxaana barnaamijyadaasi ku eegi doonaa dhamaan arimaha la xiriira hoyga internetka Soomaaliya ee DOT SO. Waxaana kamida waxyaabaha taxanaha ah ku eegi doono: Waxa uu yahay [...]
December 4th, 2010 | La daabacay Barnaamijyada,Tiknoolajiyada | Sii Akhri

Munaasabadan loogu baroordiiqda xasuuqii ka dhacay hotelka Shamow oo ay ka soo wareegatay muddo sanad ah ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaasi ay kasoo qeyb galeyn aqoonyahano, siyaasiyiin, fananiin ,wariyaal marti sharaf kale . Munaasabadaan oo ay so qabanqaabiyeen ururka dhalinyarada SYO , dadkii kasoo qeyb galay ayaa dhamaantooda waxaa laga dheehanaaye [...]
December 4th, 2010 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Qowmiyada Banaadiriga ee ku dhaqan dalka Yemen ayaa taageeray Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Munaasabada lagu taageerayay Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ay soo abaabuleen Qowmiyadda Banaadiriga ayaa waxay ka dhacday magaalada Sanca ee dalka Yemen iyadoo ay ka qeyb galeen waxgarad, Siyaasiyiin iyo [...]
December 4th, 2010 | La daabacay Wararka | Sii Akhri
2010-12-04 Barnaamijka Tiknoolajiyadda
December 4th, 2010 | La daabacay Barnaamijka Maanta | Sii Akhri