Khaanad: Barnaamijyada, Qodobada wararka

Barnaamijka Haweenka & Qoyska

Barnaamijka Haweenka waa Barnaamij todobaadle ah oo Idaacadda Bar-kulan  ka baxa maalmaha Talaadada iyo Arbacada.

Todobaadkaan Barnaamijka Haweenka waxaan uga hadleynaa xaaladaha nolosha ee haweenka ka barakacay dagaalada dalka ka jira.

Sidoo kale barnaamijka waxaad ku maqli doontaan aqoon isweydaarsi ay haweenka gobolka banaadir u qabtay wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo daryeelka qoyska .

Bar-kulan

Warbixinada la Xiriira:

  1. Haweenka: Kaalinta haweenka ee go’aan ka gaaridda arrimaha siyaasadda iyo bulshada, 2011/01/18
  2. Barnaamijka Haweenka: Sanadkii Tegay iyo Barnaamijka Haweenka, 2011/01/04
  3. Barnaamijka Haweenka: Waxqabadka Ururada Haweenka ee aan dowliga ahayn, 2010/11/09
  4. Barnaamijka Haweenka: Shirka Haweenka Soomaaliyeed ee Garowe, 2010/11/02
  5. Barnaamijka Haweenka: Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed (Q.3aad), 2010/10/26

Waa inaad gashaa si aad fikrad u dhiibato Gal