Bogga hore » January 31st, 2011 Warbixinada ku daabbacan “January, 2011”

Xulka Wararka 7:00 PM

2011-01-31-Xulka-wararka

January 31st, 2011 | La daabacay Xulka | Sii Akhri

Ciidanka badda India oo dilay 10 burcad badeed

Qaar ka tirsan burcadda oo la soo qabtay/Bar-kulan

Ciidamada badda ee dalka India ayaa dilay 10 burcad badeed Soomaali ah kadib markii muddo 12 saac oo xiriir ah ay isku rasaaseeyeen goobo ka mid ah biyaha dalka Indiya. Ciidamada badda ee India ayaa ka jawaabay qeylo dhaan ka tamid markab ay kooxaha burcad badeedda ka afduubteen biyaha India. Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee [...]

January 31st, 2011 | La daabacay Wararka | Sii Akhri

Wafdi ka socda dowladda Britain oo booqday Hargeysa

Hargeisacitycentre

Wasiirka Iskaashiga iyo xiriirka Caalamiga ee dalka Britain Andrew Mitchell iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ku tegay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Wafdiga ayaa markii ay ka dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxay si toos ah xarunta madaxtooyada ku booqdeen madaxweynaha Somaliland Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxaana halkaasi ka dhacay kulan dhexmaray labadda [...]

January 31st, 2011 | La daabacay Hargeysa,Wararka | Sii Akhri

Taliyaha Daraawiishta Mudug oo qarax lala eegtay

Magaalada Gaalkacyo/Google Images

Qarax miino ayaa maanta lala beegtay taliyaha ciidamada daraawiishta ee gobolka Mudug Maxamed Muuse (Ilka-dheere). Gaariga uu taliyaha la socday ayaa qarax lagula eegtay xilli uu marayay mid ka mid ah waddooyinka dhinaca waqooyi ee magaalada Gaalkacyo. Qaraxa oo dhawaqiisa laga maqlay qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Gaalkacyo ayaa lagu warramayaa in taliyuhu uu [...]

January 31st, 2011 | La daabacay Gaalkacyo,Wararka | Sii Akhri

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo booqday dhaawacyadii dhacdadii isgoyska Banaadir

Fiqi

Wasiirro ka tirsan xukuumadda dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayay ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka gaashaandhigga Cabdixakiin Maxamed Fiqi ayaa galabta booqday dhaawacyada dadkii maanta ku waxyeeloobay mashaqadii ka dhacday isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, iyagoo u balan qaaday in dadka dhaawacyada culus qaba loo sameyn doono gargaar caafimaad oo dalka dibeddiisa ah. [...]

January 31st, 2011 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Xilliga u harsan DKMG

2011-01-31-Sawir-gacmeed

January 31st, 2011 | La daabacay Sawir Gacmeed | Sii Akhri

Two Factions of TFG Forces Clash, Killing twenty Civilians

Close to twenty civilians have been killed in a clash between two groups of the Somali Transitional Federal Government forces in Mogadishu today. Forty other people were injured in the confrontation that took place in Isgoyska Banadir area of government controlled side of Mogadishu. The clash between the two factions started when a group of [...]

January 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri

20 qof oo ku dhimatay Is-rasaaseyn dhex martay ciidamo ka wada tirsan dowladda

Lahaanshaha/Google Images

In ku dhaw 20 ruux oo rayid ah ayaa ku dhimatay, halka 40 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen is-rasaaseyn isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho ku dhex martay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya. Isku dhacaani ayaa sida ay wararku sheegayaan yimid kaddib markii ciidamo nabad sugid ah oo la socday wasiirka caafimaadka [...]

January 31st, 2011 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

AMISOM oo dooneysa in loo fasaxo weerarro inay qaadi karto

Lahaanshaha/Google Images

Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ayaa doonaya in Midowga Afrika uu sharci u siiyo in ay weeraraan kooxaha ka soo horjeeda dowladda KMG ah ee Soomaaliya, ee iyagu mar kasta weerarrada ku soo qaada saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Sarkaal sare oo ka tirsan Midowga Afrika ayaa sheegay in madaxda Midowga Afrika ay rabaan in [...]

January 31st, 2011 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Constitution Committee Meets Somalis in Djibouti

The committee preparing Somalia’s national constitution has on Sunday met with Somali nationals living in Djibouti. The committee distributed booklets of the draft constitution. The committee members have been meeting with the Somali people in Djibouti for almost two days as part of wider consultations and gathering of suggestions that may be used as amendments [...]

January 31st, 2011 | La daabacay English | Sii Akhri