Khaanad: Gobolada, Qodobada wararka, Wararka

Soomaaliland oo taageero ka heleysa Britain

London: Bar-kulan-Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibada ee Soomaaliland Maxamed Cabdulaahi ayaa sheegay in dowladda Britain ay shaacisay in ay kordhineyso taageerada ay siiso Soomaaliland gaar ahaan Arrimaha Nabadgalyada, Waxbarashda iyo Caafimaadka.

hadalkaan ayaa soo baxay markii Wasiirku uu socdaal ku tagay  London isagoo intaa ku daray in  uu ka shaqeyn doono sidii loo hirgalin lahaa balamahaasi .

Wasiirka ayaa intii uu London joogay wuxuu  kulamo la qaatay xubno ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada ee Britain iyo jaaliyada Soomaaliland ee dalka Britain kuwaasoo uu sheegay iney soo dhaweeyeen doorashadii ka dhacday Soomaaliland.

Bar-kulan, London

Warbixinada la Xiriira:

  1. Soomaaliland oo Universal Shaqadii ka joojisay, 2010/10/06
  2. Golaha Wakiilada Soomaaliland oo ansixiyay.., 2010/05/11
  3. Soomaaliland:Wasiirka Maaliyadda oo hortagay G-wakiiladda, 2010/05/02
  4. Safiirka Britain u fadhiya Ethiopia oo ka hadlay Soomaaliland, 2010/03/25
  5. Britain: Somali community in Britain carrying out campaign against Khat, 2010/03/18

Waa inaad gashaa si aad fikrad u dhiibato Gal