Bogga hore » July 31st, 2011 Warbixinada ku daabbacan “July, 2011” Ganacsatada magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay afur u sameyn doonaan 395 qof oo ay si gaar ah uga soo xuleen dadka ay abaaruhu soo barakiciyeen ee ku sugan magaaladaasi. Guddoomiyaha ganacsatada magaalada Kismaayo Xasan Aw-libaax ayaa sheegay in ganacsatadu ay dadka iskugu keeni doonaan dhisme gaar [...]
July 31st, 2011 | La daabacay Gobolada,Kismaayo,Wararka | Sii Akhri
Afhayeenka ciidanka booliska dowladda KMG ah ee Soomaaliya Col. Cabdullaahi Xasan Bariise iyo taliyaha qeybta bartmaha xamar Cali Xirsi ayaa maanta si wada jir ah u furay saldhiga degmada Wardhiigley oo dhowaan maleeshiyada Al-Shabaab lagala wareegay. Afhayeenka ciidanka booliska dowladda KMG Col. Bariise oo shir jaraa’id ku qabtay saldhiga Wardhiigley oo dhowaan laga qabsaday Al-Shabaab [...]
July 31st, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri
Soomaalida gobolka Arizona oo lacag u arruurinayo abaaraha ka jira Soomaaliya
July 31st, 2011 | La daabacay Bogag | Sii Akhri

Markab wada deeq raashiin ah oo ka socota dalka Kuwait, kaasoo loogu tala galay dadka abaarta ku xoola beelay ayaa maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Cabdiwaaxid Ugaas Xuseen oo deeqdaas la wareegay, isagoo matalaya dowladda ayaa aad ugu mahadceliyay dowladda Kuwait, sida ay u caawinayso [...]
July 31st, 2011 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Wararka | Sii Akhri
Shirweynihii afaraad ee ururka Suxufiyiinta Somaliland oo lagu doortay hoggaan cusub
July 31st, 2011 | La daabacay Bogag | Sii Akhri
Munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen wasiir ku-xigeenkii hore ee wasaarrada haweenka iyo wasiir ku-xigeenka cusub ee wasaarrada ayaa lagu qabtay xarunta wasaarrada ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanad Xaawo Qayaad oo munaasabadda xil wareejinta ah ka qeyb gashay ayaa sheegtay in wasiir ku-xigeenkii hore ee wasaarrada haweenka Faadumo Xasan Cali ay isku xirtay wasaarradda iyo baarlamaanka. [...]
July 31st, 2011 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Wararka | Sii Akhri

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray dalka Ethiopia. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaraha ee Bole ee magaalada Addis ababa ku soo dhoweeyay ma’suuliyiin sar sare oo ka tirsan xukuumadda Ethiopia. Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu la kulmo madaxda sar sare, iyadoo ladaba [...]
July 31st, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri
2011-07-31-Xulka-wararka-7pm
July 31st, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Waxaa maalinta barito oo Isniin ah laga soomayaa inta badan waddamada Muslimiinta, iyadoo ay bilatay bishii Ramadaan caawo, sida ay Bar-kulan u xaqiijiyeen culumaa’udiin arkay bilashada bisha Soon ee barakaysan. Sheekh Ibraahim Macallin Cusmaan oo ah masaajidka weyn ee tuullada IJI oo 30 dhanka koonfureed kaga beeggan magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo Bar-kulan wareysatay [...]
July 31st, 2011 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fiidkii caawa ay kooxo hubaysan dil toogasha ah ugu geysteen xildhibaan ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya gudaha degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir. Marxuum Khaliif Jire Warfaa ayaa dilka loo geystay xilli uu ka soo baxay masjidka Marwaas ee degmada Xamar-weyne, isagoo halkaasi ku soo dukaday salaadii Maqrib. [...]
July 31st, 2011 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri