Bogga hore » September 30th, 2011 Warbixinada ku daabbacan “September, 2011”

Raskamboni militia and TFG troops still controls Dhobley town, Lower Juba

Dhobley Hospital

A pro- government militia in southern Somalia, the Raskamboni group, has claimed that its fighters and government troops have repulsed Al-Shabaab rebel group fighters who launched a fresh offensive in border town of Dobley on Friday morning. The Raskamboni group spokesman Abdinasir Serar said the militant fighters attacked their bases in Dobley town but they [...]

September 30th, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri

Askari lagu qisaasay Ceelwaaq

Ciidamo ka tirsan dowladda KMG oo joogo saldhig millitary oo ku taallo Ceelwaaq / RBK

Maxkamadda ciidamada dowladda KMG ee degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG, oo lagu eedeeyay inuu si bareer ah u dilay 3 askari oo ka ciidamada tirsanaa. Taliyaha ciidamada dowladda KMG ee degmada Ceelwaaq, Colonel Cabbaas Ibraahim Gureey oo Bar-kulan u xaqiijiyay fulinta xukunka, ayaa [...]

September 30th, 2011 | La daabacay Garbahaarrey,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Baadiyeynta caruurta

2011-09-30-Sawir-gacmeed

September 30th, 2011 | La daabacay Sawir Gacmeed | Sii Akhri

Dhaqanka: Caadooyinka guurka

dhaqanka

Barnaamijka dhaqanka waa barnaamij toddobaadle ah oo Bar-kulan aad ka dhageysan karto subax kasta oo jimco ah. Toddobaadkan barnaamijka waxaan ku soo qaadanaynaa caadooyinka guurka ee Soomaalida. Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Abuukar Sheekh Axmed (Al-Badri) oo ah suxufi iyo qoraa  qoray buug la yiraahdo wehelka lamaanaha. Barnaamijka oo dhammeystiran waxaad ka dhagaysan kartaa boggan [...]

September 30th, 2011 | La daabacay Barnaamijyada,Dhaqanka | Sii Akhri

Dagaal ka dhacay Dhoobley

Isbitaalka degmada Dhoobley oo ay joogaan ciidamo ka tirsan dowladda KMG / RBK

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda KMG. Saraakaal ka tirsan ciidamada dowladda KMG oo Bar-kulan la hadlay ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab oo ka kala yimid Muqdisho iyo Baydhabo, kuwaas oo baryihii ugu danbeeyay isku aruursanayay qeybo ka mid [...]

September 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Kismaayo,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Wariyeyaal lagu jirdilay gobolka Sool

Taleex

Koox dabley ah ayaa deegaanka Taleex ee gobolka Sool ku jir dilay dhacna u geystay shan wariye oo ay ku jirto gabar, kuwaas oo halkaasi u tegay tebinta dibadbax halkaasi la filayo inuu maanta ka dhaco. Axmed Cali Faarax oo ka mid ahaa wariyeyaasha la dhibaateeyay ayaa sheegay in laga qaatay agabki ay wateen, isla [...]

September 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Laascaanood,Wararka | Sii Akhri

Somali refugees in Yemen appealed to go back home

Somali refugees in Yemen

The Somali government has called on Somali refugees in Yemen to return home to escape heightening political tension in Yemen which has seen many opposition supporters targeted Somalis in the country. Acting Somali ambassador to Yemen Mukhtar Mohamed Hassan appealed to his fellow compatriots in Yemen to go back home as the country they sought [...]

September 30th, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri

Burcad badeedda oo madax furasho ku sii deysay MV Eagle

MV Eagle

Burcad badeedda Soomaaliya ayaa sii daysay markab laga leeyahay dalka Greece oo lagu magacaabo MV Eagle iyo 24 shaqaale ah oo saarnaa, kaddib markii ay ka qaateen lacag madax furasho ah oo aan cadadkeeda la cayimin. Afhayeenka ciidamada la dagaallanka burcad badeedda, Harrie Harrison ayaa saxaafadda u xaqiijiyay in markabka uu ka amba baxay deegaankii [...]

September 30th, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Dhallinyarada Jaamacadda Carabta oo ku shiray Qaahira

PENTAX DIGITAL CAMERA

Shir ay ka qeybgaleen madaxda ururrada dhallinyarada wamada Carabta, oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Jaamacadda Carabta iyo bangiga adduunka,  ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Kulanka oo Soomaaliya uu uga qeybgalay guddoomiyaha ururka dhallinyarada Soomaaliya(SYO), Cabdiraxmaan Tuur-yare ayaa ujeedkiisu ahaa sidii ay dhallinyarada carabta isku xirnaan u muujin [...]

September 30th, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Shabaabka Mahadaay oo sawirro iyo lambarro ka qaadaya dadka ay ka shakiyaan

nin-alshabaa

Maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa billaabay in ay sawirro iyo lambarro ka keydiyaan shaqsiyaadka ay uga shakiyaan in ay afkaartooda ka soo horjeedaan ama xiriir la leeyihiin dowladda KMG ee Soomaaliya. Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee degmada Mahaddaay, ayaa sheegay in arrintan ay tahay isku day [...]

September 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Jowhar,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri