Bogga hore » August 31st, 2010 Warbixinada ku daabbacan “August, 2010” Bar-kulan: Kismaayo- Wadayaasha gaadiidka dadweynaha ee ka dhex shaqeeya magaalada Kismaayo, ayaa ka cabanaya lacago ay ku soo rogeen maleeshiyaadka Alshabaab ee magaaladaasi. Qaar ka mid ah wadayaashaasi oo lahadlay Bar-kulan ayaa sheegay in aysan awoodin cadadka lacagahaasi ay wadiisteen maleeshiyaadkaasi iyagoo intaasi kudaray in la wediiyo lacago isdabjooga oo aysan lahayn awoodii ay ku [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan: Baydhabo- Maleeshiyaadka Al shabaab ee gacanta ku haya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa habeenimadii xalay shacabka u dhaqan magaaladaasi ku diiday in ay masaajiyada ku tukadaan salaada Tahajudka. Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa lagu arkayay wadooyinka magaalada Baydhabo iyagoo koox koox u socda, xaga ay qaarkood hortaagnaayeen iridaha masaajidda iyagoo dadka u diidayey in [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan: Waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa barnaamijyo xiriir ah oo ku saabsan bisha Barakaysan ee Ramadaan oo aan ku jirno, waxaana halkaan idiinku soo gudbinaynaa darsiga 12aad oo ka hadlaya bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaana soo jeedinaya Sheekh Cumar Faaruuq ee ka faa’iideysi Habboon. Qeybta hoose ayaad ka dhageysan kartaa Darsiga.
August 31st, 2010 | La daabacay Diinta,Qodobada wararka | Sii Akhri
Aayadda Quraanka Maanta
August 31st, 2010 | La daabacay Aayadda Quraanka Maanta | Sii Akhri
Bar-kulan: Qaahira-Qunsulka Safaaradda Soomaalida ee dalka Masar Ismaaciil Cabdi Xuseen ayaa ka warbixiyey xaaladda Qoysaska Soomaalida iyo ardayda wax ku barta dalkaasi. Qunsalka ayaa sheegay inay muhiimad gaar ah siinayaan ardayda Soomaalida ee wax ku barata dalkaasi isla markaana ay u sahlaan u diyaarinta deeqaha waxbarasho iyo warqadaha aqoonsiga ee looga baahan yahay ardayda. Qunsulka Safaaradda [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Barnaamijka haweenka waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Bar-kulan maalin walba oo Talaada ah, isagoo celisna baxa maalinta Arbacada.Barnaamijka waxaan kaga hadalnaa xaladaha kala duwan ee haweenka Soomaliyeed. Barnaamijka todobaadkani waxa uu diiradda saarayaa sida haweenka Soomaalida ay uga qeyb qaadan karaan dib u dhiska qaranka Soomaaliya. Barnaamijka waxaad ka dhageysan kartaa boggaan qeybtiisa [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Barnaamijyada,Qodobada wararka | Sii Akhri
Burco:Bar-kulan-Kulan loogu magac daray Iskaashiga iyo horumarinta gobolka Togdheer ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda magaalada Burco. Kulankaasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka, hey’addaha samafalka, madax-dhaqameedyo iyo waxgarad kale ayaa waxaa ka hadlay gudoomiye ku-xigeenka Jaamacadda Burco Ismaaciil Maxamuud Caraale kaasoo tilmaamay in ujjeedada kulanku yahay sidii bulshada loo fahamsiin lahaa kaalinta Jaamacadda [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Muqdisho:Bar-kulan-Afar ka tirsan askarta ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho, 8 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii madfac hoobiya ah oo ay soo tuureen xoogaga mucaaradka uu ku dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, sida uu xaqiijiyey afhayeenka AMISOM. Askarta dhimatay ayaa kuligood ka soo jeeda dalka Uganda sida uu xaqiijiyey [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan-Guddoomiyaha Xiriirka k/cagta ee qaarada Asian Mohamed Bin Hammam ayaa sheegay inuu ka baxay tartanka jagada gudoomiye nimo ee FIFA oo sanadka soo socda loo tartami doono, waxeyna taasi fursad kale u tahay Sepp Blatter oo 4 sano oo kale doonaya inuu kursigaasi ku sii fadhiyo. 61-sano jirkaasi reer Qatari waxaa dad badan u arkeen [...]
August 30th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri
Bar-kulan-Xiddiga reer Portugal Simao Sabrosa ayaa ku dhawaaqay inuu ciyaaraha caalamiga ah ka fariistay. Xiddiga kooxda Atletico Madrid wuxuu sheegay inuu sababo isaga u gooni ah uu ugu baxay ciyaaraha , waxaana warka ka hadlaya ka bixitaankiisa ciyaaraha la soo dhigay website xiriirka k/cagta ee Portuguese. Sabrosa wuxuu yahay ciyaaryahanada ugu safashada badan ee xulka [...]
August 30th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri