Bogga hore » March 31st, 2011 Warbixinada ku daabbacan “March, 2011” 
Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa sheegtay inay garoonkooda ka joojisay in laga shido heesaha fanaanada caanka ah ee shakiira. Mas`uuliyiinta kooxda Real Madrid ayaa sheegay inay garoonkooda laga mamnuucay dhagaysiga heesaha ay ku luqayso fanaanada u dhalatay dalka Colombia. Wargaysayada dalka Spain ugu horeeya ee Marca iyo AS ayaa lagu shaaciyay in go`aankani [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri
Taliye ku xigeenka ciidamada asluubta ee Somaliland ayaa ciidamadiisa ugu baaqey inay noqdaan kuwa wax kabadala dhaqanka maxbuusta ay ciidanku ilaalinayaan, islamarkaasina ay ciidanku waxbaraan maxbuusta. Mudane Xasan Cali Cawad iyo wafdi uu hoggaaminaayo waxay maanta booqdeen xarunta xabsiga dhexe ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxaana taliye ku xigeenku uu salaam sharaf ka [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Burco,Wararka | Sii Akhri
Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhufatay inay ka qeyb gasho shirka Q.M ay qaban qaabinayaan ee la filayo in uu ka dhaco bisha April magaalada Nairobi ee dalka Kenya, shirkaas oo looga hadli doono xaaladda dalka Soomaaliya. Kulan maanta ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiiradda dowladda Soomaaliya ee uu guddoominayay ra`iisal wasaare [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Muqdisho,Wararka | Sii Akhri
2011-03-31-Xulka-wararka
March 31st, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri
Wafdi ay hoggaaminayso wasiiradda waxbarashada iyo tacliinta sare Somaliland Samsam Cabdi Aadan oo uu wehliyo ku xigeenkeeda ayaa magaalada Boorama kula kulmay mas`uuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee heer gobol, guddiyada waxbarashada iyo duqeyda magaalada. Wasiiradda waxbarashada iyo tacliinta sare iyo ku xigeenkeeda ayaa sheegay in safarka ay Boorama ku tageen uu ku saabsanaa [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Boorama,Wararka | Sii Akhri

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa caawa hortiisa lagu dhaariyay 11 xubnood oo isugu jira wasiir ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal, kuwaas oo isla maanta Ra`iisal wasaaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” uu soo magacaabay. Xafiiska madaxweynaha war-saxaafadeed ka soo baxay ayaa lagu sheegay in munaasabad ka dhacday xarunta [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Kooxaha kubadda cagta ee Manchester United iyo Real Madrid ayaa u tartamaya heli taanka laacibka khadka dhexe ee kooxda Chelsea . Xiddiga reer Nigeria ee Mikel ayaa uu soo xumaanayay xiriirka kala dhaxeeya tababaraha kooxda Chelsea Carlo Ancelotti khilaafkaas oo lagu macneeyay inuu boos joogta ah ka waayay kooxda Chelsea, taas oo ka cayraysiisay Mikel. Tababaraha kooxda [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ee Somaliland, waxaa ka socda dhisme waddooyinka lagu dayactirayo, si bilicda magaalada kor loogu qaado. Dayactirka waddooyinka xaafadaha magaalada Boorama iyo farasmagaalada ayaa waxaa gacan weyn ka geysanaya dad weynaha magaalada, kuwaas oo si iskaa wax u qabso ah ku taageeraya dowladda hoose ee Boorama. Sheekh Cali Aadan oo [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Boorama,Wararka | Sii Akhri

Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaca ka qaaday inaysan waligood xirin waddooyinka gala suuqa Bakaaraha ee Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho. War wada jir ah oo ay soo saareen ciidamada AMISOM iyo dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xagjiriinta Al Shabaab ay yihiin kuwa iyagu xiray waddooyinka Bakaaraha, islamarkaasina [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Muqdisho,Wararka | Sii Akhri
Barnaamijka ganacsiga waa barnaamij maalinle ah oo raadiyaha Bar-kulan aad ka dhageysan karto maalin kasta marka laga reebo maalinta Jimcaha. Barnaamijka ganacsiga maanta waxaad ku maqli doontaan qodobo ay ka mid yihiin: Golaha wakiilada ee Somaliland oo ansixiyay inuu lacag cusub soo saaro Bangiga Somaliland. Guddoomiyaha rugta ganacsiga magaalada Boosaaso oo booqday ganacsatada ku nool [...]
March 31st, 2011 | La daabacay Dhaqaalaha | Sii Akhri