Bogga hore » February 28th, 2011 Warbixinada ku daabbacan “February, 2011” 
Kooxda Elman ayaa 5-1 kaga adkaatay kooxda dekedda, ciyaar ka tirsan tartanka horyaalka 36-aad ee Soomaaliya. Cabdullaahi Yuusuf Cismaan ayaa gooshii koowaad ka dhaliyey kooxda dekedda qeybtii koowaad ee ciyaarta. Elman ayay u suurtagashay inay afar gool dhaliso ciyaarta qeybteeda dambe, halka dekeddahana ay dhaliyeen hal gool oo qura. Tababaraha kooxda Elman, Yuusuf Cali Nuur [...]
February 28th, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Real Madrid ayaa shaacisay inay iska iibinayso xiddiga khadka dhexe uga ciyaarta kooxda ee Kaka. Sida maanta laga soo xigtay mas’uuliyiinta kooxda Real Madir ayaa sheegay in dhamaadka xilli ciyaareedka sanadkan ay iska iibiniyaan Kaka. “Ma dooneyno inaan sii aragno Kaka oo sii jooga garoonka Santiago Bernabue,” ayaa lagu yiri hadal qoraal ah oo ka [...]
February 28th, 2011 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri

Madaxweynaha dalka Ghana oo ka hadlay furitaanka shir howlgalka AMISOM uga furmay magaalada Accra ee caasimadda dalka Ghana, isagoo ka hadlayay doorka Midowga Afrika uu ka qaadan karo hirgelinta hannaanka nabadda ee Jabuuti, ayuu sheegay inaan la aqbali karin xaaladda ay haatan ku sugan tahay Soomaaliya. Atta Mills, waxa uu sheegay in tan iyo markii [...]
February 28th, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Shir ay beesha degta bariga Burco ku qabatay deegaanka Qori Lugud ayay ku sheegeen inay ogolaadeen go’aankii madaxweyne Siilaanyo ee lagu burburiyey baraagihii deegaanka Kalshaale. Afhayeenka beesha Cali Dhimbil Aadan oo la hadlay Bar-kulan ayaa sheegay in ujeeddada ay shirka isugu yimaadeen ay tahay muujinta inay u hoggaansameen go’aanka lagu burburiyey baraagihii Kalshale si loo [...]
February 28th, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Xaaladda nololeed ee Soomaalida ku dhaqan dalka Liibiya ayaa laga dayrinayaa kadib markii dalkaasi ay ka billowdeen rabshado lala beegsanayo shisheeyaha, kuwaas oo ka dhashay kacdoonka looga soo horjeedo madaxweyne Mucamar Qaddaafi. Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Liibiya oo Bar-kulan ay khadka telefonka kula xiriirtay ayaa sheegay in xaaladoodu liidato, [...]
February 28th, 2011 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Wararka | Sii Akhri
2011-02-28-Xulka-wararka
February 28th, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta kulan la yeeshay qaar ka mid ah xildhibaannada golaha baarlamaanka ayaa cambaareeyay guddoonka baarlamaanka FKMG ee Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliiya ayuu madaxweyne Sheekh Shariif kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay muddo kororsiga baarlamaanka oo uu ku tilmaamay mid lagu [...]
February 28th, 2011 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Maxkamad ku taal jasiiradda Seychelles ayaa 10 burcad badeed Soomaali ah ku xukuntay min 20 sano oo xarig ah. Wasiirka arrimaha gudaha ee Seychelles Joel Morgan ayaa sheegay in xukunka xabsiga dheer looga gol leeyahay sidii lagu bajin lahaa howlaha burcad badeedda ee sii badanaya. Wasiirka wuxuu intaas ku daray in xukunkaas uu fariin xooggan [...]
February 28th, 2011 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Ugu yaraan 50 ka mid ah maamullada dugsiyada waxbarashada deegaannada Galmudug ayaa maanta siminaar aqoon kororsi ah uga furmay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Siminaarka oo muddo saddex maalmood soconaya ayaa fulintiisa waxaa iska kaashanaya wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo hay’adda EDC. Drs. Khadra Bashiir Cali oo ka socotay hay’adda EDC ayaa mar ay ka hadleysay [...]
February 28th, 2011 | La daabacay Gaalkacyo,Wararka | Sii Akhri

Ciidamada ammaanka ee koonfurta dalka Yemen ayaa gacanta ku dhigay burcad badeed Soomaali ah meel ku dhaw jaziiradda Qalansiya oo maalmihii la soo dhaafay ay ka dhaceen labo weerar oo doonyo dalka Yemen laga leeyahay lagu afduubtay. Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Yemen oo warkaan faafisay ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ee koonfurta dalka Yemen [...]
February 28th, 2011 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri