Bogga hore » September 30th, 2010 Warbixinada ku daabbacan “September, 2010”

Xiddiga Soomaaliyeed ee Man City oo Bar-kulan la hadlay

Cabdisalaam Ibraahim Caddaay oo ah Ciyaaryahan u dhashay Soomaaliya ayaa wuxuu u ciyaaraa kooxda heerka 1aad ee Manchester City ee horyaalka England , sidoo kale wuxuu u ciyaaraa Xulka Qaranka ee dalka Norway ee 21 sano jirka ka yar. Cabdisalaam Caddaay wuxuu noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Qaarada Afrika dhankeeda geeska Africa ka soo jeeda [...]

September 30th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri

M/weyne Shariif oo gaaray Jabuuti

Jabuuti:M/weynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed, ayaa gaaray dalka Jabuuti kadib markii uu soo dhameystay booqasho uu ku joogay dalka Itoobiya. M/weynaha dowladda KMG ah, ayaa lagu wadaa in uu kulamo xasaasi ah la yeeshay M/weynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, oo ay ka wadahadli doonaan xaaladihii ugu dambeeyey ee Soomaaliya. Sh. [...]

September 30th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Ciidamadda TFG oo Tababar ku qaadanaya kalabeyr

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Max’ud Caddow (Cali Jowhar), oo maanta dib ugu laabtay Muqdisho, ayaa sheegay in uu socdaal ku tagay xero meletari oo ay ku jiraan ciidamada dowladda KMG ah ee gobolka Shabeelaha dhexe taasoo ku taala deegaanka Kalabeyrka. Cali Max’ud Caddow Cali Jowhar, ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ee ku wajahan gobolka [...]

September 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Ethiopia oo 6 qof ka wadatay Hareeraha B/weyne

Hiiraan:Ciidamo  ka tirsan  Milatariga Dowladda Ethiopia ayaa maanta Howlgalo balaaran  oo ay dad badan ku qabqabteen waxey ka fuliyeen deegaano  hoos yimaada B/weyne oo xarun u ah gobolka hiiraan. Qaar ka mid ah dadka   deegaanka ayaa Bar-kulan u xaqiijiyay in Ciidamada Itoobiyaanka ee saaka galay deegaankaasi ay qab qabteen ilaa 15 qof oo iskugu jira Odayaal iyo dhalinyaro. Laakiin 9 [...]

September 30th, 2010 | La daabacay Beledweyne,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Caruurta iyo Caawinaada labadooda Waalid

Barnaamijka Barbaarinta Dhallaanka waa barnaamij todobaadle ah oo Raadiyah Bar-kulan aad ka dhageysan karto Maalmaha khamiista iyo jimcaha. Barnaamijkaan waxaa loogu tala galay sare u qaadida dareenka wanaagsan ee dhalaanka Soomaaliyeed si uu ugu noqdo maaweelo, aqoon kororsi iyo anshax barid. Barnaamijka Barbaarinta Dhalaanka Todobaadkan waxaan kaga hadleynaa Qaabka wax barashada ee Caruurta yar yar, [...]

September 30th, 2010 | La daabacay Barnaamijyada,Qodobada wararka | Sii Akhri

Shabaab: 3 Gaari ka badan arooska laguma galbin karo

Hiiraan.com oo qortay in Al-shabaab ay mamnuuceen in 3 Baabuur ka badan arooska lagu galbin karo.

September 30th, 2010 | La daabacay Bogag | Sii Akhri

Warbixinta Aljazeera ee Somalia

Warbixintaan Tv-ga Aljazeera ayaa wuxuu ka diyaariyay caruurta Soomaaliyeed ee Askar ahaanta loo isticmaalo.

September 30th, 2010 | La daabacay Bogag | Sii Akhri

President Sheriff Arrives in Djibouti

The president of the Somali Transitional Federal Government Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has arrived in the capital of Djibouti. Sharif arrived at Djibouti’s international airport at around 14.30 hours. Sheikh Sharif came from Addis Ababa, the capital of Ethiopia and is scheduled to meet different leaders in Djibouti. President Sharif was received by his host [...]

September 30th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri

Burburka Buundada Kamsuuma oo Shabaab lagu eedeeyay

Gudiga Gaadiidlayda Gobolka Jubadda Hoose ayaa maleeshiyada Al Shabaab ee gacanta ku haya  Gobolka Jubadda Hoose ku eedeyay wax ka qabasho la’aanta burburkii soo gaaray Buundada Kamsuuma. Nuuradiin sheekh Cali oo ka mid ah Gudiga Gadiidlayda Jubada Hoose ayaa waxaa uu tilmaamay in Maamulka Maleeshiyada Shabaabka ay ka gaabiyeen wax ka qabashada Buundadii dhawaan burburtay ee [...]

September 30th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

President Sharif and PM Zenawi Meet in Addis Ababa

The president of Somali Transitional Federal Government Sheikh Sharif Sheikh Ahmed met with Ethiopia’s Prime Minster Meles Zenawi in Addis Ababa. President Sharif who arrived in Addis Ababa on Wednesday held discussion with Meles Zenawi. A spokesman for Ethiopia’s ministry of Foreign affairs has said that the leaders have discussed on the appointment of Somalia’s [...]

September 30th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri