Bogga hore » July 31st, 2010 Warbixinada ku daabbacan “July, 2010” Bar-kulan: Soomaalida iyo Tiknoolajiyadda waa barnaamij todobaadle ah oo aad raadiyaha Bar-kulan ka dhageysan karto todobaad walba. Barnaamijkan waxaa loogu talo galay in lagu iftiimiyo is badbadelka tiknoolajiyada caalamka iyo ogaanshaha ummadda Soomaaliyeed ee ku wajahan culuumta tiknoolajiyadda. Waxaan barnaamijka ku soo qaadanaa warbixinada ugu dambeeyay ee la xiriira, aaladaha tiknoolajiyada, shirkdaha dhinaca tiknoolajiyadda iyo [...]
July 31st, 2010 | La daabacay Barnaamijyada,Qodobada wararka | Sii Akhri
Bar-kulan: Muqdisho- Madaxweynaha dawlada ku meel gaarka Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa maanta kulan balaaran la qaatay mudanayaasha golaha baarlamaanka isagoo madaxweynuhu mudanayashaasi uu uga warbixiyay kulamadii uu la sheegay madaxweynayaashi dhigiisa iyo masuuliyiintii kale ee uu la kulamay intii uu ku maqanaa safaradiisii xaga dibada. Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa golaha baarlaamanka u [...]
July 31st, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan: Gaalkacy- Waxaa maanta rag hubeysani ay dhac u geysteen xawaalada Qaran Express ee qaybta waqooyiga magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Ragga hubeysan ee dhaca u geystay xawaalada Qaran express ee waqooyiga Gaalkacayo ayaa la sheegayaa in ay dil iyo dhaawaca u geysteen qaar ka tirsan shaqaalaha shirkadaasi iyadoo halkaasna ka qaatay lacaga cadadeedu [...]
July 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
BarnaamijkaBar-kulan: Todobaadkan Barnaamijka Dhaqanka waxaad ku maqli doontaan barnaamij aynu ku eegayno dhinaca bulshada Todobaadkan waxaan Barnaamijka ku eegaynaa Dagaalada sokeeye dhaawac intee le’eg ayay u gaysteen dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaana Barnaamijka ka qeyb qaadanaya. Cabdulaahi Khaliif Suleymaan (Cabdulaahi Farabadan). Sahro Colaad Aadan (Sahra Shiino). Waxayna labadooduba ka hadli doonaan saameynta ay dagaalada sokeeye ku yeesheen [...]
July 31st, 2010 | La daabacay Barnaamijyada,Qodobada wararka | Sii Akhri
Bar-kulan: Barnaamijka Wararka todobaadka waa barnaamij todobaadle ah oo aad raadiyaha Bar-kulan ka dhageysan karto todobaadkiiba hal mar. Waxaan barnaamijka ku soo qaadanaa qodobadii ugu muhiimsanaa ee wararka dhacay toodobaadkaasi. Todobaadkan qodobad aad barnaamijka ku maqli doontaana waxaa kamid noqon doona. Dagaalo ka Dhacay Puntland. Axmed Siilaanyo oo Loo Dhaariyay Xilka Madaxtinimada. Al Shabaab iyo [...]
July 31st, 2010 | La daabacay Barnaamijyada,Qodobada wararka,Wararka Toddobaadka | Sii Akhri
Aayadda Quraanka Maanta
July 31st, 2010 | La daabacay Aayadda Quraanka Maanta | Sii Akhri
Bar-kulan: Darsiga Nabadda iyo Nolosha, waa barnaamij diini ah oo maalin walba baxa kaasi oo loogu talagalay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka. Barnaamijkeena maanta wuxuu ka kooban yahay darsi diina ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonaa Ammaanada iyo Muhiimada [...]
July 31st, 2010 | La daabacay Diinta,Qodobada wararka | Sii Akhri
Kampala:Bar-kulan-Maxkamad ku taal dalka Uganda ayaa shalay la soo taagay saddex nin oo lagu eedeeyay falkii argagixiso ee 11-kii bisha July lagu dilay 76 qof oo rayid ah laba qarax oo ka dhacay magaalada Kambala ee dalka Uganda. Warku wuxuu sheegayaa in saddexda nin ay u dhasheen dalka Kenya, waxayna shalay ka soo muuqdeen maxkamadda Magaaladda [...]
July 31st, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Barnaamijka Barbaarinta Dhallaanka waa barnaamij todobaadle ah oo raadiyah Bar-kulan aad ka dhageysan karto khamiista iyo jimcaha. Barnaamijkan waxaa loogu talo galay sare u qaadida dareenka wanaagsan ee dhalaanka Soomaaliyeed si uu ugu noqdo maaweelo, aqoon kororsi iyo anshax barida intaba. Todobaadkana qodobada aad barnaamijka ku maqli doontaana waxaa kamida.
July 31st, 2010 | La daabacay Barnaamijyada | Sii Akhri
Kismaayo:Bar-kulan-Waxaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka dhacay qarax bambaano oo uu ku dhintay hal cunug, iyadoo saddex carruur kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ku ciyaarayeen bambada ku qaraxday gudaha warshada hilibka. Carruurta ayaa dhagxaan iyo biro ku garaacay bambada, kadibna waxaa qarxay bambada oo sababtay dhimashada cunug da’diisa lagu qiyaasay 4-jir, [...]
July 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri