Khaanad: Diinta, Qodobada wararka

Darsiga Nabadda iyo Nolosha

Bar-kulan: Darsiga Nabadda iyo Nolosha, waa barnaamij diini ah oo maalin walba baxa kaasi oo loogu talagalay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka.

Barnaamijkeena maanta wuxuu ka kooban yahay darsi diina ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonaa Ka Fogaanshaha Dulmiga, waxaana soo jeedin doona Sheekh Cabdulqadir Sheekh Maxamed Cukaasha.

Darsiga waxaad ka dhageysan kartaa boggaan qeybtiisa hoose.

Warbixinada la Xiriira:

  1. Darsiga Nabadda iyo Nolosha, 2010/09/19
  2. Darsiga Nabadda iyo Nolosha, 2010/09/16
  3. Darsiga Nabadda iyo Nolosha, 2010/09/13
  4. Darsiga Nabadda iyo Nolosha, 2010/07/20
  5. Darsiga Nabadda iyo Nolosha, 2010/07/18

Waa inaad gashaa si aad fikrad u dhiibato Gal