
Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay tartankii 18-aad ee k/cagta gobolada Soomaaliya kadib markii uu 1-0 kaga badiyay gobolka Bari ciyaartii finalaha aheyd oo ay galabtay ku wada ciyaareen garoonka Mire Awaare ee magaalada Garowe. Goolka Banaadir ay ku badisay oo dhashay qeybtii hore ee ciyaarta bilowgeedii hore gar ahaan daqiiqadii 4aad ee ciyaarta waxaa u [...]
December 31st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha | Sii Akhri
2010-12-31 Xulka Wararka
December 31st, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri
Gudoomiyaha degmada Waridaad ee gobolka Saraar ee Somaliland Cilmi Jaamac Cawad ayaa sheegay in xaalad abaareed oo aad u daran ay ka jirto deegaanadda ku xeeran degmadaasi taasoo dhibaato weyn ku heysa dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan. Gudomiyaha ayaa ka codsaday maamulka Somaliland iyo hay’addaha samafalka inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadka [...]
December 31st, 2010 | La daabacay Wararka | Sii Akhri
Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay beesha caalamka iyo dadka Soomaaliyeed ee wax haysta inay gargaar deg deg ah u fidiyaan dadka ay waxyeeleeyeen abaaraha ba’an ee haatan ka jira dalka. Madaxweynaha oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed [...]
December 31st, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
December 31st, 2010 | La daabacay Sawir Gacmeed | Sii Akhri
Qodobada aad ku maqli doontaan barnaamijka Wararka Todobaadka waxaa ka mid ah: Ciidanka Puntland oo sii daayay wadaad dhaleeceeyay ciyaaraha gobolada. Dhalinyarro burcad baddeednimo kuu eedeysnaa oo laga soo dejiyay magaalada Gaalkacyo. Qiimaha biyaha magaalada Laas Caanood oo cirka isku sharreeray. Madaxweyne Ismaaciil Cumar geele oo mar kale isu taagay tartanka madaxtinimada Jabuuti iyo qodobo [...]
December 31st, 2010 | La daabacay Barnaamijyada,Wararka Toddobaadka | Sii Akhri
2010-12-31-Wararka-todobaadka
December 31st, 2010 | La daabacay Barnaamijka Maanta | Sii Akhri

Barnaamijka dhaqanka toddobaadkan waxa aynu ku soo qaadaneynaa qodobbadii ugu muhiimsanaa ee aan uga soo hadalnay barnaamijka dhaqanka sanadkii tegay ee 2010. • Qiime intee la eg ayuu dhaqanka Soomaaliyeed siiyaa haweenka. • Xiksiisanka ama dumaasha, ma mid ka timid dhaqanka Soomaaliyeed baa, mise waa mid ka timid diinta Islaamka? Barnaamijka oo dhameystiran waxaad ka [...]
December 31st, 2010 | La daabacay Barnaamijyada,Dhaqanka | Sii Akhri
2010-12-31-Xulka-wararka
December 31st, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri
Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diini ah oo maalinle ah, kaasi oo ka baxa raadiyaha Bar-kulan, waa darsi loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeennu maanta waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu [...]
December 31st, 2010 | La daabacay Diinta | Sii Akhri