Khaanad: Ciyaaraha, Qodobada wararka

UEFA oo Mamnuucday vuvuzelas

Bar-kulan – Vuvuzelas ayaa laga mamnuucay dhamaan ciyaaraha qaarada yurub ee UEFA ay qabanqaabiso, sida laga soo xigta ururka yurub ee UEFA, kuwaasoo sheegay in aan garoomada lala soo gali karin.

UEFA waxey u sheegtay in 53 wadan ee xubnaha ka ah in ay mamnuucaan aalada turubada ah

Go’aan ayaa soo baxay xilli uu xalay bilaamay isreebreebka tartanka Euro 2012 iyo 2da tartan ee Champions League iyo Europa League oo ah tartamada kooxaha yurub ay ku dagaalamaan xilli kasta.

Sunni Said Salah
Bar-kulan

Warbixinada la Xiriira:

  1. UEFA oo diidday racfaankii Wenger, 2011/09/05
  2. UEFA oo labo kulan ganaaxday Wenger, 2011/08/22
  3. UEFA oo diiday in la raqiisiyo lacagta Tikidhada finalka Championka, 2011/03/21
  4. UEFA oo cadeyn u raadineysa Musuqmaasuqa Euro 2012, 2010/10/26
  5. Guddiga kormeerka UEFA oo booqanaya Italy, 2010/04/13

Waa inaad gashaa si aad fikrad u dhiibato Gal