Bogga hore » November 30th, 2011 Warbixinada ku daabbacan “November, 2011” 
Ciidamada booliska ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta qabtay walxo qarxa oo la dhigay iridda hore ee iskuulka Alfajri oo ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Bar-kulan ayaa sheegay in maamulka iskuulka ay ku wargeliyeen ciidamada ammaanka, saddex bac oo lagu soo riday walxo qarxa, kuwaas oo [...]
November 30th, 2011 | La daabacay Muqdisho,Wararka | Sii Akhri

Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo. Waa sheeko taxane ah oo ku socota jiilka dhallinyarada ah, isla markaana ka hadleysa dhibaatada dalka ka jirta. Halkan hoose ka dhageyso qeybta 64-aad ee sheekada. 2011-11-30-Hoygaagi-dib-ugu-noqo-Q64
November 30th, 2011 | La daabacay Ruwaayad | Sii Akhri

Resettlement of tens of thousands of drought-displaced Somalis in Mogadishu is under way, with aid agencies organizing voluntary returns to several areas in southern Somalia, reports say. The director of the United Arab Emirates-Red Crescent Society (UAE-RCS) in Somalia Mohamed Abdullahi Hussein is quoted as saying that they have started a project to resettle some [...]
November 30th, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri
2011-11-30-Xulka-wararka-8am
November 30th, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri
2011-11-30-Barnaamijka-horumarka-bulshada
November 30th, 2011 | La daabacay Barnaamijka Maanta | Sii Akhri
2011-11-30-Barnaamijka-deegaanka
November 30th, 2011 | La daabacay Barnaamijka Maanta | Sii Akhri

At least four died and six other were wounded when an explosion hit near a police station in Mogadishu’s Darkenley district. The explosion which is said to be a landmine went off a time a group of Women were undertaking cleaning activities in the area, according to area district commissioner Abdulle Ali Hilowle. It is [...]
November 30th, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri

Somalia’s Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali on Tuesday evening met Somali community members in Doha including Somali students studying various Universities in Doha. The PM who is in Doha for an official trip held talks with community representatives, briefing them on the current political situation in the country, government’s achievement in terms of security and [...]
November 30th, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri

Barnaamijka Horumarinta bulshada waa barnaamij toddobaadle ah oo aad idaacadda Bar-kulan ka dhageysataan maalin kasta oo arbaco ah. Toddobaadkan barnaamijka waxaan uga hadleynaa Sida loo horumarin karo adeegyada bulshada dalka Soomaaliya. Barnaamijka waxaan ku wareysanaynaa Guddoomiyaha degmada Xamarweyne Cabdullaahi Ibraahim Sahal “Gardhuub”, guddoomiye ku-xigeenka ururka qaranka haweenka Soomaaliya iyo Dr. Cabdi Jaamac Maxamuud. Barnaamijka oo dhammeystiran [...]
November 30th, 2011 | La daabacay Barnaamijyada,Horumarinta Bulshada | Sii Akhri

Dib u dejin loo sameynayo dadkii ka soo barakacay abaarihii ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya ayaa ka bilaabatay xeryaha dadka barakacayaasha ee ku yaallada magaalada Muqdisho. Dib u dejintaas ayaa loo sameynayaa tobonaan kun oo barakacayaal ah, kuwaasi oo intooda badan ku sugan xeryo ku yaalla Muqdisho, waxaana ay dadkaasi si iskood ah [...]
November 30th, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri