Bogga hore » April 30th, 2011 Warbixinada ku daabbacan “April, 2011”

Rajada Real oo hoos u dhacday

Zaragoza vs Real Madrid / Goal Images

Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa hoos u soo dhacday hamigii ay ka lahayd horyaalka dalka Spain, kaddib markii ay guul daro kal kulantay kooxda taagta daran ee Zaragoza, markii ay garoonkeeda ku marti galisay Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa lagaga adkaaday saddex gool iyo laba, goolasha kooxda Zaragoza waxaa u saxiixay [...]

April 30th, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Chelsea oo weli hami uu ka hayo horyaalka

Chelsea / Google Images

Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa weli uu hami kaga jiraa inay kula tartanto horyaalka dalka Ingiriiska kooxda hoggaaminaysa horyaalka ee Manchester United. Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa sii kororsatay dhamaca ka jira horyaalka, kaddib markii garoonkeeda ay laba gool iyo hal ku sagootisay kooxda Tottenham, goolasha ay kooxda Chelesea ku badisay ee labada [...]

April 30th, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Xulka Wararka 7:00 PM

2011-04-30-Xulka-wararka-7pm

April 30th, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Dowladda China oo ballan qaaday inay dhinaca dib u dhiska ka taageeri doonto dowladda Soomaaliya

Dowladda China oo ballan qaaday inay dib u dhiska dalka ka taageeri doonto dowladda Soomaaliya

April 30th, 2011 | La daabacay Bogag | Sii Akhri

Senator Mark Kirk oo Puntland Booqday

Senator Mark Kirk oo Puntland Booqday

April 30th, 2011 | La daabacay Bogag | Sii Akhri

Dhismayaal laga hirgalinayo Seyladda xoolaha ee Burco

Burco / Google Images

Dhismayaal cusub oo ay hirgalintooda iska kaashadeen hay’adda Terranova iyo wasaaradda xanaannada xoolaha ee Somaliland ayaa laga hirgaliyay Seyladda xoolaha ee magaalada Burco. Duqa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer Maxamuud Axmed Xasan ayaa xariga ka jaray dhismayaal cusub oo isugu jira goobo ay harsadaan dadka, xarun lagu daweynayo xoolaha iyo goobo laga raro xoolaha, [...]

April 30th, 2011 | La daabacay Burco,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Golaha wasiirada Galmudug oo ka shiray ammaanka Gaalkacyo

Gaalkacyo / Google Images

Golaha wasiirada ee maamulka Galmudug ayaa maanta shir uu guddoominayay madaxweyne ku xigeenka maamulkaas mudane Cabdisamad Nuur Guuleed ku yeeshay magaalada Gaalkacyo xarunta gobalka Mudug, kuwaasoo looga wada hadlay arrimo ay ka mid tahay ammaanka deegaannada Galmudug. Wasiir ku xigeenka warfaafinta ee GalMudug ahna afhayeenka maamulkaas Axmed Maxamuud Xasan “Baasto” ayaa Bar-Kulan u sheegay in [...]

April 30th, 2011 | La daabacay Gaalkacyo,Gobolada,Wararka | Sii Akhri

Maamulka gobolka Banaadir oo dayactiraya waddooyinka Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir oo dayactiraya waddooyinka Muqdisho

April 30th, 2011 | La daabacay Bogag | Sii Akhri

Maamulka gobolka Banaadir oo tababar u furay dhallinyaro

Muqdisho / Google Images

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta tababar u billaabay dhallinyaro 250 gaareysa, kuwaasoo isugu jira shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir iyo kuwa ka socday dugsiyada waxbarasho ee gobolka, iyagoo baran doono maamulka iyo maareynta si dhalinta niyaddooda iyo waxbarashooda sare loogu qaado. Tababarka ayaa waxa maanta furay wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka mudane Ibraahim Isaaq [...]

April 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Wararka | Sii Akhri

Madaxweyne Shariif oo booqday aagga dagaalka ee Boondheere

Madaxweyne Shariif oo booqday Boondheere / Radiomuqdisho Images

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo xubno kale oo dowladda ka tirsan ayaa maanta booqday aagga dagaalka ee degmada Boondheere, halkaasoo dhowaan askarta wada jirka ah ee midowga Afrika iyo kuwa dowladda Soomaaliya ka saareen maleeshiyada Al Shabaab. Sh. Shariif Sh. Axmed, ayaa u mahadceliyay ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa nabbad [...]

April 30th, 2011 | La daabacay Gobolada,Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri