Bogga hore » June 30th, 2011 Warbixinada ku daabbacan “June, 2011” Wararka ka imaanaya deegaanka Aboodin oo 60 km dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in 7 qof uu dhaawac ka soo gaaray dagaal maanta ku dhexmaray dad xoolo dhaqato ah oo deggan deegaanka Aboodin Dagaalkaan oo ay dadku isku adeegsanayeen tooreeyo iyo budad ayaa waxaa ka uu dhashay [...]
June 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Kismaayo,Wararka | Sii Akhri

Tuulada Diif oo ku taalla xadka ay wadaagaan wadamada Kenya iyo Soomaaliya oo 70 km u jirta degmada Dhoobley ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay ka dilaaceen cudurro kala duwan, islamarkaana ay ka jirto biyo la’aan daran oo dadka iyo xoolaha ay u dhimanayaan haraad iyo gaajo iyo cudurro. Isaaq Siraad Aadan oo ka [...]
June 30th, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri
2011-06-30-Xulka-wararka-7pm
June 30th, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in fiidkii caawa guddoomiyihii haweenka Somaliland ee gobolka Sool Nadiifo Maxamed Colujoog ay kooxo dabley ah aan heebtooda la aqoosan ay dhaawac halis ah u geysteen. Illaa iyo hadda ma jirto cid cadeysay xaaladda caafimaad ee Nadiifo Colujoog, inkastoo dad ku dhawaa goobta uu falka [...]
June 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Laascaanood,Martida Todobaadka,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay 12 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii maanta shaqaaqo ay ka dhacday xerada qaxootiga Dhagaxleey oo ka tirsan xeryahah qaxootiga Dhadhaab ee gobolka waqooyi Bari ee Kenya. Rabshadaan ayaa waxay ka dhalatay sida la sheegay markii culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee ku sugan xerada Dhagaxley ay meel wada [...]
June 30th, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Macallin Maxamed Cabdulle Farayare, oo ka mid ah macallimiinta hoggaamineysa kooxda kubadda cagta ee Elman FC ayaa sheegay in kooxda ay soo bandhigtay ciyaar aad u wanaagsan galabta. Farayare ayaa sheegay in guuldarrada ay tahay wax imaan kara, laakiin uu si weyn ugu qanacsan yahay ciyaartii galabta ay oo bandhigeen kooxda Elman FC oo laba [...]
June 30th, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Macallinka kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa xoojiyey dedaalka uu ku doonayo in uu kula soo wareego laacibka u ciyaara kooxda Arsenal Samiir Narsi. Ferguson ayaa la sheegay in mas’uuliyiinta kooxda ay u oggolaadeen lacago dheeraad ah oo uu kula soo wareegi karo Samir Narsi. Macallinka United ayaa kordhiyey dedaalkiisa ku aadan Narsi, kaddib markii [...]
June 30th, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Barnaamijka Barbaarinta Dhallaanka waa Barnaamij todobaadle ah oo Raadiyah Bar-kulan aad ka dhageysan karto maalmaha Khamiista iyo Jimcaha. Barnaamijkaan waxaa loogu tala galay sare u qaadidda dareenka wanaagsan ee dhallaanka Soomaaliyeed si uu ugu noqdo maaweelo, aqoon kororsi iyo anshax barid. Toddobaadkaan waxaan barnaamijka uga hadleynaa Sida ay dhallaanku u baran karaan qiimaha xorriyaddu ay [...]
June 30th, 2011 | La daabacay Barnaamijyada,Dhallaanka | Sii Akhri

Golaha wasiirrada ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shir guddoominayay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, waxayna kaga hadleen arrimo ay ka mid yihiin abaaraha iyo dadka barakacayaasha iyo sidii wax loogu qaban lahaa. Ra’iisul wasaare Dr. Cabdiwali Gaas ayaa sheegay in xaaladda abaaraha iyo [...]
June 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ah Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa maanta golaha wasiirrada u sheegay in loo baahan yahay in howlihii wasaaradaha iyo adeegyada bulshada la sii dar-dargeliyo oo xilligaan isbeddelka aysan wax saameyn ah ku yeelan habsami u socodka howlaha dowladda. Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa hadalkaan ka sheegay shir maanta golaha wasiirradu ay ku [...]
June 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri