Bogga hore » May 31st, 2011 Warbixinada ku daabbacan “May, 2011” 
Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa si rasmi ahi maanta ugu dhaqaaqday in kooxda uu tababare u noqon doono labada sano ee soo socota xiddigii hore ee khadka dhexe kooxda Juventus Aantonio Conte. Hadalkaas oo lagu shaaciyay website-ka kooxda Juventus ayaa lagu yiri “Conte waxa uu si rasmi ah u qaban doonaa xilka tababarannimo ee [...]
May 31st, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Shirkadda Coca-Cola Company ayaa qorsheyneysa in Warshad soo saarta cabitaanka Coca-cola ay ka hirgeliso Somaliland, kaddib markii deganaanta iyo nabadda ka jirta Somaliland ay ku soo jiiday in maalgelin ay ka sameystaan. Warshad cabitaanka sameeya oo uu leeyahay nin ganacsade deegaanka ah oo lagu magacaabo Axmed Cusmaan Guuleh ayaa lagu abaal mariyay shaatiga ay ku [...]
May 31st, 2011 | La daabacay Gobolada,Hargeysa,Wararka | Sii Akhri
2011-05-31-Xulka-wararka-7pm
May 31st, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee Somaliland Axmed Cabdi Xaabsae oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaal maalinnimadii shalay ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo ciidamo ka soo jeeda dhinacyada Puntland iyo Jabhadda SSC deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, xilli uu ka soo laabtay kormeer uu ku soo maray goobaha ay ciidamadu ku [...]
May 31st, 2011 | La daabacay Gobolada,Laascaanood,Wararka | Sii Akhri

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa mar kale ka hadlay shirka wada tashiga ee lagu wado inuu bisha June ka dhaco magaalada Muqdisho. Mahiga waxa uu ku celceliyay in hay’adaha KMG ee Soomaaliya oo ula jeeday Baarlamaanka iyo Xukuumaddu ay soo bandhigaan qorshaha xilliga kala [...]
May 31st, 2011 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Wasaaradda caafimaadka ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa guddi u magacawday qiimeynta cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaanno ay deganyihiin dadka barakacayasha. Kulan balaaran oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuuliyiin ka socotay wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha caafimaad ee ka howlgalla caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxa uu ka dhacay xarunta wasaaradda caafimaadka [...]
May 31st, 2011 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Wararka | Sii Akhri

Ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa weerar ku qaaday deegaanka Warardhuuma oo ay ku sugnaayeen maleeshiyada Al Shabaab maalmihii ugu danbeeyay. Saraakiil u hadashay ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in dagaalka ay ku qaadeen deegaanka Warardhuuma ayna kaga geeriyooday hal askari,laba kalena ay kaga dhaawcameen, halka ay sheegeen in maleeshiyada Al Shabaab ay kaga dileen [...]
May 31st, 2011 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Barnaamijka ganacsiga waa barnaamij maalinle ah oo raadiyaha Bar-kulan aad ka dhageysan karto maalin kasta marka laga reebo maalinta Jimcaha. Barnaamijka ganacsiga maanta waxaad ku maqli doontaan qodobo ay ka mid yihiin: Guddigii loo xil saaray uruurinta lacagta Shilinka Soomaaliga ee gobolka Togdheer oo ka warbixiyay. Xirnaanshaha Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho oo saameyn ku yeeshay [...]
May 31st, 2011 | La daabacay Dhaqaalaha | Sii Akhri
WHO oo sheegtay in 85 qof ay u dhinteen Shuban Biyoodka illaa bishii April ee sanadkaan.
May 31st, 2011 | La daabacay Bogag | Sii Akhri
Abaal-marin la siiyay askari dajiyay calanka Al-Shabaab, saarayna kan Soomaaliya.
May 31st, 2011 | La daabacay Bogag | Sii Akhri