Bogga hore » August 31st, 2011 Warbixinada ku daabbacan “August, 2011” 
Barnaamijka Barta Kulanka Barbaarta waxaan maanta uga hadleynaa waxbarashada dhallinyarada Soomaalida ee ku nool xeryaha qaxootiga dalka Kenya. Barnaamijka waxaa marti noogu ah Khaalid Cali Cabdullaahi oo ah arday Soomaali ah oo wax ka barta xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka waqooyi bari Kenya. Barnaamijka oo dhammeystiran waxaad ka dhageysan kartaa boggaan qeybtiisa hoose. 2011-08-31-Barnaamijka-barbaarta
August 31st, 2011 | La daabacay Barbaarta,Barnaamijyada | Sii Akhri
A women group organisation in Gedo region has on Wednesday started cleaning up government held border town of Beled-hawo, a long the Kenyan-Somali border. Halimo Farah, an official with the organisation said they volunteered to clean the town and its environs. She added that after continuous meetings were held, deliberating on the possible impact of [...]
August 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri
The highest ranking Al-Shabaab leader Ahmed Godane has highly criticised some of his colleagues for giving up hope of victory and abandoning the struggle against the government and African peacekeeping forces in Mogadishu. In an audio message sent to the media on the eve of Eid, Ahmed Godane said his fighters would keep up attacks [...]
August 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri

Ciidamada booliska ee magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa maanta xabsiga u taxaabay in ka badan 50 qof oo ganacsato ah oo ka soo jeeda gobollada Bay iyo Bakool. Dadka Ganacsatada ah ayaa laga soo qabqabtay xilli ay ku sugnaayeen goobahooda ganacsiga oo isugu jiray carwooyin, dukaamo iyo goobo yar yar. Xariga dadkaan ayaa la [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Garoowe,Gobolada,Wararka | Sii Akhri
Residents of Galkayo town were today shocked after four unidentified dead bodies were found dumped on some parts of Galkayo town, Mudug region. The bodies were found dumped on streets around the Airport and the road connecting Galkayo to other cities in Central Somalia regions. They were later taken to Galkayo district Hospital located south [...]
August 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri
Shirkad laga leeyahay Koonfur Afrika oo Daroogo ku beeraysa Soomaaliya
August 31st, 2011 | La daabacay Bogag | Sii Akhri

Ururka haweenka gobolka Gedo ayaa maanta waxa ay howlo nadaafadeed ka billaabeen deegaanno ka mid ah magaalada Beledxaawo ee gobolkaasi. Xaliimo Faarax oo ka mid ah ururka haweenka Gedo ayaa sheegtay in howllahaan ay si iskood ah isugu xil qaameen, ayna qashinka ka qaadi doonaan gudaha Beledxaawo iyo deegaannada magaaladaas ku xiran magaalada Mandheera ee [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Horjoogaha ugu sareeya maleeshiyaadka Al-Shabaab Axmed Godane ayaa cambaareyn kulul u jeediyey xubno ka tirsan Al-Shabaab oo uu ku eedeeyey in ay caqabad ku yihiin dagaalka maleeshiyada ee ka dhanka ah dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Axmed Godane oo fariin maqal ah soo diray ayaa sheegay in dagaallada ugu dambeeyey ay u kala qaybiyeen Shabaabka [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Government troops on Wednesday conducted a door-to-door search and rounded up a number of people suspected of being members of Al-Shabaab militant group accused of terrorizing pockets of the capital, Mogadishu. Speaking to Bar-kulan, Mogadishu’s central police boss Ali Hirsi Barre said they are investigating the suspects who were rounded up during the operation in [...]
August 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta meydka afar qof oo la garan waayay la soo dhigay daafaha magaalkadaasi. Meydka dadkaan oo la soo dhigay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo iyo waddada magaaladaasi ku xirtay gobollada dhexe ayaa la sheegay in la geeyay cusbitaalka Gaalkacyo ee dhinaca koonfureed. [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Gaalkacyo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri