Barnaamijka Dhaqanka
Bar-kulan: Barnaamijka dhaqanka waa barnaamij todobaadle ah oo aad raadiyaha bar-kulan ka dhageysan karto maalin walba oo jimce ah.
Barnaamijka dhaqanka, todobaadkan waxaan ku eegaynaa doorkii ay caruurtu ku lahaayeen dhaqanka Soomaaliyeed sida hadaladii iyo heesihii ay ku hadaaqi jireen, waxyaabihii ay ku ciyaari jireen iyo sidoo kale sheeko caruureedyadii looga sheekayn jiray caruurta Soomaaliyeed hadday noqon lahayeen kuwa ku noola miyi iyo magaalo.
Barnaamijka waxaad ka dhageysan kartaa bogaan qeybtiisa hoose.
Bar-kulan.
Warbixinada la Xiriira:
- Dhaqanka: Xeerka dhaqanka ee xallinta khilaafka, 2011/07/29
- Dhaqanka: Isbedellada ku dhacay dhaqanka dhallinyarada, 2011/07/08
- Dhaqanka:Agabkii hore Soomaalidu dhaqanka u laheyd, xiliyadii horena isticmaali jireen, 2011/02/18
- Dhaqanka: Sanadkii tegay iyo barnaamijka dhaqanka, 2010/12/31
- Dhaqanka: Habka Wanaagsan ee Gabdhaha loo Barbaariyo, 2010/12/03
