Bogga hore » October 31st, 2010 Warbixinada ku daabbacan “October, 2010” MILAN (AP)—Andre Dias sayaa u dhaliyay goolka kaliyaha ee ay Lazio kaga adkaatay Palermo ee1-0 ah. Natiijadaasi waxey Lazio u xaqiijineysaa hogaanka horyaalka Serie A oo ay ku hogaamineyso 4 dhibcood oo nadiif ah. Lazio waxey leedahay 22 dhibcood, Inter Milan oo ku soo xigtana waxey wadataa 18 dhibcood , iyadoo horyaalka la ciyaaray 9 [...]
October 31st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri
Diego Maradona ayaa dadiisii 50aad buuxiyay isagoo sameystay xaflada yar oo uu ugu magacdaray, “dhalashadii murugada laheyd” maxaa yeelay qasaaradii Argentina ay kala soo laabtay koobkii aduunka ee sanadkaan. Macalinkii hore ee Argentina wuxuu u sheegay wargeyska sports daily Ole inuu shalay oo sabtid aheyd uu gurigiisa joogay kaasoo ku yaala hareeraha magaalada Buenos Aires. [...]
October 31st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri
2010-31-10 Xulka Wararka
October 31st, 2010 | La daabacay Xulka | Sii Akhri
Goal.com ayaa soo bandigay muuqaalka 10-kii guuldaro ee ugu waaweynaa kuwaasoo xasuus ku reebay kubadda cagta aduunka.
October 31st, 2010 | La daabacay Bogag | Sii Akhri
Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Max’ed C/laahi Farmaajo, oo ay maanta ansixiyeen xildhibaanada, ayaa sheegay in mudnaanta koowaad uu siin doono dib u soo celinta amniga. Farmaajo oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa tilmaamay in ay wax ka qabanayaan kooxaha mucaaradka ah oo ka mas’uul ah dhiigga sida macna darada ah [...]
October 31st, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustina Mahiga, ayaa ugu hambalyeeyay hogaanka sare ee dowladda Soomaaliya tanaasulaadka ay muujiyeen iyo codka kalsoonida ee ay xubnaha baarlamaanka siiyeen ra’isal wasaaraha cusub. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ergeyga oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyey Radio Bar-kulan, ayaa lagu sheegay [...]
October 31st, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Max’ed Faroole, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalafadhigii 25naad ee Golaha Wakiilada Puntland oo uu shir gudoominayay Guddoonka Barlamanka. Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland C/rashiid Max’ed Xirsi, ayaa sheegay in furitaanka kalafadhigii maanta oo ay soo xaadireen 46 mudane looga doodi doono qodobo ay ka mid yihiin Ansixinta Miisaaniyada iyo xeerka doorashooyinka [...]
October 31st, 2010 | La daabacay Garoowe,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Kenyan police have closed the border between Mandera district and Somalia’s BeledHawo. Traffic and business activities between the two districts came to stand still. The Kenyan government has announced that it was tightening the security of its border after the political situation of Beledhawo changed a week ago following heavy fighting between Somali Government forces [...]
October 31st, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri
Saciid Cusmaan Saciid oo lagu naanaysayay Sudeysi. da’diisana lagu sheegay 31-jir, iyo Axmed Faarax Daarood oo ku magacdheeraa Abuu-Mansuur oo isna 22-jir ahayd ayaa maanta lagu toogtay Duleedka magaalada Boosaaso, ka dib markii ay xukun dil ah ku riday maxkamadda Darajada Koowaad ee magaalada Boosaaso oo la soo taagay. Sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka dawladda [...]
October 31st, 2010 | La daabacay Boosaaso,Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Somali Parliamentarians have on Sunday endorsed the newly appointed Prime Minister Mohamed Abdullahi Farmajo with majority of votes in the house. A total of three hundred and ninety one members of parliament attended today’s session with two hundred and ninety seven of them voting in favor of the new PM while ninety two others voted [...]
October 31st, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri