Xulka Wararka 7:00 PM
2010-11-30 Xulka Wararka
2010-11-30 Xulka Wararka

Xulka qaranka k/cagta Soomaaliya oo ciyaartii 2aad ee tartanka bariga iyo bartamaha Africa galabtay la ciyaaray xulka Tanzania waxaa loo saariyay 3-0 guuldaro ah. Xulka Soomaaliya oo kulankii ugu horeeyay 2-0 guuldaro ah ka soo qaatay xulka Burundi ayaa maalinta jimcaha waxey ciyaarta 3aad la ciyaari doonaan xulka Zambia. Natiijadii ciyaartii galabtay Soomaaliya iyo Tanzania [...]

Magaaladda Garowe waxaa looga dhawaaqay isku aadka tartanka ciyaaraha gobolada dalka Soomaaliyda oo 15-ka bishaan ka furmaya garowe, Puntland, sida la sheegay waxaa ka qeybgali doona 15 gobol oo loo qeybiyay 4 group. Sida loo sameeyay isku aadka waxaa idacaada bar-kulan ugu waramay C/rashiid Xasan Xirsi (Baki) oo ah gudoomiye ku xigeenka xiriirka k/cagta Soomaaliya, [...]
2010-11-30 Barnaamijka ciyaaraha

Ciidamadda Itoobiya ee ku sugan agagaarka Kala-beyrka ee gobolka Hiiraan, ayaa maanta halkaas ku dilay nin lagu eedeeyey in uu maleeshiyaadka Shabaab hubka uga soo iibin jiray ciidamada dowladda ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan. Ninka la dilay, oo lagu magacaabi jiray Muumin Dheere, ayaa la sheegay in Ciidamada dowladda KMG ah [...]

Dagaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa galabta mar kale ka qarxay degmooyinka Waqooyiga Muqdisho iyo degmooyinka Hodan iyo Howl-wadaag. Dagaaladaas oo ilaa caawa fiidkii soo gaaray, labadana dhinacna ay adeegsanayaan nuucyada kale duwan ee hubka, ayaa la garaneyn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay. 11 qof [...]

Dadka qaba cudurka HIV /Aids -ka ee ku nool qaar ka mid ah magaalooyinka Somaliland ayaa isa soo taraya marka loo eego tirakoobyadii la sameeyay waqtiyadii hore xili Soomaaliland ay u diyaargaroobeyso maalinta wacyi galinta HIV/Aids -ka oo ku began beri ah arbaco ah Gudoomiyaha Guddiga ka hortaga cudurka HIV/ Aids ee Soomaaliland Maxamed Daahir [...]
6 caruur ah ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay magaalada Baydhaba, tiro kalana waxaa cudurkaasi looga daaweynayaa isbitaalada Baydhaba. Xubno ka tirsan saraakiisha xarumaha caafimaadka ee Baydhaba, ayaa Radio Bar-kulan u sheegay in caruurta cudurkaan u geeriyootay ay da’dooda ka yar tahay 10 sano iyadoo dadka laga daaweynaayo cudurkaan ay ku jiraan dad waaweyn. Cudurka [...]
Kooxo hubeysan ayaa maanta 4 qof oo labo ay dumar tahay ku dilay deegaanka Dayano oo ku yaala meel u dhaxeysay magaalooyinka Cadaado iyo Galinsoor. Kooxda weerarka soo qaaday, ayaa la sheegay in ay soo gaareen deegaanka Dayano oo ay dagan yihiin dad reer Guuraa ah, kadibna ay dileen dadkaan. Cumar Guuraaye, oo ka mid [...]
Maamulka culumada Ahlu Sunna Wal-jamaaca, ayaa madaxda hay’adaha samafalka ee ku sugan Guriceel kala hadlay sidii loo caawin lahaa dadka ku dhibaateysan deegaanada gobolka Gal-gaduud. Guddoomiye ku xigeenka maamulka Ahlu Sunna ee Gurceel Cali Baashi, ayaa Radio Bar-kulan u sheegay in xubnihii ka socday hay’adaha samafalka loo gudbiyey dhibaatada culus ee heysata dadka ku sugan [...]