Bogga hore » August 31st, 2011 Warbixinada ku daabbacan “August, 2011” 
Kooxda kubbadda cagta Inter-Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijisay inay la soo wareegtay xiddigga xulka qaranka Uruguay iyo kooxda Atletico Madrid ee dalka Spain, sida lagu shaaciyay bogga internetka ee kooxda Inter. Diego Forlan oo 48 saacadood ka hor gaaray magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa Inter u saxiixay heshiis labo sano ah, waxayna kooxdu [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Kooxda kubbadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa gaashaanka u daruurtay warar sheegaya in xiddigooda khadka dhexe ee Franck Ribery uu isaga tegayo kooxda, kuna biirayo naadigaChelsea ee dalka Ingiriiska. Agaasimaha cayaaraha ee kooxda Bayern Munich, Christian Nerlinger oo u warramay wargayska Bild ee ka faallooda arrimaha cayaaraha ee ka soo baxa dalka Jarmalka ayaa sheegay in Ribery uu kooxda [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri
Hal qof ayaa dhintay qof kalena wuu dhaawacmay, kaddib markii ay rasaas ku fureen dabley hubaysan oo ku sugan deegaanka dooxada Kacaya oo 40 km dhinaca waqooyi kaga beegan degmada Taleex ee goblka Sool. Dadka deegaanka Kacaya ayaa Bar-kulan u sheegay in qofka la dilay iyo qofka la dhawaacay ay ka tirsanaayeen dadka xoolo dhaqatada [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri
Ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka warbixiyay hub ay ku soo qabteen hawlgallo ammaanka lagu sugayay oo maalmihii ugu dambeeyay ay ka wadeen xaafadaha magaalada Muqdisho. Shir Jaaa’id oo ay si wadajir ah Muqdihso ugu qabteen qaar ka mid ah mas’uuliyiinta xukuumadda, maamulka gobolka Banaadir iyo saraakiisha ciidanka booliska ayaa lagu sheegay [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Muqdisho,Wararka | Sii Akhri
2011-08-31-Xulka-wararka-7pm
August 31st, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Raysul wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka ganasciga iyo warshadaha ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen ayaa maanta la kulmay wasiirdda iskaashiga caalamiga ee dalka Sweden, Gunilla Carlsson oo booqasho ku tagtay magaalada Muqdisho. Labada wasiir ayaa waxaa ay ka wadahadleen sidii ay dowladda Sweden gacan uga geysan lahayd gargaarka loo fidinayo dadka [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Muqdisho,Wararka | Sii Akhri

Madaxa hay’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR, António Guterres oo maanta gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiillada hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa caalamiga ah. António Guterres oo kulanka kaddib saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wakiillada uu la kulmay uu kala hadlay sidii loo midayn lahaa howlaha [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Kooxda kubbadda cagta Lille ee dalka Faransiiska ayaa si cad u sheegtay in ay la soo wareegtay xiddigga xulka qaranka Ingiriiska iyo kooxda Liverpool, Joe Cole, wuxuuna kooxda ammaah ahaan kula joogi doonaa hal xilli cayaareed. Joe Cole oo khadka dhexe ka cayaara ayaa heshiis 4 sano ah kula joogay kooxda Liverpool, wuxuuna sheegay inuu [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Wararka ka imaanaya magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in maanta halkaasi looga dabbaal-degay munaasabadda ciidul fitriga, iyadoo kumannaan muslimiin ah oo ay ku jiraan jaaliyadda Soomaalida ee dalkaasi ku nool ay saakay u dareereen masaajidda si ay u tukadaan salaadda ciidda. Culimaa’uddiinkii dadka salaadda tujiyay ayaa u duceeyay dadka Soomaalida ah [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Wararka | Sii Akhri
Barnaamijka ganacsiga waa barnaamij maalinle ah oo raadiyaha Bar-kulan aad ka dhageysan karto maalin kasta marka laga reebo maalinta Jimcaha. Barnaamijka ganacsiga maanta waxaad ku maqli doontaan qodobbo ay ka mid yihiin: • Kalluunka oo qaali ka noqday Hobyo. • Dhaqdhaqaaqa ganacsgai ee buulo-burte oo caadi ku soo laabtay kaddib ciidda. • Suuqyada magaalada Muqdisho [...]
August 31st, 2011 | La daabacay Dhaqaalaha | Sii Akhri