Darsiga Islaamka iyo Maanta
Bar-kulan: Darsiga Islaamka iyo Maanta, waa barnaamij diini ah oo maalin walba baxa kaasi oo loogu talagalay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka.
Barnaamijkeena maanta wuxuu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonaa ‘Mowqifka qofka Muslimka xilliga fitnadu jirto,’ waxaana soo jeedin doona Sheekh Cabdulqadir Sheekh Maxamed (Cukaasha).
Darsiga waxaad ka dhageysan kartaa boggaan qeybtiisa hoose.
Warbixinada la Xiriira:
