Bogga hore » August 31st, 2010 Warbixinada ku daabbacan “August, 2010” Bar-kulan:Burco-Taliyihii ciidanka Asluubta ee gobolka Sool, Marxuun Cabdi Ciise Nuur, ayaa caawa fiidkii koox hubeysani ku dileen magaaladda Laas-caano. Dableydaan ayaa la sheegay in ay taliyaha dileen wakhti uu ka soo afuray gurigiisa oo u fulayay gaarigisa, kadibna dableydii ay rasaas ku fureen, isla goobtii ayuuna ku geeriyooday taliyihii Asluubta ee gobolka Sool. Duqa gobolka [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan – Francisco Varallo, oo ka mid ahaa ciyaartoydii ciyaartay koobkii ugu horeeyay ee aduun 1930, ayaa ku dhintay isagoo 100, jir ah sida ay sheegtay saxaafada Argentine. Varallo, wuxuu u ciyaarayay xulkii Argentina ee yimid fiinaalihii ugu horeeyay ee koobka aduunka kuwaasoo 4-2 koobkii ay kaga qaadatay Uruguay 1930 ciyaartii ka dhacday Montevideo, wuxuu [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri
Muqdisho:Bar-kulan-Hoggaamiyaha maleeshiyaadka Xisbul Islaam Xasan Daahir Aways, ayaa sheegay in dagaalka ay ka wadaan Muqdisho uu yahay mid salka ku hayo sharciga Islaamka. Xasan Daahir Aways oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in isticmaalka xabadda iyo madaafiicda ay waajib diini ah ku tahay qof walba oo muslim ah. Hoggaamiyaaha maleeshiyaadka Xisbul Islaam, ayaa mar [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan – Xiddiga khadka dhexe ee Argentina Javier Mascherano ayaa si rasmi ah ugu wareegay Barcelona isagoo u saxiixay 4 sano oo heshiis ah, sida ay leedahay kooxda horyaalka Spanish heysta. 26-sano jirkaasi, waxaa lagu kala gatay 22 million euros sida ay leedahay saxaafada spain, wuxuuna sidaa ku noqonayaa ciyaaryahankii 3aad eek u biira Barca [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri
Muqdisho:Bar-kulan-Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere, ayaa war aan sal iyo raad laheyn ku tilmaamay in maleeshiyaadka Shabaab ay aad ugu dhow yihiin dhismaha guriga uu Muqdisho ka dagan yahay. Max’ed Dheere, oo maanta warbaahinta kula hadlay dhismaha wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa sheegay in ciidamada dowladda KMG ah ay diyaar u [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan:Mugdisho-Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay 20 kalana wey ku dhaawacmeen kadib markii miino ay ku qaraxday laba baabuur oo nuuca dadweynaha ah kuwaasoo marayay wadada warshadaha gaar ahaan agagaarka kulliyadii ciidamada ee Jaalle Siyaad. Dadkii dhaawacyadu ka soo gaareen qaaraxyadaasi ayaa loola cararay Isbitaalada Muqdisho, iyadoo ay gurmad u fidiyeen Wadayaasha gaadiidka dadweynaha ee wadadaasi [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan:Garowe-In ka badan 350 Arday ayaa maanta u fariisatay Imtixaanka Jaamacada PSU ee Magaalada Garowe iyadoo Ardaydaasi uu ka mid ahaa Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntland. Imtixaanka sanadkaan oo ay u fariisteen ardayda wax ka barta kulliyadaha dhaqaalaha iyo Maamulka sharciyada oo wada ah Degree iyo Dibloma ayaa waxaa [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Kismaayo: Bar-kulan- Drivers in Kismayo town are complaining of the fee Al-shabab militia group is illegally collecting from the road users. Al-Shabab militias are collecting money from both public service and private vehicles in the town. Some of the drivers who contacted Bar-kulan’s in the Juba region said that they could not afford to pay [...]
August 31st, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri
Bar-kulan-Cayaartoyda xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay17-ka sano jirka ayaa xalay 2-0 ugu awood sheegtay kooxda Al-Shaxaniya ee dalka Qadar , ciyaarta oo aheyd mid saaxiibtinimo waxey ka dhacday garoonka Kooxda Al-Shaxaniya ee magaalada Dooxa. Daawashada cayaarta ayaa waxaa kasoo qeyb galay guddoomiyaha naadiga Al-Shaxaniya, iyo maamulaha kooxda halka dhanka Soomaaliyana ay cayaartaas daawanayeen [...]
August 31st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri
Bar-kulan: Fighters of the Al-shabab rebel group have attacked African Union (AU) peacekeepers in Mogadishu and killed four Ugandan soldiers. On Monday the troops, members of the AMISOM force, were killed when the Shabab militias fired mortars at the presidential palace, known as “Vila Somalia.” Nine other peacekeepers were injured during the attack. The troops [...]
August 31st, 2010 | La daabacay English,Qodobada wararka | Sii Akhri