“Keydka qoraaga”
Warbixinada uu qoray Ahassan

Madaafiic lagu garaacay matoor saarnaa ceelka Garbahaarrey

Militants of al Shabaab ride on pick-up trucks after displaying their weapons on the outskirts of Mogadishu

Weerar ku dhufo-oo-ka-dhaqaaq ah oo maleeshiyada al-Shabaab xalay ay ku qaadday degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo waxaa ku burburay matoor saarnaa ceelka ay biyaha ka cabbaan shacabka ku dhaqan magaaladaas. Afhayeenka Ahlu Sunna ee gobollada koonfureed, Sheekh Maxamed XUseen Isxaaq (al-Qaaddi) ayaa ku eedeeyay maleeshiyada al-Shabaab in ay madaafiic ku garaacday matoorka ceelkii biyaha laga [...]

May 16th, 2012 | La daabacay Garbahaarrey,Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Dhuusamarreeb: Ciyaar kubbadda cagta ah oo lagu maamusay 15-ka May

Kooxda Walaalaha

Ciyaar kubbadda cagta ah oo lagu maamusay 69 guuradii ka soo wareegatay maalinta dhallinyarada Soomaliyeed ayaa maanta lagu qabatay garoonka kubbadda cagta ee degmada Dhuusamarreb ee xarunta gobolka Galgaduud. Waxay ciyaartu dhex martay labada koox ee Halgan iyo Walaalaha. Ciyaarta oo aheyd mid xiiso badan leh waxaa daawashadeeda ka qeyb galay mas’uuliyiinta degmada iyo dadweyne [...]

May 15th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Xulka Wararka 07:00 PM

2012-05-15-Xulka-wararka-07-PM

May 15th, 2012 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Man City oo raalli gelin ka bixisay aflagaaddo Tevez uu u geystay Sir Alex Ferguson

Tevez

Manchester City waxay maanta raalli gelin ka bixisay aflagaaddo Carlos Tevez uu u geystay tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Ferguson. Xilli ciyaartoyda kooxda ay sameynayeen isu soo baxa koobka ayaa la arkayay Teves oo soo bandhigaya boor ay ku qorneyd ‘RIP Fergie’ oo ah oraah qofka dhintay loo rajeeyo in uu nasiino iyo nabad [...]

May 15th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Nasri oo ku jees-jeesay Arsenal

Samir Nasri

Kubbad qaabeeyaha kooxda Manchester City, Samir Nasri ayaa ku jees-jeesay kooxdii uu horey uga soo tagay ee Arsenal, oo horyaalka ka gashay kaalinta saddexaad, halka kooxdiisa ay u dabbaaldegtay hanashada horyaalka Premier League-ga. Nasri oo ka tirsan xulka qaranka kubbada cagta dalka Faransiiska ayaa ka mid ahaa halyeeyadii City ee sida la yaabka ahayd Axaddii [...]

May 15th, 2012 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Barnaamijka ganacsiga Soomaaliya

Barnaamijka ganacsiga maanta qodobbada aad ku maqli doonto waxaa ka mid ah: Ganacsatada Soomaalida ee Koonfurta Suudaan oo shaqo joojin sameeyay kaddib markii la dilay mid ka mid ah ganacsatada Soomaalida ee magaalada Juba. Wakaallada biyaha ee Somaliland oo soo bandhigtay waxqabadkeedii 2011. Barnaamijka oo dhammeystiran waxaad ka dhageysan kartaa qaybta hoose ee boggan. 2012-05-15-Barnaamijka-ganacsiga

May 15th, 2012 | La daabacay Dhaqaalaha | Sii Akhri

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfurta Suudaan

Dil-Somali-Koonfur-Afrika-1-300x225

Koox hubaysan ayaa xalay dil ugu geysatay magaalada Juba ee caasimadda Koonfurta Suudaan ganacsade Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Axmed Koronto. Dilka marxuumka ayaa yimid kaddib markuu isku dayay in uu iska caabbiyo kooxda dilka u geysatay oo dooneysay in ay dhacdo gurigiisa. Xilliga la dilay ganacsade Axmed Koronto waxaa la joogay ganacsato kale [...]

May 14th, 2012 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Wararka | Sii Akhri

Ururrada dhallinyarada Puntland oo dallad guud sameysan raba

Wasiirka dhallinyarada Puntland

Xarunta wasaaradda dhallinyarada ee Puntland ee magaalada Garoowe waxaa isugu yimid ururro badan oo arrimaha dhallinyarada ka shaqeeya, kuwaas oo ka arrinsanaya sidii ay u sameysan lahaayeen dallad guud oo mideysa. Wasaaradda dhallinyarada ayaa u ololeyneysa sidii ay u mideyn laheyd ururrada dhallinyarada ee ka howlgala deegaannada Puntland Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha maamulka Puntland, Cabdiweli [...]

May 14th, 2012 | La daabacay Garoowe,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Webiga Shabeelle oo fatahay

fatahaad

Webiga Shabeelle ayaa lagu soo warramayaa inuu ku fatahay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Webiga ayaa ku fatahay tuulooyinka Raqayle, Maagaay, Gaashaanle iyo deegaanno hoos taga degmada Jowhar, waxaana la soo sheegayaa in uu khasaare gaarsiiyay dhul beereed baaxad leh oo ku teedsan webiga. Biyaha fatahay waxay baabi’iyeen beero ay ku yaalleen dalagyo isugu [...]

May 14th, 2012 | La daabacay Gobolada,Jowhar,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Bandhigga Barbaarta: Ogaalka dhalliyarada ee dastuurka

Bandhigga-barbaarta

Barnaamijka Bandhigga Barbaarta waxaan maanta uga hadleynaa ogaalka dhallinyarada waxa uu yahay dastuurka. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Ismaaciil Maxamed oo ka mid ah dhallinyarada ku dhaqan magaalada Nairobi. Barnaamijka oo dhammeystiran waxaad ka dhageysan kartaa boggan qeybtiisa hoose. 2012-05-14-Bandhigga-barbaarta

May 14th, 2012 | La daabacay Barbaarta,Barnaamijyada | Sii Akhri