Darsiga Nabadda iyo Nolosha
Bar-kulan: Darsiga Nabadda iyo Nolosha, waa barnaamij diini ah oo maalin walba baxa kaasi oo loogu talagalay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka.
Barnaamijkeena maanta wuxuu ka kooban yahay darsi diina ah iyo qeybtii Su’aal iyo Jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonaa Adkeynta Walaaltinimada Muslimiinta, waxaana soo jeedin doona Sheekh Cumar Faaruuq Cabdulcaziiz ee ka faa’ideysi habboon.
Darsiga waxaad ka dhageysan kartaa boggaan qeybtiisa hoose.