Bogga hore » March 31st, 2011 Warbixinada ku daabbacan “March, 2011” 
Ciidamada dabagalka ee dalka Canada ayaa la sheegay inay xabsiga dhigeen nin Soomaali ah oo lagu tuhmay inuu doonayay inuu ku biiro maleeshiyaadka Al Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Ninkaas oo lagu magacaabo Maxamed Xirsi ayaa qorsheynayay inuu tago dalka Masar, kadibna uu uga sii gudbo Soomaaliya, sii uu uga barbar dagaallamo koox argagixiso ah. [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
A Somali pirate group has stolen a fishing boat from fishermen in Bargal district of Puntland’s Eastern region. Although local fishermen and residents tried to prevent the pirates from stealing the boat, the sea gangs made away with the boat after a heavy fighting between them and the locals. During the Wednesday night incident where [...]
March 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri

Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa xalay dhacay doon kalluumeysi oo laga leeyahay deegaanka Baargaal, oo dadka deegaanka ay dagaal culus la galeen kooxaha burcad badeedda. Burcad badeedda iyo ilaalada doonta ayaa la sheegay inay dhexmartay is-rasaaseyn, taasoo ay ku dhaawacmeen 2 ka mid ah shaqaalihii doonta oo uu ku jiro qof Yemeni ah. Guddoomiyaha [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Internally displaced persons living near the former American embassy in Mogadishu have protested against lack of service in the camp. The protesters complained that they were facing many challenges as they lacked water, food and shelter in the camp. The displaced persons claimed aid meant for the camp in Wadajir district of the capital has [...]
March 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri
Al-shabab militants in the Bay region have arrested twenty young men in Baidao, capital of the region. The youths were arrested from several estates and villages in Baidao. The militants are accusing the youths for deliberately going against a previous order that banned the use of Khat. However, some of the parents of the arrested [...]
March 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri
Duqii hore ee magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb ayaa sheegay inuu u afduubnaa dowladda KMG.
March 31st, 2011 | La daabacay Bogag | Sii Akhri
The transport ministry of the Transitional Somali Federal Government has issued new rules to ensure road safety in the country. The ministry has ordered that all vehicles must acquire new number plates. Drivers will also have to get new licenses to be allowed driving in areas under the government’s control. The ministry tasked the Banadir [...]
March 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri
The United Nations special representative for Somalia ambassador Agustin Mahiga met with some of the Somali Transitional Federal Government leaders in Mogadishu. Mahiga was in Mogadishu to invite the TFG leaders to a meeting that will be held in Nairobi at the beginning of April. After meeting with Prime Minister Mohamed Farmajo, ambassador Mahiga held [...]
March 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri
2011-03-31-Xulka-wararka
March 31st, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ay halkaasi ka jirto abaar saameysay dadka iyo duunyada, iyadoo meelaha ugu daranna ay ka mid yihiin deegaannada Miyiga iyo degmada Aaden Yabaal oo xoolihii ay dhammaadeen, dadkuna ay billaabeen inay isaga hayaamaan. Degaannada kale ee xaalada abaareed laga soo sheegayo, ayaa waxaa ka mid ah [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Jowhar,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri